Your SlideShare is downloading. ×
Jobb somali
Jobb somali
Upcoming SlideShare
Loading in...5
×

Thanks for flagging this SlideShare!

Oops! An error has occurred.

×
Saving this for later? Get the SlideShare app to save on your phone or tablet. Read anywhere, anytime – even offline.
Text the download link to your phone
Standard text messaging rates apply

Jobb somali

203

Published on

Published in: Education
0 Comments
0 Likes
Statistics
Notes
  • Be the first to comment

  • Be the first to like this

No Downloads
Views
Total Views
203
On Slideshare
0
From Embeds
0
Number of Embeds
0
Actions
Shares
0
Downloads
1
Comments
0
Likes
0
Embeds 0
No embeds

Report content
Flagged as inappropriate Flag as inappropriate
Flag as inappropriate

Select your reason for flagging this presentation as inappropriate.

Cancel
No notes for slide

Transcript

  • 1. Miyaa shaqo loo codeyn karaa? Xisbi kastaa shaqooyin badan ayuu balan qaadeyaa. Laakiin yaa shaqada siinaaya? Waxa loo baahan yahay shaqooyin badan, khaasatan dhinaca dhalinyarada. Dad ayaa aaminsan in siyaasiyiintu shaqo sameyn karaan. Qaarna waxa ay rajeynayaan in shaqooyinka cusub ay ka soo baxayaan dhinaca dawlada. Ama shirkadaha waaweyn. Centerpartiet waxa uu hayaa fikrad kale oo meesha shaqooyinka cusubi ka imaaneyaan ku sabsan. Waanu ku taageersan nahey hadii aad aaminsan tahey in Swiidhan ay meel uga banaan yihiin shirkado la bilaabey hada oo cusub. Shaqooyinka berito waxa ay ku jiraan shirkadahaa badan ee yaryar. Dhinaca adeega, tusaale ahaan, xanaanada carruurta, kafeteeriyada iyo muqaaxiyaha. Iyo farsamada sare ee deegaanka. Shaqooyinka noocaas ah waxa sameyn kara shirkadaha oo kaliya. Dadka shirkadaha leh waa qaar riyo leh. Waxa ay diyaar u yihiin in ay u huraan wakhtigooda iyo maalkooda fikrad. Marka ay fikradu midho dhasho oo ay shirkadu weynaato oo dad badan ka shaqeeyaan ayaa riyadii rumewdaa. Dawlad ayaa u dhib yareyn karta dadka riyadooda. Dawladee ayaad aaminsan tahey in ay caawinayso in shirkadaha ugu badan la bilaabo, horumaraan, oo ay koraan? Ma waxa weeyaan dhinaca bidix ee cashuurta kor u qaadaaya, kharashka dad shaqaaleysiinta kicinaaya ee xeerarka safka adag? Mise waxa weeye Alliansen iyo Centerpartiet kuwaas oo dariiqa u jeexaaya shaqooyinka badan ee shirkadaha cusub. Sidan ayuu dooneyaa in Centerpartiet u sii shaqeeyo: Carqalada HOOS UDHINTO Waa in ay dhib yaraato in shirkad la haysto! Wuxuu rabaa kan ku xariifka ah sida wax loo dubo ama sida weldhinka loo sameeyo, in uu taas sameeyo, oo aanu qaban maareynta xeerar aan loo baaheyney. Afartii sano ee ugu danbeeyay ayay carqaladii yaraatey. Waxa ay ahaatey mid ka dhib yar oo ka qiimo jaban in qof la shaqaaleysiiyo. Waxa aanu tusaale ahaan kala badh ka dhigney kharashka dad shaqaaleysiinta ee dhalinyarta. Dariiiqan ayaan rabnaa in aan ku sii wadno. LAS wakhtigeen la socota Markii xisbiga shaqaalaha ee Swiidhan (LAS) la sameeyay xiligii1930-yadii may aheyn ujeedadu in la baabiiyo taaga dhalinyarada ee 2010-yada. Maanta waxa ay LAS u taagan tahey lidka amaanka iyo isa soo saarida shakhsiga. Dhaliyaradu waxa ay joogaan shaqo la’aan sababta oo ah shirkadihii shaqo ma siin karaan. Sidaas daraadeed ayaa Centerpartiet rabtaa in ay badasho LAS si ay dhalin badan si dhakhso ah u soo galaan suuqa shaqada. Wax maamulka gobalka iyo dagmooyinka tartan la gala Kalkaalisadu waa ay fiican tahey Swiidhanta dhinaca bidix hadii ay u shaqeyso maamulka gobalka, laakiin waa ay xun tahey hadii ay furato rug ay iyadu leedahey. Waxa aanu aaminsan nahey in ay niyad dheeraad ah, farxad iyo awood u sii heli karto hadii ay iyadu isku shaqeyso. Taas oo keenaysa in ay dhakhaatiirta waaweynina ka sii fiicnaadaan. Sidaa oo kale weeye dugsiyada, hoyga dadka waaweyn iyo xanaanooyinka carruurtu. Waxa intaa dher in ay Swiidhan u baahan tahey dumar badan oo shirkad wada! Shirkado badan meesha shaqada looga baahan yahey Guryo badan oo Swiidhan ku yaala waxa ka buuxa dad khibrad leh oo ka yimid dunida oo dhan. Halkaa waxa jooga dad aad u badan oo raba in ay shaqeeyaan laakiin aan helayn shaqo. Oo ku dhex lumey suuqa shaqada. Dadbaa raba in ay taa ku xaliyaan kaalmo badan iyo xeerar
  • 2. badan. Waxa uu aaminsan yahey Centerpartiet wax ka soo hor jeeda. Waxa aan rabnaa in aan shaqada ku abuurno anagoo cashuur dhimid siineyna shirkadaha raba in ay ka dhismaan Rinkeby, Rosengård ama Angered. Waxa aan barnaamijkan ugu yeedhnaa Nystartszoner. Waxaana guul lagaga gaadhey Ingriiska, Faransiiska iyo Talyaaniga. U codee Centerpartiet sebtembar tan ka dibna waxa aad u codeynaysaa shirkado cusub oo badan.

×