SlideShare a Scribd company logo
1 of 6
Entrepreneurship
SOO BANDHIGIDDA QORSHAHA GANACIGA
Hawl qabadyada muhiimka ah
 Qeexa Erayga Bandhig” ?
(i) Erayga “bandhig” waxa macnihiisu leeyahay laba
qaybood kuwaas oo kala ah in uu yahay warbixin
odhaaheed lagu sameeyo dhukumenti qoran
ujeedaduna tahay in lagu guulaysto taageerada dadka
loogu talo galay.
Qodobada ugu muhiimsan ee aad ku dari
karto soo jeedintaada waxa ka mid ah:
 (i) Erayga “bandhig” waxa macnihiisu leeyahay laba
qaybood kuwaas oo kala ah in uu yahay warbixin
odhaaheed lagu sameeyo dhukumenti qoran ujeedaduna
tahay in lagu guulaysto taageerada dadka loogu talo galay.
 (ii) Bandhigida macnaheedu maaha in la akhriyo
dhukumentiga qoran, sidaas awgeed waxa uu u baahan
yahay in loo diyaariyo si haboon, wakhti ku filanna uu
geliyo qofka hadlayaa, marka ay noqoto waxa uu ka
hadlayo iyo qalabka uu adeegsanayo.
Cont…
 (iii) Soo bandhigid meel mar ahi waxay u baahan
tahay isticmaalka farsamooyin ama xirfadaha
hanashada dareenka dhegaystayaasha:
xakamaynta codka, ishaarooyinka jidhka iyo
qotonka jidhka.
 (iv) Inkasta oo ay xirfaddahaasi yihiin qaar dadka
badhkii ku dhashaan, haddana waa qaar lagu
horumarin karo tababaro joogto ah.
 (v) Tusaale ka bixi farsamo soo bandhigeed iyo
sida uu hadluhu u awoodi karo in uu adeegsado si
uu kor ugu qaado wax ku oolnimada soo
bandhigidiisa.
Ku qor tilmaamahan xaashida balladhan
ama sabuuradda.
 i. Sharraxaad ka bixi sida uu hadluhu u
diyaarsanaayo dulucda mawduuca uu kusoo
bandhigayo qorshaha ganacsi, isagoo xooga
saaraaya tusmada.
 ii. Tax xirfadaha loo baahan yahay in si guuli ku
dheehan tahay loo soo bandhigo qorshe ganacsi
una sharrax sida loo isticmaalo.
 iii. Natiijada u soo bandhig golaha.
Cont…
 Wakhtiga loo qoondeeyay waa inaanu ka badan 1 saacad.
 Caddee arrimaha sharraxaadda u baahan ee ka soo baxay
bandhigga iyo jawaab celinaha ka soo noqday bartayaasha.
 Ugu danbayn, soo jeeddi faalladaada guud adigoo
hubinaaya in arrimahan soo socdaa si cad u muuqdeen:
(a) Meelaha ay tahay in xoogga la saaro marka la
jeedinaayo qorshe ganacsi.
(b) Liis dhamays tiran oo ku saabsan xirfadaha bandhigga.

More Related Content

Featured

Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Kurio // The Social Media Age(ncy)
 

Featured (20)

Skeleton Culture Code
Skeleton Culture CodeSkeleton Culture Code
Skeleton Culture Code
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
 
12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work
 
ChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slidesChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slides
 
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike RoutesMore than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
 
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
 

Entrepreneurship.pptx

  • 2. Hawl qabadyada muhiimka ah  Qeexa Erayga Bandhig” ? (i) Erayga “bandhig” waxa macnihiisu leeyahay laba qaybood kuwaas oo kala ah in uu yahay warbixin odhaaheed lagu sameeyo dhukumenti qoran ujeedaduna tahay in lagu guulaysto taageerada dadka loogu talo galay.
  • 3. Qodobada ugu muhiimsan ee aad ku dari karto soo jeedintaada waxa ka mid ah:  (i) Erayga “bandhig” waxa macnihiisu leeyahay laba qaybood kuwaas oo kala ah in uu yahay warbixin odhaaheed lagu sameeyo dhukumenti qoran ujeedaduna tahay in lagu guulaysto taageerada dadka loogu talo galay.  (ii) Bandhigida macnaheedu maaha in la akhriyo dhukumentiga qoran, sidaas awgeed waxa uu u baahan yahay in loo diyaariyo si haboon, wakhti ku filanna uu geliyo qofka hadlayaa, marka ay noqoto waxa uu ka hadlayo iyo qalabka uu adeegsanayo.
  • 4. Cont…  (iii) Soo bandhigid meel mar ahi waxay u baahan tahay isticmaalka farsamooyin ama xirfadaha hanashada dareenka dhegaystayaasha: xakamaynta codka, ishaarooyinka jidhka iyo qotonka jidhka.  (iv) Inkasta oo ay xirfaddahaasi yihiin qaar dadka badhkii ku dhashaan, haddana waa qaar lagu horumarin karo tababaro joogto ah.  (v) Tusaale ka bixi farsamo soo bandhigeed iyo sida uu hadluhu u awoodi karo in uu adeegsado si uu kor ugu qaado wax ku oolnimada soo bandhigidiisa.
  • 5. Ku qor tilmaamahan xaashida balladhan ama sabuuradda.  i. Sharraxaad ka bixi sida uu hadluhu u diyaarsanaayo dulucda mawduuca uu kusoo bandhigayo qorshaha ganacsi, isagoo xooga saaraaya tusmada.  ii. Tax xirfadaha loo baahan yahay in si guuli ku dheehan tahay loo soo bandhigo qorshe ganacsi una sharrax sida loo isticmaalo.  iii. Natiijada u soo bandhig golaha.
  • 6. Cont…  Wakhtiga loo qoondeeyay waa inaanu ka badan 1 saacad.  Caddee arrimaha sharraxaadda u baahan ee ka soo baxay bandhigga iyo jawaab celinaha ka soo noqday bartayaasha.  Ugu danbayn, soo jeeddi faalladaada guud adigoo hubinaaya in arrimahan soo socdaa si cad u muuqdeen: (a) Meelaha ay tahay in xoogga la saaro marka la jeedinaayo qorshe ganacsi. (b) Liis dhamays tiran oo ku saabsan xirfadaha bandhigga.