SlideShare a Scribd company logo
1 of 3
Gobolka Banaadir: Ma Nihin oo Keliya Warshadii Federaalka
Doorashooyin guud ayaa lagu wadaa in dalka ay ka dhacaan
dabayaaqada sanadkan 2016. Waxaa la dooranayaa madaxweyne,
xubnaha golaha baarlmaanka oo yeelanaya aqal hoose iyo mid sare
oo ah gole cusub oo baarlamaanku yeelanayo.
17 gobol ayaa xubno la soo doortay ku yeelanaya golahaasi sare.
Hase ahaatee Gobolka Banaadir oo ay ku noolyihiin in kabadan 3
milyan oo qof ayaan xubno ku yeelan doonin aqalka sare ee dalku
yeelanayo.
Waa cadaalad daro in gobol ay Soomaali idil ay ku dhantahay la
duudsiiyo xaqii ay lahaayeen.
Dadka taageeraya in gobolka Banaadir xubno laga siin golaha sare
ayaa waxaa ay ku doodayaan in ay Gobalka Banaadir caasimadii
dalka uu ka tirsan yahay, oo dadka oo dhan ay ka dhaxeyso, isla
markaana aanu maamul goboleed hoos tegin.
Laakiin dadka doodaas qaba ayaa ilowsan in magaaladaas culays ku
filan la saaray. Waxaa ka soo xarooda dakhliga uu badan ee dalka,
waa magaalo ay ku noolyihiin Soomaalida ka soo jeeda shanta
qeybood ee Soomaalidu degantahay_siyaabo kastaa ha ugu
noolaadeene.
Hadda waxaa dibadda u soo baxaya dareenkii ay qabeen dadka
degan Gobolka Banaadir. Dibad bax ayay ka oogeen gobolka
Banaadir.
Dibadbaxa ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Gobolka
banaadir, dadweyne isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada.
Dibad baxayaasha ayaa waxaa ay si cod dheer u sheegeen in aanay
ogoleyn in ay markastaa culays u joog ahaadaan. In gobolkooda laga
qaado canshuurta ugu badan, hadana loo diido in ay xubin ka
noqdaan golaha sare oo ay xubin ku leeyihiin gobolada kale ee
dalka.
“Warshad dowladda
federaalka
wax u soo saarta
oo keliya
ma sii ahaan karno”
Bulshada Banaadir waxaa ay ku doodayaan in aysan ahayn 'warshad
federaalka wax u soo saarta keliya', oo ay yihiin hooyadii gobolada
dalka, iyo in ay markastaa midnimo raadinta darteed ay dhibaatooyin
badan u soo gaaraan.
Dooda masiirka gobolka Banaadir iyo caasimadda Muqdisho way
soo taagnayd.
Dibadbixii Muqdisho ka dhacay waxaa uu ahaa dhoolatus ay dadka
ku nool Gobolka Banaadir ku muujiyeen sida ay quus ta uga
taaganyihiin go'aanka la qaatay ee ahaa in aanay saami ku lahayn
aqalka sare, iyo in aysan aqbalayn wax ka sokeeya in ay xubnahooda
helaan.
Markay intaas mareyso, dowladda federaalka iyo dowlad
goboleedyadaba waxaa la gudboon in ay dib ugu laabtaan go'aanadii
ay qaateen, Gobolka Banaadirna uu helo xubnaha uu ku yeelanayo
aqalka sare ee baarlamaanka.
Marka dadku dareenkooda si nabada ku muujiyaan waxaa haboon in
la dhageysto, oo laga qanciyo waxa ay dalbanayaan. Laakiin haddii
dhegaha laga furaysto waxaa ay noqonaysaa in muwaadiniin
Soomaaliyeed xuquudoodii la duudsiiyay.
Gudoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in
cadaalad daro ay arkeen, wixii hadda ka danbeeyana aanay ahayn
oo keliya 'warshad federaalka Wax u soo saara, oo ay doonayaan
'Saamigooda aqalka sare'.

More Related Content

Featured

How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
ThinkNow
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Kurio // The Social Media Age(ncy)
 

Featured (20)

2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot
 
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTEverything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPT
 
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsProduct Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
 
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
 
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfAI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
 
Skeleton Culture Code
Skeleton Culture CodeSkeleton Culture Code
Skeleton Culture Code
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 

Aqalka sare

  • 1. Gobolka Banaadir: Ma Nihin oo Keliya Warshadii Federaalka Doorashooyin guud ayaa lagu wadaa in dalka ay ka dhacaan dabayaaqada sanadkan 2016. Waxaa la dooranayaa madaxweyne, xubnaha golaha baarlmaanka oo yeelanaya aqal hoose iyo mid sare oo ah gole cusub oo baarlamaanku yeelanayo. 17 gobol ayaa xubno la soo doortay ku yeelanaya golahaasi sare. Hase ahaatee Gobolka Banaadir oo ay ku noolyihiin in kabadan 3 milyan oo qof ayaan xubno ku yeelan doonin aqalka sare ee dalku yeelanayo. Waa cadaalad daro in gobol ay Soomaali idil ay ku dhantahay la duudsiiyo xaqii ay lahaayeen. Dadka taageeraya in gobolka Banaadir xubno laga siin golaha sare ayaa waxaa ay ku doodayaan in ay Gobalka Banaadir caasimadii dalka uu ka tirsan yahay, oo dadka oo dhan ay ka dhaxeyso, isla markaana aanu maamul goboleed hoos tegin. Laakiin dadka doodaas qaba ayaa ilowsan in magaaladaas culays ku filan la saaray. Waxaa ka soo xarooda dakhliga uu badan ee dalka, waa magaalo ay ku noolyihiin Soomaalida ka soo jeeda shanta qeybood ee Soomaalidu degantahay_siyaabo kastaa ha ugu noolaadeene. Hadda waxaa dibadda u soo baxaya dareenkii ay qabeen dadka degan Gobolka Banaadir. Dibad bax ayay ka oogeen gobolka Banaadir. Dibadbaxa ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Gobolka banaadir, dadweyne isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada.
  • 2. Dibad baxayaasha ayaa waxaa ay si cod dheer u sheegeen in aanay ogoleyn in ay markastaa culays u joog ahaadaan. In gobolkooda laga qaado canshuurta ugu badan, hadana loo diido in ay xubin ka noqdaan golaha sare oo ay xubin ku leeyihiin gobolada kale ee dalka. “Warshad dowladda federaalka wax u soo saarta oo keliya ma sii ahaan karno” Bulshada Banaadir waxaa ay ku doodayaan in aysan ahayn 'warshad federaalka wax u soo saarta keliya', oo ay yihiin hooyadii gobolada dalka, iyo in ay markastaa midnimo raadinta darteed ay dhibaatooyin badan u soo gaaraan. Dooda masiirka gobolka Banaadir iyo caasimadda Muqdisho way soo taagnayd. Dibadbixii Muqdisho ka dhacay waxaa uu ahaa dhoolatus ay dadka ku nool Gobolka Banaadir ku muujiyeen sida ay quus ta uga taaganyihiin go'aanka la qaatay ee ahaa in aanay saami ku lahayn aqalka sare, iyo in aysan aqbalayn wax ka sokeeya in ay xubnahooda helaan. Markay intaas mareyso, dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadaba waxaa la gudboon in ay dib ugu laabtaan go'aanadii ay qaateen, Gobolka Banaadirna uu helo xubnaha uu ku yeelanayo aqalka sare ee baarlamaanka.
  • 3. Marka dadku dareenkooda si nabada ku muujiyaan waxaa haboon in la dhageysto, oo laga qanciyo waxa ay dalbanayaan. Laakiin haddii dhegaha laga furaysto waxaa ay noqonaysaa in muwaadiniin Soomaaliyeed xuquudoodii la duudsiiyay. Gudoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in cadaalad daro ay arkeen, wixii hadda ka danbeeyana aanay ahayn oo keliya 'warshad federaalka Wax u soo saara, oo ay doonayaan 'Saamigooda aqalka sare'.