Islamic University C.C. Muumin 1
Barashada
Cilmiga
Dhaxalka
Casharka
Labaad
2
TIIRARKA DHAXALKA
Dhaxalku waxa uu leeyahay seddax tiir oo haddii midkood la
waayo aysan jirayn wax dhaxal ah.
Waxayna yihiin sidan:-
1.La dhaxle oo ah midka dhintay ee la dhaxlayo.
2.Dhaxle oo ah midka mutaystay inuu wax dhaxlo.
3.Waxa la dhaxlayo, taasoo ah hanti nool iyo moodba leh ee uu
ka tagay qofka dhintay.
Islamic University C.C. Muumin
3
SHURUUDAHA DHAXALKA
Dhaxalku waxa uu leeyahay saddex shardi:-
1.In la xaqiijiyo dhimashada qofka la dhaxlayo ama lagu xukumo
dhimasho sida qofka la la’yahay ee raadkiisa la waayay muddo dheer,
qaadiguna uu ku xukumay inuu dhintay. Qof nool lama dhaxlo.
2.In la xqiijiyo nolosha dhaxlaha marka uu dhimanayay la dhaxlaha,
ama la haleeshiiyo kuwa nool sida ilmaha uurka lagu sido.
3.In la ogaado jihada uu wax ku dhaxlayo dhaxalaha sida Aabanimo,
Walaalanimo, Wiilnimo, iwm.
Islamic University C.C. Muumin
4
SABABAHA LA ISKU DHAXLO
Sababaha la isku dhaxlo waa saddex:-
1.Qaraabada ama Nasabka: waxaana loola jeedaa qaraabada
qofka uu u nasab sheegto sida ilmaha, waalidka, Walaalaha, iyo
Adeerada iyo ilmahooda
2.Nikaaxa: waa inuu ahaado mid saxiix ah loomana shardiyo
isutagid ().
3.Walaha: kaasoo ah xoreyn, oo haddii uu qof xoreeyo addoon,
uusanna lahayn qofkaasi la xureeyay qaraabo wax dhaxasha ama
uu leeyahay laakiinse uu wax ka soo harayo maalkii, waxaa
qofkaasi dhaxlaya maalkiisa dhammaan ama waxa soo hara, kii
isaga xoreeyay ee walihiisa lahaa,
Islamic University C.C. Muumin
5
WAXYAABAHA QOFKA U DIIDA DHAXAlKA
Qof wax dhaxli lahaa ayaan wax dhaxlayn hadii laga helo sifooyinkan
seddexda ah:-
1.ADDOONIMO: oo micnaheedu yahay qofka in la leeyahay oo
uusan xor aheyn. Qofkan oo kale waxba ma dhaxlo. Haddii uu Aabe
ka dhinto wiilkiisa oo addoon ah, wiilkaasi waxba kuma laha maalka
Aabihii. Sidoo kale hadduu wiilku ka dhinto Aabihii oo adoon ah,
Aabaha waxba kuma laha maalka uu ka tegay wiilkiisa. Qofka wax
dhaxlaya waa inuu haystaa xorriyad buuxda waxna dhaxli maayo qof
aanay xorriyaddiisu kaamil ahayn.
2.DIL: qof hadduu dilo qofkuu dhaxli lahaa waxaa laga qadinayaa
hantidiisa oo waxba ka dhaxli maayo; ula kac ha u dilo ama si gef ah
ama sabab ha u noqdo dilkiisa.
3.kala duwanaasho diineed: laba qof oo is dhaxli lahaa hadday ku
kala duwanaadaan diinta iyaguna is dhaxli maayaan. Haddii uu
Aabaha Muslim yahay wiilkiisana gaal yahay isma dhaxlayaan.
Nabigeena suubanaa waxa uu yiri “ Muslimka gaal ma dhaxlo,
gaalkana Muslim ma dhaxlo”.
Islamic University C.C. Muumin
6
RAGGA WAX DHAXLA
Ragga leysku waafaqsan yahay inay wax dhaxlaan tiradoodu waa
shan iyo toban:-
1.Wiilka ()
2.Wiilka Wiilkiisa (), hoosba ha u sii dego, oo wuxuu dhaxlayaa
Awoowihiis fog ama Ayeeydiis fog marka la waayo Wiilka ay dhaleen.
Waxaan waxba dhaxleyn Wiilka ay dhashay Gabadha waayo wuxuu
ka mid yahay qaraabada aan wax dhaxleyn ee loo yaqaan kuwa
raximka u saaxibka ah ().
3.Aabaha ()
4.Awoowe Aabe () haba fogaado sida Aabaha Aabihii Aabihii.
Waxaan wax dhaxlayn Awoowaha xagga Hooyada waayo wuxuu ka
mid yahay Dawil Arxaam.
5.Walaal Aabe Hooyo() – isu aabbe iyo Hooyo ah.
6.Walaal Aabe () – isu Aabe ah.
7.Walaal Hooyo () – isu Hooyo ah.
Islamic University C.C. Muumin
7
8. Wiil Walaal Aabe Hooyo ().
9. Wiil Walaal Aabe ().
10. Adeer Aabe Hooyo ().
11. Adeer Aabe ().
12. Ina Adeerka Aabe Hooyo (‫.)ا‬
13. Ina Adeerka Aabe ().
14. Ninka () wuxuu dhaxlayaa Naagtiisa.
15. Xoreeye () wuxuu dhaxlayaa kii uu xoreeyay.
Sida aan u kala hormariyay ayay ugu kal dhow yihiin maydka.
Dhammaan ragga wax dhaxla waxay wax ku dhaxlaan casabnimo
marka laga reebo:-
Ninka oo farad wax ku dhaxla
Walaal Hooyo oo isna farad wax ku dhaxla
Aabaha iyo Awoowaha oo iyaguna wax ku dhaxla farad iyo casabnimo
labadaba.
Islamic University C.C. Muumin
Islamic University C.C. Muumin 8
FAA’IIDO:- Haddii ay wada joogaan dhammaan ragga wax dhaxla,
waxaa wax dhaxlaya saddex qofood oo kaliya, (Wiilka, Aabaha, iyo
Ninka ay Naagta ka dhimatay.
Mas’aladana waxaa lagu dhisayaa 12 waayo waxaa kulmay rubicii Ninka
iyo suduskii Aabaha.
Ninka rubuc ayuu qaatay waa 3, Aabahana sudus ayuu qaatay waa 2,
Wiilkana wuxuu casabnimo ku qaatay 7-da soo hartay .
 
¼  Nin
12
3
1/6  Aabe 2
C Wiil 7
Islamic University C.C. Muumin 9
DUMARKA WAX DHAXLA
Dumarka wax dhaxla waa toban waxayna kala yihiin:-
1.Gabadh () waxay dhaxashaa Aabaha iyo Hooyada.
2. Gabadha-wiilka () waxay dhaxashaa Awoowahaeed iyo ayeeyadeed
haba fogaadeene waxaan waxba Dhaxleeyn Gabadha Gabdheeda
waayo waa dawil arxaam.
3.Hooyada () waxay Dhaxashaa wiilkeeda iyo Gabadheeda.
4.Naagta () waxay Dhaxashaa Ninkeeda.
5.Ayeeyo Hooyo ().
6.Ayeeyo Aabe ().
7.Walaasha Aabe Hooyo ().
8.Walaasha Aabe ().
9.Walaasha Hooyo ().
10.Xureyso (). Waxay Dhaxashaa cidda ay xureeysay oo wax Dhaxla
la waayo, ama maalka maka aysan dhammeysan kuwa dhaxlayay.
Islamic University C.C. Muumin 10
F.G: Dammaan Dumarkaasi Wax Dhaxlaya waxay wax ku
Dhaxlaan oo kaliya Farad marka laga reebo tii wax
Xureeysay oo wax ku Dhaxasha casabanimo.
Walaashana hal ama wax kabadan waxay wax ku dhaxlaan
Casabanimo marka ay la joogaan Gabadha ama Gabdhaha
uu dhalay kan dhintay ama wiilkiisu dhalay.
Walaashana hal ama wax kabadan waxay wax ku dhaxlaan
Casabanimo marka ay la joogaan Gabadha ama Gabdhaha
uu dhalay kan dhintay ama wiilkiisu dhalay ().
Islamic University C.C. Muumin 11
FAA’IIDO:- haddii ay wada joogaan dhamaan Dumarka wax
dhaxla waxaa wax Dhaxlaya Shan kaliya:- Gabadh, Gabadha-
wiilka, Hooyo, Naag iyo Walaasha Aabe Hooyo. Mas’aladooda
waxaa lagu salaynayaa 24, waayo waxaa ku jira thumun ay
leedahay Naagta iyo Suduska Hooyada.
Gabadha waxay leedahay Nus waa 12.
Gabadha-wiilka waxay leedahay Sudus waa 4.
Naagta waxay leedahay Thumun waa 3.
Hooyada waxay leedahay Sudus waa 4.
Walaasha Aabe Hooyo waxay leedahay halka soo haray
waxeyna ku qaadatay Casabanimo.
1/8 Naag
24
3
1/2 Gabadh 12
1/6 Gabadha - Wiilka 4
1/6 Hooyo 4
C Walaasha Aabe Hooyo 1
Islamic University C.C. Muumin 12
Hadii ay wada kulmaan kuwa wax dhaxla dhamaantood lab iyo
dhedigba. Waxaa wax dhaxlaya Aabaha, Hooyada, Wiilka, gabadha,
iyo Mid ka mid ah labada is qabay. Labadan mas'aladood ee is
dhinac yaal eeg midda hore waxaa dhintay Ninka midda labaadna
waxaa dhimatay Naagta.
1/6 Aabe
24
4
1/6 Hooyo 4
1/8 Naag 3
C
Wiil
13
Gabadh
72
12
12
9
26
13
3x
1/6 Aabe
12
2
1/6 Hooyo 2
1/4 Nin 3
C
Wiil
5
Gabadh
36
6
6
9
10
5
3x

Barashada cilmiga dhaxalka casharka 2aad

  • 1.
    Islamic University C.C.Muumin 1 Barashada Cilmiga Dhaxalka Casharka Labaad
  • 2.
    2 TIIRARKA DHAXALKA Dhaxalku waxauu leeyahay seddax tiir oo haddii midkood la waayo aysan jirayn wax dhaxal ah. Waxayna yihiin sidan:- 1.La dhaxle oo ah midka dhintay ee la dhaxlayo. 2.Dhaxle oo ah midka mutaystay inuu wax dhaxlo. 3.Waxa la dhaxlayo, taasoo ah hanti nool iyo moodba leh ee uu ka tagay qofka dhintay. Islamic University C.C. Muumin
  • 3.
    3 SHURUUDAHA DHAXALKA Dhaxalku waxauu leeyahay saddex shardi:- 1.In la xaqiijiyo dhimashada qofka la dhaxlayo ama lagu xukumo dhimasho sida qofka la la’yahay ee raadkiisa la waayay muddo dheer, qaadiguna uu ku xukumay inuu dhintay. Qof nool lama dhaxlo. 2.In la xqiijiyo nolosha dhaxlaha marka uu dhimanayay la dhaxlaha, ama la haleeshiiyo kuwa nool sida ilmaha uurka lagu sido. 3.In la ogaado jihada uu wax ku dhaxlayo dhaxalaha sida Aabanimo, Walaalanimo, Wiilnimo, iwm. Islamic University C.C. Muumin
  • 4.
    4 SABABAHA LA ISKUDHAXLO Sababaha la isku dhaxlo waa saddex:- 1.Qaraabada ama Nasabka: waxaana loola jeedaa qaraabada qofka uu u nasab sheegto sida ilmaha, waalidka, Walaalaha, iyo Adeerada iyo ilmahooda 2.Nikaaxa: waa inuu ahaado mid saxiix ah loomana shardiyo isutagid (). 3.Walaha: kaasoo ah xoreyn, oo haddii uu qof xoreeyo addoon, uusanna lahayn qofkaasi la xureeyay qaraabo wax dhaxasha ama uu leeyahay laakiinse uu wax ka soo harayo maalkii, waxaa qofkaasi dhaxlaya maalkiisa dhammaan ama waxa soo hara, kii isaga xoreeyay ee walihiisa lahaa, Islamic University C.C. Muumin
  • 5.
    5 WAXYAABAHA QOFKA UDIIDA DHAXAlKA Qof wax dhaxli lahaa ayaan wax dhaxlayn hadii laga helo sifooyinkan seddexda ah:- 1.ADDOONIMO: oo micnaheedu yahay qofka in la leeyahay oo uusan xor aheyn. Qofkan oo kale waxba ma dhaxlo. Haddii uu Aabe ka dhinto wiilkiisa oo addoon ah, wiilkaasi waxba kuma laha maalka Aabihii. Sidoo kale hadduu wiilku ka dhinto Aabihii oo adoon ah, Aabaha waxba kuma laha maalka uu ka tegay wiilkiisa. Qofka wax dhaxlaya waa inuu haystaa xorriyad buuxda waxna dhaxli maayo qof aanay xorriyaddiisu kaamil ahayn. 2.DIL: qof hadduu dilo qofkuu dhaxli lahaa waxaa laga qadinayaa hantidiisa oo waxba ka dhaxli maayo; ula kac ha u dilo ama si gef ah ama sabab ha u noqdo dilkiisa. 3.kala duwanaasho diineed: laba qof oo is dhaxli lahaa hadday ku kala duwanaadaan diinta iyaguna is dhaxli maayaan. Haddii uu Aabaha Muslim yahay wiilkiisana gaal yahay isma dhaxlayaan. Nabigeena suubanaa waxa uu yiri “ Muslimka gaal ma dhaxlo, gaalkana Muslim ma dhaxlo”. Islamic University C.C. Muumin
  • 6.
    6 RAGGA WAX DHAXLA Raggaleysku waafaqsan yahay inay wax dhaxlaan tiradoodu waa shan iyo toban:- 1.Wiilka () 2.Wiilka Wiilkiisa (), hoosba ha u sii dego, oo wuxuu dhaxlayaa Awoowihiis fog ama Ayeeydiis fog marka la waayo Wiilka ay dhaleen. Waxaan waxba dhaxleyn Wiilka ay dhashay Gabadha waayo wuxuu ka mid yahay qaraabada aan wax dhaxleyn ee loo yaqaan kuwa raximka u saaxibka ah (). 3.Aabaha () 4.Awoowe Aabe () haba fogaado sida Aabaha Aabihii Aabihii. Waxaan wax dhaxlayn Awoowaha xagga Hooyada waayo wuxuu ka mid yahay Dawil Arxaam. 5.Walaal Aabe Hooyo() – isu aabbe iyo Hooyo ah. 6.Walaal Aabe () – isu Aabe ah. 7.Walaal Hooyo () – isu Hooyo ah. Islamic University C.C. Muumin
  • 7.
    7 8. Wiil WalaalAabe Hooyo (). 9. Wiil Walaal Aabe (). 10. Adeer Aabe Hooyo (). 11. Adeer Aabe (). 12. Ina Adeerka Aabe Hooyo (‫.)ا‬ 13. Ina Adeerka Aabe (). 14. Ninka () wuxuu dhaxlayaa Naagtiisa. 15. Xoreeye () wuxuu dhaxlayaa kii uu xoreeyay. Sida aan u kala hormariyay ayay ugu kal dhow yihiin maydka. Dhammaan ragga wax dhaxla waxay wax ku dhaxlaan casabnimo marka laga reebo:- Ninka oo farad wax ku dhaxla Walaal Hooyo oo isna farad wax ku dhaxla Aabaha iyo Awoowaha oo iyaguna wax ku dhaxla farad iyo casabnimo labadaba. Islamic University C.C. Muumin
  • 8.
    Islamic University C.C.Muumin 8 FAA’IIDO:- Haddii ay wada joogaan dhammaan ragga wax dhaxla, waxaa wax dhaxlaya saddex qofood oo kaliya, (Wiilka, Aabaha, iyo Ninka ay Naagta ka dhimatay. Mas’aladana waxaa lagu dhisayaa 12 waayo waxaa kulmay rubicii Ninka iyo suduskii Aabaha. Ninka rubuc ayuu qaatay waa 3, Aabahana sudus ayuu qaatay waa 2, Wiilkana wuxuu casabnimo ku qaatay 7-da soo hartay .   ¼  Nin 12 3 1/6  Aabe 2 C Wiil 7
  • 9.
    Islamic University C.C.Muumin 9 DUMARKA WAX DHAXLA Dumarka wax dhaxla waa toban waxayna kala yihiin:- 1.Gabadh () waxay dhaxashaa Aabaha iyo Hooyada. 2. Gabadha-wiilka () waxay dhaxashaa Awoowahaeed iyo ayeeyadeed haba fogaadeene waxaan waxba Dhaxleeyn Gabadha Gabdheeda waayo waa dawil arxaam. 3.Hooyada () waxay Dhaxashaa wiilkeeda iyo Gabadheeda. 4.Naagta () waxay Dhaxashaa Ninkeeda. 5.Ayeeyo Hooyo (). 6.Ayeeyo Aabe (). 7.Walaasha Aabe Hooyo (). 8.Walaasha Aabe (). 9.Walaasha Hooyo (). 10.Xureyso (). Waxay Dhaxashaa cidda ay xureeysay oo wax Dhaxla la waayo, ama maalka maka aysan dhammeysan kuwa dhaxlayay.
  • 10.
    Islamic University C.C.Muumin 10 F.G: Dammaan Dumarkaasi Wax Dhaxlaya waxay wax ku Dhaxlaan oo kaliya Farad marka laga reebo tii wax Xureeysay oo wax ku Dhaxasha casabanimo. Walaashana hal ama wax kabadan waxay wax ku dhaxlaan Casabanimo marka ay la joogaan Gabadha ama Gabdhaha uu dhalay kan dhintay ama wiilkiisu dhalay. Walaashana hal ama wax kabadan waxay wax ku dhaxlaan Casabanimo marka ay la joogaan Gabadha ama Gabdhaha uu dhalay kan dhintay ama wiilkiisu dhalay ().
  • 11.
    Islamic University C.C.Muumin 11 FAA’IIDO:- haddii ay wada joogaan dhamaan Dumarka wax dhaxla waxaa wax Dhaxlaya Shan kaliya:- Gabadh, Gabadha- wiilka, Hooyo, Naag iyo Walaasha Aabe Hooyo. Mas’aladooda waxaa lagu salaynayaa 24, waayo waxaa ku jira thumun ay leedahay Naagta iyo Suduska Hooyada. Gabadha waxay leedahay Nus waa 12. Gabadha-wiilka waxay leedahay Sudus waa 4. Naagta waxay leedahay Thumun waa 3. Hooyada waxay leedahay Sudus waa 4. Walaasha Aabe Hooyo waxay leedahay halka soo haray waxeyna ku qaadatay Casabanimo. 1/8 Naag 24 3 1/2 Gabadh 12 1/6 Gabadha - Wiilka 4 1/6 Hooyo 4 C Walaasha Aabe Hooyo 1
  • 12.
    Islamic University C.C.Muumin 12 Hadii ay wada kulmaan kuwa wax dhaxla dhamaantood lab iyo dhedigba. Waxaa wax dhaxlaya Aabaha, Hooyada, Wiilka, gabadha, iyo Mid ka mid ah labada is qabay. Labadan mas'aladood ee is dhinac yaal eeg midda hore waxaa dhintay Ninka midda labaadna waxaa dhimatay Naagta. 1/6 Aabe 24 4 1/6 Hooyo 4 1/8 Naag 3 C Wiil 13 Gabadh 72 12 12 9 26 13 3x 1/6 Aabe 12 2 1/6 Hooyo 2 1/4 Nin 3 C Wiil 5 Gabadh 36 6 6 9 10 5 3x