SlideShare a Scribd company logo
1 of 35
Sidee ayay LEAN u
shaqeysaa?
Fikir Guud oo
ku saabsan
sida ay LEAN
u shaqeyso
By: Jaylani
Karani
LEAN IYO
Goobta
Shaqada
5S
VFM
8 Waste
LEAN Maxay Tahay?LEAN Maxay Tahay?
Error Proof
GOOBTA SHAQADAGOOBTA SHAQADA
Waa meel…
 Badbaado leh
 Wax soo saar tayadiisa aad u
sareysa
 Ixtaraam shaqsi iyo mid fikir
leh
Sicir badan
Faa’ido badan
Macaamiil
Mushaar badan
Sicir dhimis
Sabatee LEAN ?
Istaraatijiyad
Yaa Mas’uul ka ah?
Maxaa Agab
LEAN la
isticmaalay?
Halkee Shaqada
Ka soconee?
Process Actions
Maxaa faa’iido ah?
Yaa kula wadaagaya
Guusha?
Maxaa usameynee?
Performance Metrics
Safety HRCostDeliveryQuality
Financial and Social
Objectives
Goobta Shaqada Howlkooxeed / Tababar
Visual Factory Management Continuous Improvement
Value Stream Mapping Change
- Over
Error Proofing Pull Systems
Total Productive Maintenance Standard Work
Dadkaaga Waxay Wax-soo saar iyo Adeeg
U qabanayaan Macaamiilkaaga
Stakeholders
Vision
Qorshe Ganacsi
Iskoor isku dheelitiran
Qiimeyn
Qaabka ay LEAN u shaqeyso (Reer-Galeedka)
F
U
L
I
N
waxyaabaha LEANwaxyaabaha LEAN
Quick Changeover
Standardized Work Batch Reduction Teams
Quality at Source
5S System Visual Plant Layout
POUS
Cellular/FlowPull/Kanban TPM
Value
Stream
Mapping
Continuous ImprovementAragtida LEAN
Change-Over
Pull System
Standard Work Teamwork/Training
Error-ProofingVisual Factory
Management
Total Productive Maintenance
Continuous Improvement
Workplace
Organization
Ururka Goobtiisa ShaqoUrurka Goobtiisa Shaqo
--Meesha aad ku shaqeynayso--Meesha aad ku shaqeynayso
Maxay tahay 5S??
1S
2S
3S
4S
5S
kala saar
kala meeleey
Dhalaali
Joogteey
Jadwaleey
5 s waa Goob Nadiif = Maskax Nadiif ah
• in la xaqiiijiyo badbaadada
• in laxaqiijiyo Tayada
• Shaqada wax ku-olnimadeeda oo sare loo
qaado
• in la helo Goob aad u baaxad weyn
• Niyada shaqada oo kor loo qaado
• in sare loo qaado Sawirka Ururka
• in laga saaro qashin kasta
Ujeedada 5S
1) Kala Saar
• u kala saar wixii loo baahan yahay, Dib looga baahan doono iyo
Wax aan loo baahneen.
•Qashinka ku dar wixii aan loo baahneen.
• Kuwa loo baahan yahay ukala saar sidee loogu kala baahi badan
yahay
2) Kala Meeleey
• Wax kasta u hagaaji
si loo heli karo
Meeleey
wax
kasta,
Waxkas
tana
meel u
hel.
3) Dhalaali
• U waqtiyeey Qof kasta waqtiga uu nadiifinayo
4) Joogteey
• Kormeer Goobta shaqada
• in la caadiyeeyo Maalin kasrta
•In qeyb kasta cidda qabanayesa la yaqaano
5) Jadwaleey
3 S Jadwaleey
Joogteey
(kala saar, kala
meeleey,
Dhalaali)
Aragtida LEANAragtida LEAN
Waa Falsafad soo gaabinaysa waqtiga Dalabka
Macaamilka iyo Gaarsiinta iyadoo laga saarayo
Qashin walba Hanaanka oo dhan.
Dalab
Macaamiil Qashin
Rarka
Alaabta
X
Ka saar 8dan QashinKa saar 8dan Qashin
 DDefect
 OOverproduction
 WWaiting
 NNot Using Talent
 TTransportation
 IInventory
 MMotion
 EExtra Processing
Ciladeysan
Wax soosaar
siyaado ah
Sugitaan
Garasho
kooban
Gaadiidka
Shaqo ku
noqosho
Keydinta
Dhaq dhaqaaqa
1)Ciladaha1)Ciladaha
 Baarida iyo Dayactirka Alaabta Keydka
 Asbaabaha Ciladaha:
– Hanaanka kontaroolka oo liita.
– Tayada oo liidata.
– Aqoon, Tababar iyo Tilmaan shaqo oo
aan ku filnayn shaqaalaha.
2) Wax soo saar siyaado ah2) Wax soo saar siyaado ah
 In la sameeyo wax ka badan Hanaanka xiga
 Ama in la sameeyo waqti ka horeeya
 Ama loo sameeyo si ka deg deg badan
3) Sugitaanka3) Sugitaanka
 Maxaa keena Sugitaanka?
– Xadiga Shaqada oo aan isku
dheelitirnayn.
– Joogteen aan qorsheysneen
– Isticmaal la’aanta Agabka
– Dhibaatooyinka la xiriira Tayaynta.
4)Garasho kooban4)Garasho kooban
 Oo aan laga faa’ideysan Shaqaalaha
(Maskaxdooda, Hal-abuurkooda,
Xirfadooda iyo Kartidooda)
 Sababaha keeni kara
– Iyadoo la daneynin
– Maal-gelin yar ama Maal-gelin la’aan
dhinaca tababarka
5)Gaadiidka5)Gaadiidka
 Ukala rarida Alaabta meelo kala duwan
 Maxaa keeni kara?
– Fahmo-daro xagga shaqada iyo
Hanaanka ay ku socotaba.
6)Keydinta6)Keydinta
 Ideal condition--
“waa Marka hal shey gudub uu ka bato oo
keydka ururo”
 Maxaa sababa?
– Xadi shaqo aan isku dheelitirneyn
– Is fahan la’aan xaga wada hadalka.
7)Dhaq-dhaqaaqa7)Dhaq-dhaqaaqa
 Dhaqdhaqaaq kasta oo Alaab ama Dad ah
waxna ku dareynin qayimka shaqada.
 Asbaabaha qashinka dhaqdhaqaaqa
– Tayada Dadka iyo Agabka oo liidata
– Tasiilaadka oo aad u liita
– Goobta shaqada oo liidata iyo
meeleyntaba
8)Shaqo ku noq-noqosho8)Shaqo ku noq-noqosho
 Dadaalo aan Qayim u lahayn shaqada
 Causes of Processing Waste
– Wada- hadal xumo
– Garashada shaqada oo yar
Hab-Maamul QayaxanHab-Maamul Qayaxan
XadigaXadiga
ShaqadaShaqada
(Maalintii)(Maalintii)
XadigaXadiga
ShaqadaShaqada
(Saacadii)(Saacadii)
Xarunta Dhexe
War-boxin)
Warbixn ka
imaaneysa
Waax walba
XadigaXadiga
ShaqadaShaqada
WaaxdaWaaxda
(Bishii)(Bishii)
Maxay tahay hab-maamul qayaxan?
 Waa isticmaalka warbixinta kaabeysa; sida Nalaka,
Calaamdaha, Jaantusyada, Hadafyada,ku caawinaya
shaqaalaha howlahooda.
Boorka QaadadhigidaBoorka Qaadadhigida
HanaankaHanaanka
Tusaale Boorarka QayaxanTusaale Boorarka Qayaxan
Jaantusyo Cad CadJaantusyo Cad Cad
Shaqo joogteyn ah.Shaqo joogteyn ah.
In Shaqada loo qabto habka, tacliimaadka iyo qusuusiyaadka la dejiyay
looguna qabto marwalba iyadoo la ilaalinayo tayada waqtiga iyo
qiimhaba.
Shaqada u qabo
sdeeda tahay oo
keliya!
Ma danaynayo sida loo
qabanayo waan iska
sameynaa bes!
Qalad bixinQalad bixin
Waa hab Mashinada ama agabyada ay
isku qaadanayaan sida saxda ah oo aysan
kaa yeeleynin sida qaldan
Qalad vs. CiladQalad vs. Cilad
 QALAD waa ka leexasho Hanaan la dejiyay
 CILAD waa Alaab ka leexatay qasuusiyaadkii
loogu talagaly
Qaladaadka oo ddhan ma soo saaraan Cilad
Laakin
Ciladaha oo dhan waxaa soo saara Qalad
Waad
Mahadsan
tihiiin

More Related Content

Viewers also liked

Five Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same SlideFive Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same Slide
Crispy Presentations
 
Why Content Marketing Fails
Why Content Marketing FailsWhy Content Marketing Fails
Why Content Marketing Fails
Rand Fishkin
 

Viewers also liked (18)

Managerial Accounting
Managerial AccountingManagerial Accounting
Managerial Accounting
 
Marketing strategies of bank PPT
Marketing strategies of bank PPTMarketing strategies of bank PPT
Marketing strategies of bank PPT
 
The Minimum Loveable Product
The Minimum Loveable ProductThe Minimum Loveable Product
The Minimum Loveable Product
 
How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
 
The Seven Deadly Social Media Sins
The Seven Deadly Social Media SinsThe Seven Deadly Social Media Sins
The Seven Deadly Social Media Sins
 
Five Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same SlideFive Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same Slide
 
How People Really Hold and Touch (their Phones)
How People Really Hold and Touch (their Phones)How People Really Hold and Touch (their Phones)
How People Really Hold and Touch (their Phones)
 
Upworthy: 10 Ways To Win The Internets
Upworthy: 10 Ways To Win The InternetsUpworthy: 10 Ways To Win The Internets
Upworthy: 10 Ways To Win The Internets
 
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From FailureWhat 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
 
Design Your Career 2018
Design Your Career 2018Design Your Career 2018
Design Your Career 2018
 
Why Content Marketing Fails
Why Content Marketing FailsWhy Content Marketing Fails
Why Content Marketing Fails
 
The History of SEO
The History of SEOThe History of SEO
The History of SEO
 
How To (Really) Get Into Marketing
How To (Really) Get Into MarketingHow To (Really) Get Into Marketing
How To (Really) Get Into Marketing
 
The What If Technique presented by Motivate Design
The What If Technique presented by Motivate DesignThe What If Technique presented by Motivate Design
The What If Technique presented by Motivate Design
 
Displaying Data
Displaying DataDisplaying Data
Displaying Data
 
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
 
Crap. The Content Marketing Deluge.
Crap. The Content Marketing Deluge.Crap. The Content Marketing Deluge.
Crap. The Content Marketing Deluge.
 
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating PresentersWhat Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
 

Sidee lean u shaqeeyaa

  • 1. Sidee ayay LEAN u shaqeysaa? Fikir Guud oo ku saabsan sida ay LEAN u shaqeyso By: Jaylani Karani
  • 3. 5S VFM 8 Waste LEAN Maxay Tahay?LEAN Maxay Tahay? Error Proof
  • 4. GOOBTA SHAQADAGOOBTA SHAQADA Waa meel…  Badbaado leh  Wax soo saar tayadiisa aad u sareysa  Ixtaraam shaqsi iyo mid fikir leh
  • 5. Sicir badan Faa’ido badan Macaamiil Mushaar badan Sicir dhimis Sabatee LEAN ?
  • 6. Istaraatijiyad Yaa Mas’uul ka ah? Maxaa Agab LEAN la isticmaalay? Halkee Shaqada Ka soconee? Process Actions Maxaa faa’iido ah? Yaa kula wadaagaya Guusha? Maxaa usameynee? Performance Metrics Safety HRCostDeliveryQuality Financial and Social Objectives Goobta Shaqada Howlkooxeed / Tababar Visual Factory Management Continuous Improvement Value Stream Mapping Change - Over Error Proofing Pull Systems Total Productive Maintenance Standard Work Dadkaaga Waxay Wax-soo saar iyo Adeeg U qabanayaan Macaamiilkaaga Stakeholders Vision Qorshe Ganacsi Iskoor isku dheelitiran Qiimeyn Qaabka ay LEAN u shaqeyso (Reer-Galeedka) F U L I N
  • 7. waxyaabaha LEANwaxyaabaha LEAN Quick Changeover Standardized Work Batch Reduction Teams Quality at Source 5S System Visual Plant Layout POUS Cellular/FlowPull/Kanban TPM Value Stream Mapping Continuous ImprovementAragtida LEAN Change-Over Pull System Standard Work Teamwork/Training Error-ProofingVisual Factory Management Total Productive Maintenance Continuous Improvement Workplace Organization
  • 8. Ururka Goobtiisa ShaqoUrurka Goobtiisa Shaqo --Meesha aad ku shaqeynayso--Meesha aad ku shaqeynayso Maxay tahay 5S?? 1S 2S 3S 4S 5S kala saar kala meeleey Dhalaali Joogteey Jadwaleey
  • 9. 5 s waa Goob Nadiif = Maskax Nadiif ah
  • 10. • in la xaqiiijiyo badbaadada • in laxaqiijiyo Tayada • Shaqada wax ku-olnimadeeda oo sare loo qaado • in la helo Goob aad u baaxad weyn • Niyada shaqada oo kor loo qaado • in sare loo qaado Sawirka Ururka • in laga saaro qashin kasta Ujeedada 5S
  • 11. 1) Kala Saar • u kala saar wixii loo baahan yahay, Dib looga baahan doono iyo Wax aan loo baahneen. •Qashinka ku dar wixii aan loo baahneen. • Kuwa loo baahan yahay ukala saar sidee loogu kala baahi badan yahay
  • 12. 2) Kala Meeleey • Wax kasta u hagaaji si loo heli karo Meeleey wax kasta, Waxkas tana meel u hel.
  • 13. 3) Dhalaali • U waqtiyeey Qof kasta waqtiga uu nadiifinayo
  • 14. 4) Joogteey • Kormeer Goobta shaqada • in la caadiyeeyo Maalin kasrta •In qeyb kasta cidda qabanayesa la yaqaano
  • 15. 5) Jadwaleey 3 S Jadwaleey Joogteey (kala saar, kala meeleey, Dhalaali)
  • 16. Aragtida LEANAragtida LEAN Waa Falsafad soo gaabinaysa waqtiga Dalabka Macaamilka iyo Gaarsiinta iyadoo laga saarayo Qashin walba Hanaanka oo dhan. Dalab Macaamiil Qashin Rarka Alaabta X
  • 17.
  • 18. Ka saar 8dan QashinKa saar 8dan Qashin  DDefect  OOverproduction  WWaiting  NNot Using Talent  TTransportation  IInventory  MMotion  EExtra Processing Ciladeysan Wax soosaar siyaado ah Sugitaan Garasho kooban Gaadiidka Shaqo ku noqosho Keydinta Dhaq dhaqaaqa
  • 19. 1)Ciladaha1)Ciladaha  Baarida iyo Dayactirka Alaabta Keydka  Asbaabaha Ciladaha: – Hanaanka kontaroolka oo liita. – Tayada oo liidata. – Aqoon, Tababar iyo Tilmaan shaqo oo aan ku filnayn shaqaalaha.
  • 20. 2) Wax soo saar siyaado ah2) Wax soo saar siyaado ah  In la sameeyo wax ka badan Hanaanka xiga  Ama in la sameeyo waqti ka horeeya  Ama loo sameeyo si ka deg deg badan
  • 21. 3) Sugitaanka3) Sugitaanka  Maxaa keena Sugitaanka? – Xadiga Shaqada oo aan isku dheelitirnayn. – Joogteen aan qorsheysneen – Isticmaal la’aanta Agabka – Dhibaatooyinka la xiriira Tayaynta.
  • 22. 4)Garasho kooban4)Garasho kooban  Oo aan laga faa’ideysan Shaqaalaha (Maskaxdooda, Hal-abuurkooda, Xirfadooda iyo Kartidooda)  Sababaha keeni kara – Iyadoo la daneynin – Maal-gelin yar ama Maal-gelin la’aan dhinaca tababarka
  • 23. 5)Gaadiidka5)Gaadiidka  Ukala rarida Alaabta meelo kala duwan  Maxaa keeni kara? – Fahmo-daro xagga shaqada iyo Hanaanka ay ku socotaba.
  • 24. 6)Keydinta6)Keydinta  Ideal condition-- “waa Marka hal shey gudub uu ka bato oo keydka ururo”  Maxaa sababa? – Xadi shaqo aan isku dheelitirneyn – Is fahan la’aan xaga wada hadalka.
  • 25. 7)Dhaq-dhaqaaqa7)Dhaq-dhaqaaqa  Dhaqdhaqaaq kasta oo Alaab ama Dad ah waxna ku dareynin qayimka shaqada.  Asbaabaha qashinka dhaqdhaqaaqa – Tayada Dadka iyo Agabka oo liidata – Tasiilaadka oo aad u liita – Goobta shaqada oo liidata iyo meeleyntaba
  • 26. 8)Shaqo ku noq-noqosho8)Shaqo ku noq-noqosho  Dadaalo aan Qayim u lahayn shaqada  Causes of Processing Waste – Wada- hadal xumo – Garashada shaqada oo yar
  • 27. Hab-Maamul QayaxanHab-Maamul Qayaxan XadigaXadiga ShaqadaShaqada (Maalintii)(Maalintii) XadigaXadiga ShaqadaShaqada (Saacadii)(Saacadii) Xarunta Dhexe War-boxin) Warbixn ka imaaneysa Waax walba XadigaXadiga ShaqadaShaqada WaaxdaWaaxda (Bishii)(Bishii)
  • 28. Maxay tahay hab-maamul qayaxan?  Waa isticmaalka warbixinta kaabeysa; sida Nalaka, Calaamdaha, Jaantusyada, Hadafyada,ku caawinaya shaqaalaha howlahooda.
  • 32. Shaqo joogteyn ah.Shaqo joogteyn ah. In Shaqada loo qabto habka, tacliimaadka iyo qusuusiyaadka la dejiyay looguna qabto marwalba iyadoo la ilaalinayo tayada waqtiga iyo qiimhaba. Shaqada u qabo sdeeda tahay oo keliya! Ma danaynayo sida loo qabanayo waan iska sameynaa bes!
  • 33. Qalad bixinQalad bixin Waa hab Mashinada ama agabyada ay isku qaadanayaan sida saxda ah oo aysan kaa yeeleynin sida qaldan
  • 34. Qalad vs. CiladQalad vs. Cilad  QALAD waa ka leexasho Hanaan la dejiyay  CILAD waa Alaab ka leexatay qasuusiyaadkii loogu talagaly Qaladaadka oo ddhan ma soo saaraan Cilad Laakin Ciladaha oo dhan waxaa soo saara Qalad