2. Waxyaabaha inoo qabsoomay sanadka – JBA Galdogob
• Waxaan dib u bilownay diploomooyinkii Faraca ka bixi jiray
iyadoo aan sanadkan ku guulaysanay; Diploma IT iyo
Diploma Luqadaha English & Carabi ah.
• In dayactir lagu sameeyay Compuska weyn ee Faraca
Galdogob.
• Dib U qalabaynta Maktadabii Jaamacada.
3. Cont…
• Waxaan dib hirgalinay Laabkii Computer-da oo aan in mudo
ah shaqayn.
• Tababaro ardayda kor loogu qaadayo oo loo qabtay.
• Shirar horumarineed ee jaamacada sidii kor loogu qaadi
lahaa oo laqabtay lalana yeeshay Macalimiinta, ardayda iyo
aqoonyahanka Degmadaba.
4. Caqabadihii Sanadka aanu wajahnay
• Fasalada oo ciriiri nagu ahaa iyadoo xiliyada qaar ay
noqonaysay classyada wakhtiyadooda inan kala
badalno.
• Waxaa lagu guuldaraystay in la wada dabaro
Mushaaraadka shaqaalaha Faraca.