SlideShare a Scribd company logo
1 of 11
Islamic University C.C. Muumin 1
Barashada
Cilmiga
Dhaxalka
Casharka
Shanaad
Islamic University C.C. Muumin 2
Casabadu waxay wax dhaxlaan markay qaataan dadkii
wax loo qaddaray qaybtooda. Casabadu waa qaraabada
wax dhaxasha ee aan lahayn nasiib go’an, waxaana loo
qeybiyaa seddex qaybood:
CASABADA IYO AXKAANTEEDA
Mid iskiisa casaba ku noqday
Mid qof kale uu casabeeyey
Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale
I.
II.
III.
Islamic University C.C. Muumin 3
Mid iskiisa casaba u noqday: waana midka wada qaata maalka oo dhan
haddii la waayo mid farad leh ama qaata waxa ay soo reebaan kuwa
faradka leh, waxayna yihiin:.
Wiilka
WiilkaWiilkiisa
Aabaha
Awoowaha
Walaal Aabe Hooyo
Walaal Aabe
Wiil Walaal Aabe Hooyo
Wiil Walaal Aabe
Adeer Aabe Hooyo
Adeer Aabe
Ina Adeer Aabe Hooyo
Ina Adeer Aabe
Dawil Arxaam ama Beytul-maal Toosan
Xureeye ama Xureyso
I.
Sidaan aan u kala hormarinay ayay ugu kala dhow yihiin qofka dhintay.
Casabadu waa ragga wax dhaxla oo idil marka laga reebo Ninka iyo Walaal Hooyo.
Islamic University C.C. Muumin 4
Waxaa loo kala hormariyaa casabada iyadoo la eegayo:
I. Jihada II. Dhowaanshaha III. Xoogga ama quwada.
Marka ugu horreysa waxaa la eegayaa jihada
Jihaooyinka waa todobo darajadood oo u kala horeeya sidatan:
1.Jihada Wiilasha iyo Wiilashooda.
2.Jihada Aabanimo.
3.Jihada Awoowanimo iyo Walaalnimada.
4.Jihada Wiilasha Walaalaha.
5.Jihada Adeerka iyo Wiilashiisa.
6.Jihada walaha ama Xoreeyaha.
7.Jihada kuwa Raximka u saaxiibka ah (Dawil Arxaam) iyo Baytul-maal.
Sida ay casabada u kala horreeyaan
Islamic University C.C. Muumin 5
II. Haddii ay isku jiho noqdaan casabada waxaa la eegayaa sida ay ugu kala
dhow yihiin qofka dhintay.
•Wiilka iyo Wiilka wiilkiisa waxaa la hormariyaa wiilka.
•Aabe iyo Awoowe waxaa la hormariyaa Aabaha.
•Aabe iyo Walaal waxaa la hormariyaa Aabaha.
•Walaalka iyo Wiilka Walaalka waxaa la hormariyaa Walaalka.
•Adeerka iyo ina Adeerka waxaa la hormariyaa Adeerka.
•Ina Adeerka iyo xoreeyaha waxxaa la hormariyaa ina Adeerka.
III. Haddii ay jihada iyo dhowaanshaha isaga mid noqdaan waxaa la
eegayaa quwada, oo ah xoogga uu leeyahay qofka casabada ah. Qofka ugu
soo dhowaaday maydka Aabe iyo Hooyo wuu ka xoog badan yahay kan uga
soo dhowaaday Aabe kaliya sida:
•Walaal Aabe Hooyo waa laga Hormariyaa Walaal Aabe.
•Wiil Walaal Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Wiil Walaal Aabe
• Adeer Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Adeerka Aabe.
•Ina Adeerka Aabe Hooyo waa laga hormariyaa ina Adeerka Aabe.
Islamic University C.C. Muumin 6
Tusaale (1): Qof baa wuxuu ka tegay Aabe iyo Wiil
Tusaalooyin
:
1/6
6
Aabe 1
C 5Wiil
Caddeyn: Asalka mas’alada waa lix, waxay ka
baxday suduska Aabaha. 5ta soo hartay Wiilka
ayaa casabanimo ku qaatay ka horrayn Jihadiisii
ay ka horeeyso tan Aabaha Darteed. Inta uu wiil
joogo Aabe casabo ma noqon karo.
Tusaale (2): Qof baa wuxuu ka tagay Aabe, Awoowe iyo Walaal Aabe Hooyo
C
1
Aabe 1
x 0Awoowe
Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana
qaatay Aabaha, Awoowaha iyo Walaalka waxba
ma qaadan, waayo jihadooda ayaa ka dambeysa
tan Aabaha.x 0Walaal Aabe Hooyo
Islamic University C.C. Muumin 7
Tusaale (3): Qof baa wuxuu ka tagay Walaal Aabe iyo Wiil Walaal Aabe Hooyo.
C
1
Walaal Aabe 1
x 0
Wiil walaal Aabe
Hooyo
Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana
qaatay Walaalka Aabe, Waayo isaga ayaa ka
dhow wiilka walaaka Aabe Hooyo oo jihadiisa
ayaa ka horraysa.
Tusaale (4): Adeer Aabe iyo ina Adeerka Aabe Hooyo waxaa maalka qaadanaya
Adeer Aabe, Waayo isagaa ka dhow ina Adeerka Aabe Hooyo.
Tusaale (5): Walaal Aabe Hooyo iyo Walaal Aabe waxaa wax dhaxlaya Walaalka
Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Walaalka Aabe.
Tusaale (6): Adeer Aabe Hooyo iyo Adeer Aabe waxaa maalka dhaxlaya Adeer
Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Adeerka Aabe..
Islamic University C.C. Muumin 8
II. Mid qof kale uu casabeeyey:- tiradooduna waa Afar
1 2 3 4
Gabadha
kaligeeda ama
wax ka badan,
waxaa casabeeya
Walaalkeed hal
ama wax ka
badan.
Gabadh-Wiilka
kaligeed ama wax
ka badan waxaa
casabeeya
Walaalkeed ama
ina Adeerkeed la
darajo ah, ama ka
hooseeya haddii
gabdhaha qofka la
dhaxlaya uu ka
tagay ay wada
qaateen
Thuluthaanka.
Walaasha Aabe
Hooyo keligeed
ama wax ka
badan waxaa
casabeeya
Walaakeed oo ah
( Walaal Aabe
Hooyo) hal ama
ka badan.
Walaasha Aabe
keligeed ama wax
ka badan waxaa
casabeeya
Walaalka Aabe
Hal ama ka
badan.
.
Islamic University C.C. Muumin 9
III. Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale
1 4
Walaasha Aabe Hooyo ha lama
wax ka badan hadaay la joogaan
Gabadha ama Gabadhaha qofka
dhintay uu dhalay ama Gabdhaha
ay Wiilashiisu dhaleen waxay
noqonayaan Casabo.
Walaasha Aabe hal ama wax ka badan
waxay iyadana casabo ku noqoneeysaa
joogitaanka Gabadha maydka ama
Gabdhaha Wiilashiisu Dhaleen.
Mar haddey Walaasha Aabe Hooyo noqoto casaba la jiran ah, waxay noqoneysaa sida
Walaalka Aabe Hooyo oo kale, waxayna xijaabaysaa Walaalka Aabe iyo inta ka
hooseeya ee casabo ah.
Sidoo kale haddii Walaasha Aabe ay noqoto casaba la jiran ah, waxay xijaabaysaa
Wiilasha Walaaluhu dhaleen iyo waxa ka hooseeya ee casaba ah.
Islamic University C.C. Muumin 10
Casabada
Dumarka
Dumarka dhamaantood waxay wax ku
dhaxlaan farad marka laga reebo tan wax
Xooreysay oo iskeeda casaba u ah.
Ragga
Ragga dhamaantood waxay wax ku
dhaxlaan casabonimo marka laga reebo
Ninka iyo Walaalka Hooyo Ragga
Islamic University C.C. Muumin 11
Qeybaha dadka wax dhaxla
Farad iyo Casabo
)2(
Farad kaliya
)7(
Ragga
)12(
Farad ama Casabo
(4)
Nin
Naag
Hooyo
Walaal Hooyo
Walaasha Hooyo
Ayeeyo Hooyo
Ayeeyo Aabe
Wiilka &
Wiilkiisa
Walaal Aabe
Hooyo & Wiilkiisa
Walaal Aabe &
Wiilkiisa
Adeer Aabe Hooyo
& Wiilkiisa
Adeer Aabe &
Wiilkiisa
Xureeye &
Xureeyso
Gabadha
Gabadha Wiilka
Walaal Aabe
Hooyo
Adeer Aabe
Aabe
Awoowe
•Casabo - haddii aanu jirin
farac wax dhaxla.
•Farad - haddii ay jiraan
farac wax dhaxla oo lab ah.
•Farad - haddii ay jiraan
farac wax dhaxla oo dhaddig
ah oo ayan soo harin sudus
mooyee.
• Farad & Casabo haddii ay
soo harto wax sudus ka
badan.

More Related Content

What's hot

هل المثلية خيار أم إجبار
هل المثلية خيار أم إجبارهل المثلية خيار أم إجبار
هل المثلية خيار أم إجبارdafrala
 
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج Heba Essawy, MD
 
جدوا أحوال الورثة
جدوا أحوال الورثةجدوا أحوال الورثة
جدوا أحوال الورثةmed Alilou
 
بوربوينت سادس توحيد
بوربوينت سادس توحيدبوربوينت سادس توحيد
بوربوينت سادس توحيدAbu Naser Al-anzi
 
( التحرش الجنسي ( شباب
( التحرش الجنسي ( شباب ( التحرش الجنسي ( شباب
( التحرش الجنسي ( شباب Yousof Al-Zakwani
 
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rights
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rightsMahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rights
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rightsPure Matrimony
 
الصحة الانجابية والجنسية2.pptx
الصحة الانجابية والجنسية2.pptxالصحة الانجابية والجنسية2.pptx
الصحة الانجابية والجنسية2.pptxAbdulbastAlgabry
 
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسى
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسىالسلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسى
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسىismail sadek
 
The effect of social media on youths today
The effect of social media on youths todayThe effect of social media on youths today
The effect of social media on youths todayNuhu Tahir
 
التربية الإيجابية للأبناء
التربية الإيجابية للأبناء التربية الإيجابية للأبناء
التربية الإيجابية للأبناء Shereen AbdulRahman
 
Struktur ahli waris
Struktur ahli warisStruktur ahli waris
Struktur ahli warisRendy Ibnu
 
Ppt005 marriage-in-islam-final
Ppt005 marriage-in-islam-finalPpt005 marriage-in-islam-final
Ppt005 marriage-in-islam-finalhbaccount
 
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)Përmbledhje Sektet (Grupacionet)
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)RregullatIslame
 
መውሊድን በተመለከተ.pdf
መውሊድን በተመለከተ.pdfመውሊድን በተመለከተ.pdf
መውሊድን በተመለከተ.pdfNuradin Sultan
 

What's hot (20)

Surah al maidah
Surah al maidahSurah al maidah
Surah al maidah
 
هل المثلية خيار أم إجبار
هل المثلية خيار أم إجبارهل المثلية خيار أم إجبار
هل المثلية خيار أم إجبار
 
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج
العنف الاسرى : منظور شامل عن الاسباب و العلاج
 
Spirituality in-islam
Spirituality in-islamSpirituality in-islam
Spirituality in-islam
 
جدوا أحوال الورثة
جدوا أحوال الورثةجدوا أحوال الورثة
جدوا أحوال الورثة
 
بوربوينت سادس توحيد
بوربوينت سادس توحيدبوربوينت سادس توحيد
بوربوينت سادس توحيد
 
( التحرش الجنسي ( شباب
( التحرش الجنسي ( شباب ( التحرش الجنسي ( شباب
( التحرش الجنسي ( شباب
 
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rights
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rightsMahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rights
Mahr, mahrams and walis - Knowing your duties and rights
 
Ha06 modesty-haya
Ha06 modesty-hayaHa06 modesty-haya
Ha06 modesty-haya
 
الصحة الانجابية والجنسية2.pptx
الصحة الانجابية والجنسية2.pptxالصحة الانجابية والجنسية2.pptx
الصحة الانجابية والجنسية2.pptx
 
End of life decisions
End of life decisionsEnd of life decisions
End of life decisions
 
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسى
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسىالسلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسى
السلوكيات الشاذة والافراط فى الحركة فى السن المدرسى
 
The effect of social media on youths today
The effect of social media on youths todayThe effect of social media on youths today
The effect of social media on youths today
 
التربية الإيجابية للأبناء
التربية الإيجابية للأبناء التربية الإيجابية للأبناء
التربية الإيجابية للأبناء
 
Surah al nissa
Surah al nissaSurah al nissa
Surah al nissa
 
Surah maryam
Surah maryamSurah maryam
Surah maryam
 
Struktur ahli waris
Struktur ahli warisStruktur ahli waris
Struktur ahli waris
 
Ppt005 marriage-in-islam-final
Ppt005 marriage-in-islam-finalPpt005 marriage-in-islam-final
Ppt005 marriage-in-islam-final
 
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)Përmbledhje Sektet (Grupacionet)
Përmbledhje Sektet (Grupacionet)
 
መውሊድን በተመለከተ.pdf
መውሊድን በተመለከተ.pdfመውሊድን በተመለከተ.pdf
መውሊድን በተመለከተ.pdf
 

Recently uploaded

How to Give a Domain for a Field in Odoo 17
How to Give a Domain for a Field in Odoo 17How to Give a Domain for a Field in Odoo 17
How to Give a Domain for a Field in Odoo 17Celine George
 
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...Pooja Bhuva
 
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdf
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdfKey note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdf
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdfAdmir Softic
 
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptxMaritesTamaniVerdade
 
ICT role in 21st century education and it's challenges.
ICT role in 21st century education and it's challenges.ICT role in 21st century education and it's challenges.
ICT role in 21st century education and it's challenges.MaryamAhmad92
 
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual Proper...
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual  Proper...General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual  Proper...
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual Proper...Poonam Aher Patil
 
Towards a code of practice for AI in AT.pptx
Towards a code of practice for AI in AT.pptxTowards a code of practice for AI in AT.pptx
Towards a code of practice for AI in AT.pptxJisc
 
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptx
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptxCOMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptx
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptxannathomasp01
 
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...Pooja Bhuva
 
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptx
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptxREMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptx
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptxDr. Ravikiran H M Gowda
 
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...Nguyen Thanh Tu Collection
 
Single or Multiple melodic lines structure
Single or Multiple melodic lines structureSingle or Multiple melodic lines structure
Single or Multiple melodic lines structuredhanjurrannsibayan2
 
Kodo Millet PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...
Kodo Millet  PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...Kodo Millet  PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...
Kodo Millet PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...pradhanghanshyam7136
 
Application orientated numerical on hev.ppt
Application orientated numerical on hev.pptApplication orientated numerical on hev.ppt
Application orientated numerical on hev.pptRamjanShidvankar
 
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptx
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptxOn_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptx
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptxPooja Bhuva
 
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17How to Create and Manage Wizard in Odoo 17
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17Celine George
 
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdf
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdfUnit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdf
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdfDr Vijay Vishwakarma
 
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdf
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdfFood safety_Challenges food safety laboratories_.pdf
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdfSherif Taha
 
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptx
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptxGoogle Gemini An AI Revolution in Education.pptx
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptxDr. Sarita Anand
 

Recently uploaded (20)

How to Give a Domain for a Field in Odoo 17
How to Give a Domain for a Field in Odoo 17How to Give a Domain for a Field in Odoo 17
How to Give a Domain for a Field in Odoo 17
 
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...
Sensory_Experience_and_Emotional_Resonance_in_Gabriel_Okaras_The_Piano_and_Th...
 
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdf
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdfKey note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdf
Key note speaker Neum_Admir Softic_ENG.pdf
 
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx
2024-NATIONAL-LEARNING-CAMP-AND-OTHER.pptx
 
ICT role in 21st century education and it's challenges.
ICT role in 21st century education and it's challenges.ICT role in 21st century education and it's challenges.
ICT role in 21st century education and it's challenges.
 
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual Proper...
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual  Proper...General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual  Proper...
General Principles of Intellectual Property: Concepts of Intellectual Proper...
 
Towards a code of practice for AI in AT.pptx
Towards a code of practice for AI in AT.pptxTowards a code of practice for AI in AT.pptx
Towards a code of practice for AI in AT.pptx
 
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptx
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptxCOMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptx
COMMUNICATING NEGATIVE NEWS - APPROACHES .pptx
 
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...
Beyond_Borders_Understanding_Anime_and_Manga_Fandom_A_Comprehensive_Audience_...
 
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptx
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptxREMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptx
REMIFENTANIL: An Ultra short acting opioid.pptx
 
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...
TỔNG ÔN TẬP THI VÀO LỚP 10 MÔN TIẾNG ANH NĂM HỌC 2023 - 2024 CÓ ĐÁP ÁN (NGỮ Â...
 
Single or Multiple melodic lines structure
Single or Multiple melodic lines structureSingle or Multiple melodic lines structure
Single or Multiple melodic lines structure
 
Kodo Millet PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...
Kodo Millet  PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...Kodo Millet  PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...
Kodo Millet PPT made by Ghanshyam bairwa college of Agriculture kumher bhara...
 
Application orientated numerical on hev.ppt
Application orientated numerical on hev.pptApplication orientated numerical on hev.ppt
Application orientated numerical on hev.ppt
 
Mehran University Newsletter Vol-X, Issue-I, 2024
Mehran University Newsletter Vol-X, Issue-I, 2024Mehran University Newsletter Vol-X, Issue-I, 2024
Mehran University Newsletter Vol-X, Issue-I, 2024
 
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptx
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptxOn_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptx
On_Translating_a_Tamil_Poem_by_A_K_Ramanujan.pptx
 
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17How to Create and Manage Wizard in Odoo 17
How to Create and Manage Wizard in Odoo 17
 
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdf
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdfUnit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdf
Unit 3 Emotional Intelligence and Spiritual Intelligence.pdf
 
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdf
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdfFood safety_Challenges food safety laboratories_.pdf
Food safety_Challenges food safety laboratories_.pdf
 
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptx
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptxGoogle Gemini An AI Revolution in Education.pptx
Google Gemini An AI Revolution in Education.pptx
 

Barashada cimiga dhaxalka casharka 5aad

  • 1. Islamic University C.C. Muumin 1 Barashada Cilmiga Dhaxalka Casharka Shanaad
  • 2. Islamic University C.C. Muumin 2 Casabadu waxay wax dhaxlaan markay qaataan dadkii wax loo qaddaray qaybtooda. Casabadu waa qaraabada wax dhaxasha ee aan lahayn nasiib go’an, waxaana loo qeybiyaa seddex qaybood: CASABADA IYO AXKAANTEEDA Mid iskiisa casaba ku noqday Mid qof kale uu casabeeyey Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale I. II. III.
  • 3. Islamic University C.C. Muumin 3 Mid iskiisa casaba u noqday: waana midka wada qaata maalka oo dhan haddii la waayo mid farad leh ama qaata waxa ay soo reebaan kuwa faradka leh, waxayna yihiin:. Wiilka WiilkaWiilkiisa Aabaha Awoowaha Walaal Aabe Hooyo Walaal Aabe Wiil Walaal Aabe Hooyo Wiil Walaal Aabe Adeer Aabe Hooyo Adeer Aabe Ina Adeer Aabe Hooyo Ina Adeer Aabe Dawil Arxaam ama Beytul-maal Toosan Xureeye ama Xureyso I. Sidaan aan u kala hormarinay ayay ugu kala dhow yihiin qofka dhintay. Casabadu waa ragga wax dhaxla oo idil marka laga reebo Ninka iyo Walaal Hooyo.
  • 4. Islamic University C.C. Muumin 4 Waxaa loo kala hormariyaa casabada iyadoo la eegayo: I. Jihada II. Dhowaanshaha III. Xoogga ama quwada. Marka ugu horreysa waxaa la eegayaa jihada Jihaooyinka waa todobo darajadood oo u kala horeeya sidatan: 1.Jihada Wiilasha iyo Wiilashooda. 2.Jihada Aabanimo. 3.Jihada Awoowanimo iyo Walaalnimada. 4.Jihada Wiilasha Walaalaha. 5.Jihada Adeerka iyo Wiilashiisa. 6.Jihada walaha ama Xoreeyaha. 7.Jihada kuwa Raximka u saaxiibka ah (Dawil Arxaam) iyo Baytul-maal. Sida ay casabada u kala horreeyaan
  • 5. Islamic University C.C. Muumin 5 II. Haddii ay isku jiho noqdaan casabada waxaa la eegayaa sida ay ugu kala dhow yihiin qofka dhintay. •Wiilka iyo Wiilka wiilkiisa waxaa la hormariyaa wiilka. •Aabe iyo Awoowe waxaa la hormariyaa Aabaha. •Aabe iyo Walaal waxaa la hormariyaa Aabaha. •Walaalka iyo Wiilka Walaalka waxaa la hormariyaa Walaalka. •Adeerka iyo ina Adeerka waxaa la hormariyaa Adeerka. •Ina Adeerka iyo xoreeyaha waxxaa la hormariyaa ina Adeerka. III. Haddii ay jihada iyo dhowaanshaha isaga mid noqdaan waxaa la eegayaa quwada, oo ah xoogga uu leeyahay qofka casabada ah. Qofka ugu soo dhowaaday maydka Aabe iyo Hooyo wuu ka xoog badan yahay kan uga soo dhowaaday Aabe kaliya sida: •Walaal Aabe Hooyo waa laga Hormariyaa Walaal Aabe. •Wiil Walaal Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Wiil Walaal Aabe • Adeer Aabe Hooyo waa laga hormariyaa Adeerka Aabe. •Ina Adeerka Aabe Hooyo waa laga hormariyaa ina Adeerka Aabe.
  • 6. Islamic University C.C. Muumin 6 Tusaale (1): Qof baa wuxuu ka tegay Aabe iyo Wiil Tusaalooyin : 1/6 6 Aabe 1 C 5Wiil Caddeyn: Asalka mas’alada waa lix, waxay ka baxday suduska Aabaha. 5ta soo hartay Wiilka ayaa casabanimo ku qaatay ka horrayn Jihadiisii ay ka horeeyso tan Aabaha Darteed. Inta uu wiil joogo Aabe casabo ma noqon karo. Tusaale (2): Qof baa wuxuu ka tagay Aabe, Awoowe iyo Walaal Aabe Hooyo C 1 Aabe 1 x 0Awoowe Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana qaatay Aabaha, Awoowaha iyo Walaalka waxba ma qaadan, waayo jihadooda ayaa ka dambeysa tan Aabaha.x 0Walaal Aabe Hooyo
  • 7. Islamic University C.C. Muumin 7 Tusaale (3): Qof baa wuxuu ka tagay Walaal Aabe iyo Wiil Walaal Aabe Hooyo. C 1 Walaal Aabe 1 x 0 Wiil walaal Aabe Hooyo Caddeyn: Asalka mas’alada waa hal waxaana qaatay Walaalka Aabe, Waayo isaga ayaa ka dhow wiilka walaaka Aabe Hooyo oo jihadiisa ayaa ka horraysa. Tusaale (4): Adeer Aabe iyo ina Adeerka Aabe Hooyo waxaa maalka qaadanaya Adeer Aabe, Waayo isagaa ka dhow ina Adeerka Aabe Hooyo. Tusaale (5): Walaal Aabe Hooyo iyo Walaal Aabe waxaa wax dhaxlaya Walaalka Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Walaalka Aabe. Tusaale (6): Adeer Aabe Hooyo iyo Adeer Aabe waxaa maalka dhaxlaya Adeer Aabe Hooyo waayo wuu ka xoog badan yahay Adeerka Aabe..
  • 8. Islamic University C.C. Muumin 8 II. Mid qof kale uu casabeeyey:- tiradooduna waa Afar 1 2 3 4 Gabadha kaligeeda ama wax ka badan, waxaa casabeeya Walaalkeed hal ama wax ka badan. Gabadh-Wiilka kaligeed ama wax ka badan waxaa casabeeya Walaalkeed ama ina Adeerkeed la darajo ah, ama ka hooseeya haddii gabdhaha qofka la dhaxlaya uu ka tagay ay wada qaateen Thuluthaanka. Walaasha Aabe Hooyo keligeed ama wax ka badan waxaa casabeeya Walaakeed oo ah ( Walaal Aabe Hooyo) hal ama ka badan. Walaasha Aabe keligeed ama wax ka badan waxaa casabeeya Walaalka Aabe Hal ama ka badan. .
  • 9. Islamic University C.C. Muumin 9 III. Qof casaba ku noqday la jiranka qof kale 1 4 Walaasha Aabe Hooyo ha lama wax ka badan hadaay la joogaan Gabadha ama Gabadhaha qofka dhintay uu dhalay ama Gabdhaha ay Wiilashiisu dhaleen waxay noqonayaan Casabo. Walaasha Aabe hal ama wax ka badan waxay iyadana casabo ku noqoneeysaa joogitaanka Gabadha maydka ama Gabdhaha Wiilashiisu Dhaleen. Mar haddey Walaasha Aabe Hooyo noqoto casaba la jiran ah, waxay noqoneysaa sida Walaalka Aabe Hooyo oo kale, waxayna xijaabaysaa Walaalka Aabe iyo inta ka hooseeya ee casabo ah. Sidoo kale haddii Walaasha Aabe ay noqoto casaba la jiran ah, waxay xijaabaysaa Wiilasha Walaaluhu dhaleen iyo waxa ka hooseeya ee casaba ah.
  • 10. Islamic University C.C. Muumin 10 Casabada Dumarka Dumarka dhamaantood waxay wax ku dhaxlaan farad marka laga reebo tan wax Xooreysay oo iskeeda casaba u ah. Ragga Ragga dhamaantood waxay wax ku dhaxlaan casabonimo marka laga reebo Ninka iyo Walaalka Hooyo Ragga
  • 11. Islamic University C.C. Muumin 11 Qeybaha dadka wax dhaxla Farad iyo Casabo )2( Farad kaliya )7( Ragga )12( Farad ama Casabo (4) Nin Naag Hooyo Walaal Hooyo Walaasha Hooyo Ayeeyo Hooyo Ayeeyo Aabe Wiilka & Wiilkiisa Walaal Aabe Hooyo & Wiilkiisa Walaal Aabe & Wiilkiisa Adeer Aabe Hooyo & Wiilkiisa Adeer Aabe & Wiilkiisa Xureeye & Xureeyso Gabadha Gabadha Wiilka Walaal Aabe Hooyo Adeer Aabe Aabe Awoowe •Casabo - haddii aanu jirin farac wax dhaxla. •Farad - haddii ay jiraan farac wax dhaxla oo lab ah. •Farad - haddii ay jiraan farac wax dhaxla oo dhaddig ah oo ayan soo harin sudus mooyee. • Farad & Casabo haddii ay soo harto wax sudus ka badan.