SlideShare a Scribd company logo
1 of 2
Faalo Gaaban
..................
Aragtidayda khaaska ah. A.joco
Luuqada siyaasiga ee qabiilaysani waata keentay inay soomaali kala qayb-qaybiso.
Iyadoo qabiilku uu noqday jaran-jarada koobaad ee mansab lagu hanan karo.
Soomaalidu waxay is kugu faanaan qabiilba qabiilka uu ka tiro iyo maal badanyahay waxayna u
kala sad bursadaan siday u kala xoog badanyihiin ama ay is ku bahaystaan,iyagoo
doorashooyinka iyo mansabyada dawdalada ugu tartama hab qabiili ah.
Hadaba marka uu madax-waynuhu ku soo baxo nidaadkaa foosha xun ee qabiilaysan ayaa waxaa
markaaba bilaabanta cabasho katimaada ku wii ku doortay qabiilka iyo ku wii aan dooranba.
Waxaana markaaba loobixiyaa naanayso aan wanaagsanayn iyo dhaleecayn dhinaca xumada iyo
habdhaqankiisa siyaasiga ah ilayn ku muu iman nidaam cadaaliya oo wuxuu ku yimid nidaam
qabiili ah oo ah tolaay yaa reer hebalaay.
Hadii aynu soomaali nahay waa caadadeen intaan marka hore garan wayno xaqa ayaynu ku
dambaynaa calaacal iyo kalmadado aan ku haboonayn qofka aan xilka u igmanay.
Hadii aynu siyaasiga ina hogaaminaya u eegi lahayn
hogaamintiisa,aqoonsiisa,daacadnimadiisa,kartidiisa,waayo aragnimadiisa iyo daacadnimadiisa
waxan lamid noqonlahayd dawladaha caalamka ee hurumaray.
Soomaalidu dawlad nimada ka hor waxay ahaayeen dad ku dagaalama Geela,waxaana hadba
lisanjiray irmaanka geela ninka ay xeradiisa ku jirto,markii ay soomaali horiyadada ka qaateen
nidaamkii gumaysiga ee kala qayb-qaybiyay waxay markiiba calankii ku shabaheen hal caano
badan oo maandeeq loogu yeedhijiray oo hadba ninka ay xeradiisa ku jiraa maalijiray.
Tan iyo maalintii calan dawladeed oo soomaaliya leedahay lataagay waxaa loogu hal qabsaday
hashii caano macaan ee maan deeq taas oo hadba ninka xeradiisa ay ku jirtaa maali jiray,iyada
oo hashii maan deeq uu badalay kursiga madax-tinimada dawqlada oo la is ku gu qabsado sidii la
is kugu qabsanjiray geela,waxaana kursiga maala sidii hashii maan deeq hadaba ninka ku
fadhiya.

More Related Content

Featured

Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Kurio // The Social Media Age(ncy)
 
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them wellGood Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Saba Software
 

Featured (20)

Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
 
12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work
 
ChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slidesChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slides
 
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike RoutesMore than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
 
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
 
Barbie - Brand Strategy Presentation
Barbie - Brand Strategy PresentationBarbie - Brand Strategy Presentation
Barbie - Brand Strategy Presentation
 
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them wellGood Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
 

Luuqada SIyaasiga Qabiilaysan ee Malo,awaalka ah.

  • 1. Faalo Gaaban .................. Aragtidayda khaaska ah. A.joco Luuqada siyaasiga ee qabiilaysani waata keentay inay soomaali kala qayb-qaybiso. Iyadoo qabiilku uu noqday jaran-jarada koobaad ee mansab lagu hanan karo. Soomaalidu waxay is kugu faanaan qabiilba qabiilka uu ka tiro iyo maal badanyahay waxayna u kala sad bursadaan siday u kala xoog badanyihiin ama ay is ku bahaystaan,iyagoo doorashooyinka iyo mansabyada dawdalada ugu tartama hab qabiili ah. Hadaba marka uu madax-waynuhu ku soo baxo nidaadkaa foosha xun ee qabiilaysan ayaa waxaa markaaba bilaabanta cabasho katimaada ku wii ku doortay qabiilka iyo ku wii aan dooranba. Waxaana markaaba loobixiyaa naanayso aan wanaagsanayn iyo dhaleecayn dhinaca xumada iyo habdhaqankiisa siyaasiga ah ilayn ku muu iman nidaam cadaaliya oo wuxuu ku yimid nidaam qabiili ah oo ah tolaay yaa reer hebalaay. Hadii aynu soomaali nahay waa caadadeen intaan marka hore garan wayno xaqa ayaynu ku dambaynaa calaacal iyo kalmadado aan ku haboonayn qofka aan xilka u igmanay. Hadii aynu siyaasiga ina hogaaminaya u eegi lahayn hogaamintiisa,aqoonsiisa,daacadnimadiisa,kartidiisa,waayo aragnimadiisa iyo daacadnimadiisa waxan lamid noqonlahayd dawladaha caalamka ee hurumaray. Soomaalidu dawlad nimada ka hor waxay ahaayeen dad ku dagaalama Geela,waxaana hadba lisanjiray irmaanka geela ninka ay xeradiisa ku jirto,markii ay soomaali horiyadada ka qaateen nidaamkii gumaysiga ee kala qayb-qaybiyay waxay markiiba calankii ku shabaheen hal caano badan oo maandeeq loogu yeedhijiray oo hadba ninka ay xeradiisa ku jiraa maalijiray. Tan iyo maalintii calan dawladeed oo soomaaliya leedahay lataagay waxaa loogu hal qabsaday hashii caano macaan ee maan deeq taas oo hadba ninka xeradiisa ay ku jirtaa maali jiray,iyada oo hashii maan deeq uu badalay kursiga madax-tinimada dawqlada oo la is ku gu qabsado sidii la
  • 2. is kugu qabsanjiray geela,waxaana kursiga maala sidii hashii maan deeq hadaba ninka ku fadhiya.