SlideShare a Scribd company logo
1 of 21
Jeylani Cismaan
Hab maamul casri ah oo waaqici ah oo ay bilowday Toyota co. una gudbay laamo badan sida
Maamulka LEAN
Bandhigaan aadka u yar kuma soo
koobi karno
Ee waxaan beegsanayaa sawir guud in
aan ka bixiyo
Sidee loogu shaqeynayaa waa safar
dheer…….oo Guuuuul ah..INSHA
ALLAH
Xaggee loo socdaa maanta???
 Maanta Caalamka waxaa laga sii
guurayaa habdhaqameedka Maamulka
Casriga
 waxaana loo guurayaa Maamulka LEAN
Waa hab maamul oo ay ku
shaqeyso Shirkada Toyota oo
ah in laga saaro wax walba oo
Qashin ah(waste) laguna
daro wax walba oo Qayim
ah(value). Iyadoo laga
eegayo xagga Macaamiilka.
LEAN waa maxay?
LEAN sidee ayuu u
shaqeeyaa?
Ma ahan Sameey wixii aan ku dhaho (Reer Bariga)
(Do it my way)
Mana ahan Sameey sidaa rabto (Reer Galbeed)
(Do it yourself.)
Ee waa……….
Isoo raac aan xalka wada helnee
(follow me and we will figure out together)
Horumarinta
DadKa
Hanaan
Wanaajinta
Waa in aan sameynaa horumarin maamul oo dhan kasta min shaqsi ilaa koox ilaa guud
Beegsiga ujeedada
Hanaan wanaagsan Natiijo wanaagsan
Horumar dhan kasta
wuxuu u baahan yahay
isbede dhankasta
Nokia waxaa
sameynta telephanada
looga hor maray markii
ay ka gaabisay habka
smart phoneska.
Masaaki imai oo ah
qabiir xagga lean
management wuxuu
yiri :“haddii aad hal
eray oo Japan
baranaysid ha noqdo
Kaizen( isbedel waa
fiican yahay)
 is bedel xasilan oo
joogto ah waa horumar
Guul
Waa sidee?
Beegsiga Ujeedada
Maxaan qayim keeni karnaa? mushkiladee xalineenaa?
Waa in aan qof walba aan
kaqeygelinaa
Shaqaalaha gacantooda kaliya
looma baahna
Ee maskax iyo gacanba waa in lays
wada kaashadaa
Ogow haddii ay
Staraatijiyadda ku ektahay
Hogaamiyayaasha keliya
in ay meel fiican
gaareenin
Qubaradda
Maamulka Lean
Qubaradda
Maamulka Lean
Ogow Xog Ururin keliya kuma
filna
Ilaa Macaamilka (Shacabka ) laga
keeno Dareen Sax ah
Hogaan hal koox
sameyn kara
Goobta hanaanka ka
socda soo arki kara
Xushmad iyo Qadarin
leh
Qubaradda
Maamulka Lean
Qubaradda
Maamulka Lean
Ogow qiimeynta
Dadaalada halyeynimada
waa guulo gaaban oo
keliya
Waxayna maja -
xaabinaysaa
wadashaqeynta
Qubaradda
Maamulka Lean
Xusuus: Hanaanada oo dhan waxay qeyb ka
yihiin hab maamul isku wada xeran
Guul
Waa sidee?
Horumarinta Dadka
Sideen u dhiseynaa wax-qabadka dadka? Si qayim loo gudbiyo
 Waxaan horumarineenaa QORSHEE , SAMEE,
HUBI ,JOOGTEE?(PLAN, DO, ACT, CHECK)
 Tababarid ku dhisan ixtiraamid
 In la dhiso hanaan maamul oo keeni kara natiijo
U boodid gebo gebo ama
sheegid xal ma u
hogaamineyso wado guul ah
Qubaradda
Maamulka Lean
Qubaradda
Maamulka Lean
‘Eedeynta’ Shaqaalaha, iyo
Dayacida Hanaanka
kuuma hogaaminayaan
guul
Qubaradda
Maamulka Lean
Ogow Dhibaato
haddii aadan
arkin waa
Dhibaatada
ugu xun
Dabeecada Hogaaminta Habka Maamulka
•Waxaan dejinaa Aragtida Guud & Qudwada
Guud
•waxaan ka dhignaa Shaqada mid la arki
karo ayaan
•Waxaan Shiishka saarnaa Hanaan
wanaajinta(process improvement)
•Waxaan dhiira-gelinaa Mushkilad xalinta
(PDCA) QORHEE, SAMEEY, HUBI,
JOOGTEEY
•Waa aadnaa oo waa aragnaa Goobta shaqada
su’aalo waa weydiinaa si’aan u fahano
Waxaan isticmaalnaa Wada-hadal joogta
ah, hanaankeena waa mid la arki karo
Waxaan dhiiri gelinaa mushkilada in la garto,
la xaliyo casharana laga barto.
Waxaan leenahay sistem shaqaale
qaadasho iyo xajisasho
Waxaan dhiirigelinaa horumarinaa
shaqaalaha
Note Waad
Mahadsan
tahay

More Related Content

Viewers also liked

Five Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same SlideFive Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same Slide
Crispy Presentations
 
Why Content Marketing Fails
Why Content Marketing FailsWhy Content Marketing Fails
Why Content Marketing Fails
Rand Fishkin
 

Viewers also liked (17)

How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
How I got 2.5 Million views on Slideshare (by @nickdemey - Board of Innovation)
 
The Seven Deadly Social Media Sins
The Seven Deadly Social Media SinsThe Seven Deadly Social Media Sins
The Seven Deadly Social Media Sins
 
Five Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same SlideFive Killer Ways to Design The Same Slide
Five Killer Ways to Design The Same Slide
 
How People Really Hold and Touch (their Phones)
How People Really Hold and Touch (their Phones)How People Really Hold and Touch (their Phones)
How People Really Hold and Touch (their Phones)
 
Upworthy: 10 Ways To Win The Internets
Upworthy: 10 Ways To Win The InternetsUpworthy: 10 Ways To Win The Internets
Upworthy: 10 Ways To Win The Internets
 
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From FailureWhat 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
What 33 Successful Entrepreneurs Learned From Failure
 
Design Your Career 2018
Design Your Career 2018Design Your Career 2018
Design Your Career 2018
 
Why Content Marketing Fails
Why Content Marketing FailsWhy Content Marketing Fails
Why Content Marketing Fails
 
The History of SEO
The History of SEOThe History of SEO
The History of SEO
 
How To (Really) Get Into Marketing
How To (Really) Get Into MarketingHow To (Really) Get Into Marketing
How To (Really) Get Into Marketing
 
The What If Technique presented by Motivate Design
The What If Technique presented by Motivate DesignThe What If Technique presented by Motivate Design
The What If Technique presented by Motivate Design
 
Displaying Data
Displaying DataDisplaying Data
Displaying Data
 
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
10 Powerful Body Language Tips for your next Presentation
 
Crap. The Content Marketing Deluge.
Crap. The Content Marketing Deluge.Crap. The Content Marketing Deluge.
Crap. The Content Marketing Deluge.
 
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating PresentersWhat Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
What Would Steve Do? 10 Lessons from the World's Most Captivating Presenters
 
Digital Strategy 101
Digital Strategy 101Digital Strategy 101
Digital Strategy 101
 
How Google Works
How Google WorksHow Google Works
How Google Works
 

Maamulka lean

  • 1. Jeylani Cismaan Hab maamul casri ah oo waaqici ah oo ay bilowday Toyota co. una gudbay laamo badan sida
  • 2. Maamulka LEAN Bandhigaan aadka u yar kuma soo koobi karno Ee waxaan beegsanayaa sawir guud in aan ka bixiyo Sidee loogu shaqeynayaa waa safar dheer…….oo Guuuuul ah..INSHA ALLAH
  • 3. Xaggee loo socdaa maanta???  Maanta Caalamka waxaa laga sii guurayaa habdhaqameedka Maamulka Casriga  waxaana loo guurayaa Maamulka LEAN
  • 4. Waa hab maamul oo ay ku shaqeyso Shirkada Toyota oo ah in laga saaro wax walba oo Qashin ah(waste) laguna daro wax walba oo Qayim ah(value). Iyadoo laga eegayo xagga Macaamiilka. LEAN waa maxay?
  • 5. LEAN sidee ayuu u shaqeeyaa? Ma ahan Sameey wixii aan ku dhaho (Reer Bariga) (Do it my way) Mana ahan Sameey sidaa rabto (Reer Galbeed) (Do it yourself.) Ee waa………. Isoo raac aan xalka wada helnee (follow me and we will figure out together)
  • 6.
  • 7. Horumarinta DadKa Hanaan Wanaajinta Waa in aan sameynaa horumarin maamul oo dhan kasta min shaqsi ilaa koox ilaa guud Beegsiga ujeedada Hanaan wanaagsan Natiijo wanaagsan
  • 8. Horumar dhan kasta wuxuu u baahan yahay isbede dhankasta Nokia waxaa sameynta telephanada looga hor maray markii ay ka gaabisay habka smart phoneska.
  • 9. Masaaki imai oo ah qabiir xagga lean management wuxuu yiri :“haddii aad hal eray oo Japan baranaysid ha noqdo Kaizen( isbedel waa fiican yahay)  is bedel xasilan oo joogto ah waa horumar
  • 10. Guul Waa sidee? Beegsiga Ujeedada Maxaan qayim keeni karnaa? mushkiladee xalineenaa? Waa in aan qof walba aan kaqeygelinaa Shaqaalaha gacantooda kaliya looma baahna Ee maskax iyo gacanba waa in lays wada kaashadaa
  • 11. Ogow haddii ay Staraatijiyadda ku ektahay Hogaamiyayaasha keliya in ay meel fiican gaareenin Qubaradda Maamulka Lean
  • 12. Qubaradda Maamulka Lean Ogow Xog Ururin keliya kuma filna Ilaa Macaamilka (Shacabka ) laga keeno Dareen Sax ah
  • 13. Hogaan hal koox sameyn kara Goobta hanaanka ka socda soo arki kara Xushmad iyo Qadarin leh Qubaradda Maamulka Lean
  • 14. Qubaradda Maamulka Lean Ogow qiimeynta Dadaalada halyeynimada waa guulo gaaban oo keliya Waxayna maja - xaabinaysaa wadashaqeynta
  • 15. Qubaradda Maamulka Lean Xusuus: Hanaanada oo dhan waxay qeyb ka yihiin hab maamul isku wada xeran
  • 16. Guul Waa sidee? Horumarinta Dadka Sideen u dhiseynaa wax-qabadka dadka? Si qayim loo gudbiyo  Waxaan horumarineenaa QORSHEE , SAMEE, HUBI ,JOOGTEE?(PLAN, DO, ACT, CHECK)  Tababarid ku dhisan ixtiraamid  In la dhiso hanaan maamul oo keeni kara natiijo
  • 17. U boodid gebo gebo ama sheegid xal ma u hogaamineyso wado guul ah Qubaradda Maamulka Lean
  • 18. Qubaradda Maamulka Lean ‘Eedeynta’ Shaqaalaha, iyo Dayacida Hanaanka kuuma hogaaminayaan guul
  • 19. Qubaradda Maamulka Lean Ogow Dhibaato haddii aadan arkin waa Dhibaatada ugu xun
  • 20. Dabeecada Hogaaminta Habka Maamulka •Waxaan dejinaa Aragtida Guud & Qudwada Guud •waxaan ka dhignaa Shaqada mid la arki karo ayaan •Waxaan Shiishka saarnaa Hanaan wanaajinta(process improvement) •Waxaan dhiira-gelinaa Mushkilad xalinta (PDCA) QORHEE, SAMEEY, HUBI, JOOGTEEY •Waa aadnaa oo waa aragnaa Goobta shaqada su’aalo waa weydiinaa si’aan u fahano Waxaan isticmaalnaa Wada-hadal joogta ah, hanaankeena waa mid la arki karo Waxaan dhiiri gelinaa mushkilada in la garto, la xaliyo casharana laga barto. Waxaan leenahay sistem shaqaale qaadasho iyo xajisasho Waxaan dhiirigelinaa horumarinaa shaqaalaha