More Related Content
Similar to Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD) (8)
More from Eng.Abdulahi hajji (19)
Somali 2007 PNEB (PUNTLAND NATIONAL EXAMINATION BOARD)
- 1. DAWLAD GOBOLLEEDKA SOOMAALIYEED EE PUNTLAND
IMTIXAANKA SOOMAALIGA SANNAD DUGSIYEEDKA 2007
Waqtiga imtixaanku waa laba saac iyo toban daqiiqo (2:10)
Magaca Ardayga/yada …………………………………………………………..
R/Number………………………………………………………………………….
Magaca Dugsiga ………………………………………………………………….
Gobolka ……………………………Degmada…………………………………..
Taariikhda…………………………………………………………………………
QAYBAHA IMTIXAANKU KA KOOBAN YAHAY:
I. Su’aalo laga jawaabayo dhammaantood……………………………(15 Dhibcood)
II. Buuri meelaha banana………………………………………………….(5 Dhibcood)
III. Sharaxa ereyada ……………………………………………………...(10 Dhibcood)
IV. Keen ereyadan lidkooda……………………………………………...(10 Dhibcood)
V. Maahmaahyo…………………………………………………………..(16 Dhibcood)
VI. Sharax maahmaahyo………………………………………………...(10 Dhibcood)
VII. Isku dhigid, kala dhihid, kala macne …………………………………(5 Dhibcood)
VIII. Halxiraalayaal…………………………………………………………..(9 Dhibcood)
IX. Curisyo…………………………………………………………………(20 Dhibcood)
- 2. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 2 of 16 ©PNEB 2007
Rough Work - Will NOT be Marked
…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………………….. ………………………………………………

……………………………………………………………………………………………………………….. ....... …………………………………………

- 3. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 3 of 16 ©PNEB 2007
Akhri sheekadan, dabadeedna ka jawaab su’aalaha ka dambeeya
Sikhil waa halkudhig tix gabay ah oo uu tirshey Cabdi Xasan Maxamuud, oo ku magac
dheer Cabdi-shaarub, waana hal magaceed. Shaarub waa gabyaa misana cayaartoy ah, oo
hal-abuurka lagu kuunyo, da’diisa iyo deegaankuu ku korayna dhab uga sheegan. Wuxuu
ku dhashay miyiga gobolka Nugaaleed ee Soomaaliya, 1940-tameeyadii, wuxuu ku
hanaqaaday gobolka Mudug, Doollo iyo Ciid, iyo hawdka Sool. Tan iyo yaraantiisii, Shaarub
wuxuu nolol ahaan ku soo barbaaray doog iyo jiilaalba, nacfiga iyo dhaqashada geela,
taasoo geyeysiisey in uu naftiisa u huro una dacdarreeyo xannaanada iyo dhaqanka geelu
u baahan yahay. Wuxuu baahi, harraad, arad, cagacaddaan iyo rafaad geela iyo seben-
bixintii la soo maray hawd, buuro, banaan, sool, qarfo, dullo iyo carrasan intaba, taasoo uu
in badan af libaax iyo col ugu sigtay. Hadday ceel tahay, hadday carshin tahay, iyo hadday
cashi-bixinti tahayba, Shaarub waa nin geela u go’doomay oo adduun kale haaminti iyo
roonaan naftiisaba meel iska dhigay; waana nin geelu wax kasta kala sarreeyo. Hab-
dhaqanka geela, sabadyada lagu xareeyo, daaqsinta wanaagsan iyo carrada uu ku bulaalo,
iyo cudurrada saameeya iyo sancayntooda ayuu ku dhukan yahay oo laga ogaal weydiiyaa.
“Toojaba nin laa tabeheed yaqaan” bay Soomaalidu ku maahmaahdaa.
Sideedana duunyada Soomaalidu dhaqato, meesi ay tahayba, waxaa ugu qaalisan, cad iyo
caano, iyo sar iyo so’ba; ama ugu-dhaqanka dhinaca xaalka, magaha iyo dhiigga, amase
xarragada reer-dhiska, iyo xilbaxa xididnimada waa geela. Taas waxaa ka sii daran,
Soomaalida oo reer guuraa u badani waxay hayimeysataa waa awrta; hadday hayaan iyo
geeddi tahay, hadday dhaansi iyo oon-bixin dad iyo duunyaba tahay, hadday safaro iyo ka
ganacsi tahay, iyo hadday rakuubaysi tahayba.
Tix dheer oo gabyaa Haaraa la oran jirey uu waxtarka geela ka tirshey ayey tuducaan
hoose oo qiimaha awrka tilmaamayaa ka mid ahaayeen:
- 4. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 4 of 16 ©PNEB 2007
“Isagoo wixii la saaraba inuu sido la moodeynin
Markab nimanka Soomaaliyeed Suuboy adigaa leh”
Shaarub waa nin geela aad u jecel oo wuxuu dhaafsan karaa aysan jirin. Guurso oo yarad
bixi ayaa laga waayey, wuxuuse u quuri waayey inuu gabar reer u noqota xarrago uga
baxsho ilaa uu doob dhaafay oo da’ weyn madaxa la galay. Geela dhibkaasi ka soo maray
oo sidaas ugu dheer ayay mar kasta niman aan hawl uu leeyahay geed u soo marini usoo
ag fariistaan, iyagoo ama maal ka raba ama xoolagooyo, kuwaasoo dabadeed uu
tusaaleeyey:
Inuu marar badan indhaha isugu qabtay, aan loogana abaal hayn.
Inay dhaqan waayeen kuwuu horay ugu deeqay oo ay dayac iyo darayo u
dhinteen.
Inay isaga dhaafiyaan keliya inay dulucdoodu tahay, oo ayan bahalka, baylahda,
iyo watatacowka ka ceshan karin.
Inuusan u jixinjixin kuwa aan geela dhaqan, oo iska caadeystay xoolo nin kale ku
dhintay in aay cuquuleeyaan.
Si ay marakan ugu meel marsadaan inay murwadiisii iyo carruurtiisii ku salladeen.
Si kastoy u dabaqorraxoodiyaan inaan hadalkoodu maraynin.
Gabaygaan wuxuu tiriyey intuu guursadey.
In dhan baan salaada uga tagey sawdka Aakhiro e
In dhan baan Siraad gabara iyo sawjaddaw huraye
In dhan baan saloolmoo asqada salaley leylkiiye
In dhan baan saqaafada ugu maray kaymo saar badane
In dhan baan salaaddii kacshoo sooca hee iriye
In dhan baan sar weynow libaax sool u jiifsadaye
In dhan baan sarwaan iyo ul dheer siiqlahaw sidaye
In dhan baan sammuudlaw ratiga saaray dhabarkeeda
In dhan baan sibraha uga dhacshoo meel u saahidaye
In dhan baan mandheertii ka sugay say u jeeddaba e
- 5. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 5 of 16 ©PNEB 2007
In dhan baan siyaasowgu dhigay seegtay naasaha e
Oo xeerada goortaan salaxay soo duwooy iriye
Oo golaha markay sooftayaan soolka ku ekeeyo
Iyadoo sawaakiinahoo suuliga aad mooddo
Sannadiyo biliyo dhawr cashaan dhinac saloollaaye
Siigada korkaygaad habeed sagalla mooddaaye
Saaxiibbaday iyo habluhu ima salaamaane
Iyadoo sidkeedii go’oo sabarku weynaaday
Sool sare waxaan mariyo ooy mirato suubaanta
Goortay sibraha meel dhigtoon nirig ka soo saaro
Saaddada kastuumaan geshaa seben u daayaaye
Sarmaseegtadeedaan sugaa tii subbeehiyahe
Salowgeeda goortaan maqlaan sara istaagaaye
Saqda dhexe alleylkii hurdada seexo ma aqaane
Kuwaan siiyey waagii dhawayd ima salaamaane
Qaalmihii samaysnaa kuwii sababay weeyaane
Hadba waxay u seexanahayaan inay i seejaane
Hadday sawjaddeydiyo ilmaha igu sumeeyeene
Ninkii Sikhil i weydiinayow sawdku waa maya e
Soodoon-layaalaw mindhaa haatan kuma siiyo.
- 6. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 6 of 16 ©PNEB 2007
I. Ka jawaab su’aalahan dhammaantood……………………………..(15 Dhibcood)
1. Sheeg ugu yaraan saddex faa’iido oo aynu geela ka helo:
B………………………………………………………………………………………………………
T………………………………………………………………………………………………………
J………………………………………………………………………………………………………
2. Duunyada Soomaalidu dhaqato waxay u qaybsantaa afar meesi. Sheeg afartaa meesi?
B………………………………………………………………………………………………………
T……………………………………………………………………………………………………….
J………………………………………………………………………………………………………..
X……………………………………………………………………………………………………….
3. Maxaa loo yaqaan neefka xoolaha ah ee caanaha badan?
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
4. Maxaa loo yaqaan neefka xoolaha ah ee caanaha yar?
………………………………………………………………………………………………………
……………………………………………………………………………………………………..
5. Maxaa loo yaqaan labada halaad ee hal ilmo ah wada nuugo?
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
6. Sharax tuducan: “ In dhan baan sammuudlaw ratiga saaray dhabarkeeda”
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
- 7. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 7 of 16 ©PNEB 2007
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
7. Maxay kala yihiin Baarqab, Koron iyo Gurgurshaa, layli?
Baarqab……………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………
Koron………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
……………………………………………………………………………………………………..
Gurgurshaa……………………………………………………………………………………….
………………………………………………………………………………………………………
Layli ………………………………………………………………………………………………..
……………………………………………………………………………………………………..
8. Sheeg ugu yaraan laba midab oo geela u gaar ah?
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………..……………………………………
9. Waxaad sheegtaa ilmaha geela ah halka uu hooyadii uga weyn yahay?
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
waa neefka geela ah ee la
xiniyo saaro
dhogorta
- 8. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 8 of 16 ©PNEB 2007
10.Maxaa loo yaqaan neefka irmaan ee ilmo la’aan la maalo?
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
II. Markaad akhrido sheekada, buuxi meelaha banaan…………… ( 5 Dhibcood)
1) Tixda gabayga ah ee tilmaamaysa waxaa tiriyey
……………………………………………………………………………………………..
2) 1940 waxaa dhashay ninka lagu magacaabo
……………………………………………………………………………………………..
3) Toojaba nin laa tabaheed
……………………………………………………………………………………………
4) Sheekada ninka laga qoray waxaa lagu naanaysaa
……………………………………………………………………………………………..
5) Shaarub wuxuu marar badan indhaha isugu qabtay bixinta
……………………………………………………………………………………………
III. Sharax ereyadan……………………………………………………(10 Dhibcood)
1. Sool……………………………………………………………………………………………
2. Sarwaan………………………………………………………………………………………
3. Saqaafe………………………………………………………………………………………
4. Saaddada…………………………………………………………………………………….
5. Sarmaseegto………………………………………………………………………………..
6. Habeed……………………………………………………………………………………….
7. Sibraha ……………………………………………………………………………………..
8. Qadan………………………………………………………………………………………….
9. Sawdka ……………………………………………………………………………………….
10.Hayaan….…………………………………………………………………………………….
- 9. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 9 of 16 ©PNEB 2007
IV. Keen ereyadan lidkooda…………………………………………(10 Dhibcood)
1. Carshin…………………………………………………………………………………….
2. Xarrago/Yarad……………………………………………………………………………
3. Abaar …………………………………………………………………………………….
4. Buur ………………………………………………………………………………………
5. Fulay………………..……………………………………………………………………..
6. Baari………………………………………………………………………………………
7. Nirig………………………………………………………………………………………..
8. Ramag/Ramad……………………………………………………………………………
9. Cudur ……………………………………………………………………………………..
10.Dumaal …………………………………………………………………………………..
V. Keen min afar maahmaahood kuwa hoos ku qoran: (16 Dhibcood)
Ragga: Tusaale; “Wax rag kaa galay rako kaa gale”………………….(4 Dhibcood)
1. ……………………………………………………………………………………………..
2. …………………………………………………………………………………………….
3. ……………………………………………………………………………………………
4. ……………………………………………………………………………………………
Nin: Tusaale; “ Nin kuu digay kuma dilin”………………………… (4 Dhibcood)
1. …………………………………………………………………………………………..
2. …………………………………………………………………………………………..
3. …………………………………………………………………………………………..
4. …………………………………………………………………………………………..
Geela: Tusaale; “ Geel jeeni kama go’o”…………………………….(4 Dhibcood)
1. …………………………………………………………………………………………
2. ………………………………………………………………………………………….
3. ………………………………………………………………………………………….
4. …………………………………………………………………………………………..
banaan
geesi
caasi
caafimaad
- 10. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 10 of 16 ©PNEB 2007
Dumarka: Tusaale; “Dumar ama u samir ama ka samir”…..…………………(4 Dhibcood)
1…………………………………………………………………………………………………………
2. ……………………………………………………………………………………………………….
3. ……………………………………………………………………………………………………….
4. ………………………………………………………………………………………………….........
VI. Sharax maahmaahyahan: (10 Dhibcood)
1. Rag yaraaday tafo naagood baa laga doonaa………………………………….(2 Dhibcood)
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
2. Sir ma qabe saab baa biyo u cesha……………………………………………(2 Dhibcood)
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
3. Haddii geeriyi ku dayso, gabow ayaan ku deynayn……………………………(2 Dhibcood)
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
4. Meel hoo u baahan hadal wax kama taro……………………………………..(2 Dhibcood)
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
- 11. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 11 of 16 ©PNEB 2007
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
5. Maan rag waa mudacyo caaradood………………………………(2 Dhibcood)
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………………………
VII. Ereyadan waa isku dhigid, kala dhihid, kala macne. U samee macnayaal lagu kala
garto ereyada bilaha ku jira, adoo raacaya tusaalaha lagu siiyey.
(5 Dhibcood)
Tusaale: (sur – sur) 1. Maxamed, dhiisha sur
2. Shalay waxaan jabsaday
haanta ligligeeda.
sur
(fool – fool)
1.………………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………… ……………………
markaan geela la joogay.
2…………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………..…………………………
(yeel – yeel)
1…………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………..…………………………
2…………………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………………..
(hiil – hiil)
1…………………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………………..
- 12. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 12 of 16 ©PNEB 2007
2…………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………..…………………………
(cay – cay)
1…………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………..…………………………
2…………………………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………..…………………………
(sar – sar)

VIII. Halxiraalayaal:
(9 Dhibcood)
1. Waxaad sheegtaa laba gobol oo ka mid ah gobollada Soomaaliyeed oo magacooda
iyo magaca magaalo-madaxyadooda (Caasimadahooda) ay ka wada bilowdaan
xarafka “B”? ………………………………………………………………….(3 Dhibcood)
.……………………………………………………………………………………...…………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………… ……………………………………………………
2. Sheeg gobol ka mid ah gobollada dalkeenna oo magaciisu la macne yahay qaybta
hore meel biyo fariistaan, qaybta dambana midab midabada ka mid ah?
(3 Dhib)
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
……………………………………………………………………………………………………………
- 13. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 13 of 16 ©PNEB 2007
3. Sheeg degmo ka mid ah degmooyinka ku yaal dalkeenna, gaar ahaan kuwa
koonfureed oo magaceeda qaybta hore uu la macne yahay xubin ka mid ah jirka
bani’aadamka, qaybta dambana midab ka mid ah midabada?…(3 Dhibcood)
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
…………………………………………………………………………………………………
IX. Qor labo curisyo, ugu yaraan min hal bog, adigoo laba ka mid ah dooranaya
mawduucyada hoos ku qoran:………………………………… (20 Dhibcood)
1) Dhibaatooyinka hortaagan horumarinta waxbarashadda iyo sida looga gudbi karo.
2) Dhibaatooyinka ka dhalan kara xaalufinta deegaanka iyo sida lagu joojin karo.
3) Dhibaatada Qaadku (Jaadku) ku hayo dhallinta Soomaaliyeed iyo sida looga gudbi
karo.
Mowdauuca hore
…………………………………………………………………………………………………………

- 14. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 14 of 16 ©PNEB 2007

Mowduuca dembe

- 15. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 15 of 16 ©PNEB 2007

- 16. Puntland National Examination Board Secondary School Form Four Examination
Puntland Certificate of Education Somali Examination, June 2007
Page 16 of 16 ©PNEB 2007

Guul Wacan