SlideShare a Scribd company logo
1 of 9
Download to read offline
DARYEELKA CAAFIMAADKA
HOOYADA IYO DHALAANKA
DOTT. Abuukar Nuur Xuseyn
Takhtarka Cudurrada Caruurta
“BUUGGA JADEECADA”
Talaalku waa xaq ay leeyihiin caruurta waana waajib saaran waalidiinta
“Every death due to measles could be prevented
with a simple vaccination that costs less than a dollar per child.”
JADEECO
Jadeecadu waxay ka mid tahay cudurrada Soomaalida ay ku tilmaami jirtay Lixda
Cuduro ee Dilaagaa ah, kuwaas oo ka jira Dalkeena Soomaaliya.
Somaliya waxa ay ka mid tahay dalalka saboolka ah oo aan gaarin isku filnaansho
dhaqaale ay ku daryeeli karto caafimaadka bulshada waxaana waddanka oo gabi
ahaan ka jirin siyaasad, barnaamijyo iyo stratejiyo lagu hormariyo laguna howl geli
lahaa caafimaadka bulshada guud ahaan gaar ahaana midda caruurta iyo hooyada
taasoo keentay in kumanaan caruur iyo hooyooyin aan la talaalin ay u geeriyodaan
ama ay u naafoobaan cudurka jadeecada iyo cudurada kale ee la midka ahi.
Jadeecada waa cudur ba'an oo si dhaqsi ah bulshada ugu faa'fo, waxaa keena fiirus oo
ka tirsan qoyska Paramixovirus nooca Morbillivirus.
Jadeecada meel kasta ee aduunka ayee ka dillaaci kartaa hase ahaatee wadamada
horay u hormaray waxay ku dadaaleen kuna gulaysteen in Cudurkaani ay ka
badbaadiyaan caruurta iyo dhamaan bulshada taasoo u suuro gelisay adeegsiga
balaaran ee Talaalka.
Daraasad la sameeyay sanadku markuu ahaa 1997 waxaa lagu soo bandhigay in
Jadeecada ay saamaysay 31 milyan qof oo 1milyan qof u geeriyootay, milyankaas
qofood ee u dhimatay Jadeecada kala bar (500.000) waxay ka soo jedeen Qaaradda
Afrika (Africa sub-saharan).
Daraasad kale ee WHO samaysay waxay qiyaastay sanadkii 2001 in 30-40 milyan
qof uu cudurka Jadeecada saameeyay, 750,000 ilaa 1 milyana ay u geeriyodeen.
Wadamada ay Jadeecadu ku badan tahay (Endemic area) waqti kasto ayuu ka dilaaci
kartaa siiba xilliyada dugsiyada ay furan yihiin.
Afartii sano Jadeecada marbay si balaaran u faaftaa (measles outbreak),oo ay si ba'an
u saameesaa caruurta.
Sanadkii hore 2014 cudurka Jadeecada si balaaran ayuu ugu faafay Soomaaliya
(measles outbreak):
FURUURUCA JADEECADA
Bayaanka ay si wadajir u soo saareen WHO iyo Unicef ayaa lagu qeexayaa culayska
uu leeyahay cudurka Jadeecada iyo dhibaatada uu caruurta u gaysan karo:
“ The infection rate - according to the latest figures - is four times higher than the average recorded
in the same period of 2013, while a vaccination campaign should be carried out urgently, to stop
thousands of preventable deaths, "they said UNICEF and WHO (World Organisation health) in a
joint statement."We have a very large number of Somali children malnourished," said the head of
UNICEF in Somalia Sikander Khan.”
"The malnourished children can get sick more easily and are more likely to die or remain disabled
for life, such as losing your sight, hearing or bringing damage to the brain, as a result of measles,"
said the head of WHO in Somalia, Ghulam Popal, stressing that the epidemic is "extremely
worrying", with 10% of infected children who are likely to die from complications.
In recent months, about half a million Somali children have been vaccinated, but are at least five
million in total - according to the UN - those in need of protection. In some areas of the country on
the Horn of Africa, particularly in the south and central regions, including areas where African
Union troops are battling Islamic fundamentalists Shebab - immunization rates are just 15%.
Less than a third of children under one year of age were vaccinated throughout the country in 2013.
450,000 children die each year (one child every minute) due to this disease in the African continent
so that measles causes more deaths among African children that HIV, Tuberculosis and Malaria.
Every death due to measles could be prevented with a simple vaccination that costs less than a
dollar per child.
Unicef, Red Cross, ONU, USA have created long-term campaign with the aim to vaccinate 200
million children at risk throughout Africa (This will prevent 1.2 million deaths).
450,000 children die each year (one child every minute) due to this disease in the African continent,
that measles causes more deaths among African children, that HIV, Tuberculosis and Malaria.
Every death due to measles could be prevented with a simple vaccination that costs less than a
dollar per child
UNICEF, the Red Cross, UN and US have created long-term campaign with the aim to vaccinate
200.milioni of children at risk throughout Africa.
(This will prevent 1.2 million deaths.)
Cudurrada faafa Jadeecadda waa midka ugu dhaqsiyaha badan ee bulshada ku faafa, ka mid ah
kuwooda ugu dhimashada badan iyo kuwooda ku reebo caruurta waxyeelada culus.
Bulshada waxay ku kala qaadaa ama isuugu gudbisaa cudurka Jadeecadda hawada, qofka
Jadeecadda qabto wuxuu firuska qofka kale ugu gudbiyaa goortuu hadlayaa, ama qoslaaya, ama
hindhisaya., ama qufucaya.
Sida lagu garto cudurka Jadeecadda waa mid aad u adag xilliyada hore goortuu firuska ku tarmaya
jirka gudahiisa oo aana jirin wax astaamo ah oo lala xiriirin karo, 12-14 maalmood ka dib ayaa la
tuhmi karaa cudurka Jadeecadda goortay soo ifbaxaan aastaama ugu horeeya kuwaaso ah:
1) Qandho
2) Indho xanuun iyo indho cun-cun
3) hergab
4) afka gudahiisa oo dhibo cad lagu arko (Koplik spots).
5) Dhuun xanuun
6) Qufac daran.
4-5 maalmood ka dib aya jirkoo idil furuurux ka soo baxaya, furuuruxan ayaa wehliyo cun-cun
xilligan ayaa la xaqiijin karaa in cudurka uu yahay Jadeeco.
Xilliga boogsashada ayaa soo hagaagaya maalinba maalinta ka dambayso caafimaadka bukaanka
haseyeeshee waa xilligani goortay soo ifbaxayaan dhibaatooyinka uu qofka ku reebi karo, siiba
caruurta da'dooda ka hoosayso 5 sano ayee soo gaartaa dhibaatooyinka culus.
Furuuruxa Jadeecada
Koplik spots
Way adag tahay in caruurta ilaa sanad jirka lagu arko Cudurka Jadeecada haddii Hooyada uurka ka
hor uu ku dhacay Jadeeco amaba laga talaalay.
Waxaan og nahay in Hooyada xilliga uurka ay u gudbiso cunuga unugyada ka hortagga cudurka
Jadeecada unugyadaasi oo ilaa muddo sanad ah ka difaacaya cunugga Jadeecada.
Haddana waxaa suuro gal ah in Jadeecada ee saameeso caruurta da'dooda aad u yar bil ilaa sanad.
Ilaa iyo iminka ayaa la xaqiijiyay in 4 caruur oo da'dooda ka hoosayso sanad ay Jadeecadu
haleeshay.
1) 1 Cunug oo 4 bilood jira
2) 2 Cunug oo 7 bilood jira
3) 1 Cunug oo 11 bilood jira
Dhacdadaani waxaa loo asbaabeeyay in:
a) In Hooyada aysan qaadan talaalka ka hortagga cudurka Jadeecada.
b) In Hooyada uusan ku dhicin cudurka Jadeecada.
c) In ay jirto nafaqa darro.
Haddii Hooyada ay qaado Cudurka Jadeecada xilliga uurka waxaa suuro gal ah in cunuga uu
dhicisoobo ama uu uurka ku dhinto.
Dhibaatooyinka la xiriira Cudurka Jadeecadda:
1) Dhaga xanuu ama fasaska dhagaha ama maqal la'aan.
2) Indha la'aan
3) Pneuumonia
4) Encephalitis waa dhibaatada ugu halista badan oo ka mas'uul noqon karto
naafo, qalal, maqal la'aan, arag la'aan iyo dhimasho.
Saadasha (Prognosis):
Saadaasha cudurka Jadeecadda maaha mid xun maaadaama waqtiyadii ugu
dambeeyay uu sare u kacay isticmaalka antibiotiga ka hortaga dhibaatooyinka la
xiriira fasasyada bacterialka.
Badi dhimashada waxay la xiriirta Encephalitis.
Saadashada ma wanaagsana dadka difaaca jirkooda hoos u dhacsanyahay (immuno-
deficiency) iyo caruurta nafaqa darrada haysato.
Daaweenta Cudurka Jadeecadda:
Ma jirto daawo u qaas ah Cudurka Jadeecadda.
Hase ahaatee waxaa laga maarmaan noqon karo isticmaalka antibiyootigo goortay
soo if baxaan dhibaatooyinka la xiriira Jadeecadda.
Fitamiin A qaadashadeeda ayaa la xaqiijiyay in ay u wanaagsantahay dadka ku dhaca
Cudurka Jadeecada qaasatan caruurta da'dooda ka hoosaysa 2 sano iyo kuwa nafaqa
darrada haysato.
Jadeecadu Daawo ma laha.
MACLUUMAADKA DHIMASHADA:
Wadamada reer galbeedka iyo kuwa hor'umarka ku dhaqaaqay ayaa aad ugu yar
faafidda cudurka jadeecada iyo dhimashada la xiriirto maadaama ay wadamadaani ay
si balaaran u adeegsadeen talaalka MMRka.
Wadamada Saboolka qaasatan kuwa Qaaradda Afrika dhimashada la xiriirta cudurka
Jadeecadda waxaa lagu qiyaasay 30% taasoo u sabab ah adeegsi la'aanta talaalka
MMRka ama adeegsiga talaalka MMRka uusan gaarsiisneen heerkii loo baahnaa.
Faafidda cudurka Jadeecadda ayaa maanta ah halista ugu weyn ee nolosha dadka,
gaar ahaan carruurta kuwooda nafaqa darrada haysata iyo caruurta ay ku yartahay
fitamiin A.
Waxaa la qiyaasay in cudurka Jadeecadda uu meesha afaraad kaga jiro 10ka sababood
ugu muhiimsan ee loo dhinto.
Midda kale Jadeecadda waxay ka mid tahay cudurrada indhala'aan ku ridda caruurta.
Talaalka MMR iyo Autismka:
Dhoowr jeer ayaan la kulmay waalidiin badan ee soomaaliyeed ka cabsi qaba in ay
caruurtooda ka talaalaan Cudurka Jadeecada ama gebi ahaanba diidan talaalaka
MMRka, iyagoo ka muuqatay wel-wel xoogan ee la xiriira dhibaatada uu lahaan karo
talaalka MMRka ama shakiga ay ka qabaan in uu Talaalkaasi mas'uul ka noqon karo
cudurka Autismka ama uu jiro wax xiriir ahi u dhaxeeyo MMR iyo Autismka.
Waxaan kaloo la kulmay waalidiin Soomaaliyeed leh caruur Autismka qaba oo
aaminsan in Talaalku MMRka uu u sabab yahay Autismka caruurtooda.
Run ahaantii wel-welka iyo cabsida ka muuqato waalidiinta Soomaaliyeed waa
dareen ay la wadaagaan walidiin kale ee wadama kale kasoo jeeda gaar aahaan
wadamada Reer Galbeedka.
Waa su'aal mar marwalba soo noq-noqoto una baahan in jawaab sax ah laga bixiyo oo
ay waalidiinta Soomaaliyeed ku qanci karaan inkastoo mar hore culumada saaniska
xaqiijiyeen in uusan jirin wax dhibaato uu leeyahay Talaalka MMRka uusana ka
mas'uul ahayn Autismka.
Wargayska caafimaad ee loo yaqaano Lancet ayaa lagu soo daabacay 1998 maqaal uu
qoray dhakhtar Ingiriis ah Andrew Wakefield isagoo ku doodayo in tallaalku MMRku
uu sabab u yahay cudurada xiidmaha ee la xiriira Kanner Sindrome (Autism
Spectrum Disorder). Maqaalka
Wakefield wuxuu dhaliyay dood cilmiyeed balaaran oo muddo dheer socotay ku
dhawaad 12 sano.
Wakefield dhab ahaantii doodiisa ma ahayn mid si rasmi ah u muujinaysay in talaalka
MMRka uu ka mas'uul yahay Kanner Sindrome haddana meelo badan ee doodiisa
mugdi ahayd ayuu ifi waayay.
Nasiibdarro Mr.Wakefield doodiisa aan sal cilmiyeed ku fadhin waxay sababtay in
hoos u dhac balaaran ku yimaada tirada adeegsiga talaalka ka hortagga cudurka
Jadeecada ee dalka Mareekanka, Ingiriiska iyo wadamo kale ee Europe, hoos u
dhacaa oo sabab u noqday kiisas farabadan oo dhibaatooyin xambaarsan oo ay ka mid
yihiin Encephalilitis iyo dhimasho. Guddiga anshaxa ee
General British Medical, ka dib markii baaritaan taxadir uu sameeyay, ayuu natiijo
culus ka soo saaray sida Wakefield uu u soo bandhigay baaritaan aan daacad ahayn
oo waxyeelo culus ugaysatay caruur badan qaarkoodna ku naf waayay.
Warbixinta Guddiga Sayniska waxay sii sheegtay in Wakefield uu hoos u dhac
balaaran u gaystay sumcadda Caafimaadka.
Wakefield naftiisa waxaa laga cayriyay Royal College ee Takhaatiirta oo aan mar
dambe u shaqayn Karin.
TALAALKA JADEECADA :
Ujeeedada laga leeyahay in caruurta laga talaalka cudurka Jadeecada waa:
1. In cunuga laga difaaco dhibaatooyinka culus uu wato cudurka Jadeecada, kuna
reebi karo.
2. In cunuga jirkiisu uu lahaadaa difaac joogta ah.
3. In la xakameeyo in Jadeecadu ay ku faafto bulshada.
Talaalka loogu talagalay ka hortagga cudurka Jadeecada waa talaal ka samaysan
fiiruska jadeecada oo nool laakin awoodiisa hoos loo dhigay, farsamadaan waxay
suro gelisay in difaaca jirka uu sare u kaco islamarkaana uu awood u yeesho
xakameenta cudurka.
Waxaa jira 3 nooc ee Talaalka Jadeecada:
a) Nooca Schwarz
b) Nooca Moraten
c) Nooca Edmonston-Zagreb.
Inkastoo Talaalka Jadeecada kaligii la adeegsan karo, haddana waxaa caadi ah in
in Cudurrada jadeecada, Qaamooqashiirka iyo Jadeeco Jarmalka hal mar laysla wada
qaato iyagoo loo adeegsanayo Talaalka MMR.
WAQTIGA TALAALKA:
Waa muhiim in caruurta laba jeer ma seddax jeer la Talaala:
1) Goorta cunugu uu da'diisu yahay (wareegtada 1aad) 12-15 bilood
2) Goorta cunuga uu da'diisu yahay (wareegtada 2aad) 4-6 sano
Jadwalkaan waa kan ay adeegsadaan wadama horay u hor'maray, kuwa saboolka ah
ama wadamada soo koraya marxaladaha jira owgeed ayuu jadwalka talaalka ugu
duwan yahay, wadamadaani waxay isticmaalaan jadwal ay ka soo shaqaysay WHO.
1) Wareegtada 1aad markuu cunuga jirsado 6 bilood.
2) Wareegtada 2aad markuu cunuga jirsadu 12-15 bilood.
3) Wareegtada 3aad markuu cunuga jirsado 4-6 sano.
4) Soo qabo oo talaal (Catch up) 4-6 ; 11-12 sano.
FIIRO GAAR:
Waxaa suuro gal ah in 5% caruurta la talaalay in jirkooda uusan jawaab ka bixin.
(No responder.)
TALAALKA DADKA WAAWEYN:
Dadka da'dooda ka sareesa 18 sano oo aan weligood qaadan Talaalka MMRka ama
uusan cudarka ku dhicin waa in ay mar qura istilaalan.
Dumarka ku jira xilliga Uurka waxaa talo ah oo wanaagsan in talaalka jadeecada ama
talaalkasto ka sameesan jeermi nool oo awoodiisa hoos loo dhigay in laga ilaaliyo
waayo waxaa suuro gal ah in uu dhibaateeyo cunuga uurka ku jiro.
DHAMAAD.

More Related Content

What's hot

Mdg4: Reduce Child Mortality
Mdg4: Reduce Child Mortality Mdg4: Reduce Child Mortality
Mdg4: Reduce Child Mortality Padme Amidala
 
Determinants of under five children morbidity and mortality
Determinants of under five children morbidity and mortalityDeterminants of under five children morbidity and mortality
Determinants of under five children morbidity and mortalityRam Chandra
 
Interventions to reduce under 5 mortality
Interventions to reduce under 5 mortalityInterventions to reduce under 5 mortality
Interventions to reduce under 5 mortalitySaliha Maqsood
 
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...Ram Chandra
 
Recomend a strategy for mu2 2013
Recomend a strategy for mu2 2013Recomend a strategy for mu2 2013
Recomend a strategy for mu2 2013MAHINOJOSA45
 
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013Sumayya Naseem
 
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should get
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should getImportant pregnancy vaccines that mommies to-be should get
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should getNavya_Sharma
 
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAIN
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAINVaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAIN
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAINDrMaishu Jain
 
The Evidence For Breastfeeding
The Evidence For BreastfeedingThe Evidence For Breastfeeding
The Evidence For BreastfeedingBiblioteca Virtual
 
Recommendations for breastfeeding during maternal infections
Recommendations for breastfeeding during maternal infectionsRecommendations for breastfeeding during maternal infections
Recommendations for breastfeeding during maternal infectionsSarah Ali Farooq
 
Child mortality
Child mortalityChild mortality
Child mortalityArun kumar
 
Delhi gynaecologist forum Guidelines on Immunization for Indian Adolescent...
Delhi gynaecologist forum Guidelines on  Immunization for Indian Adolescent...Delhi gynaecologist forum Guidelines on  Immunization for Indian Adolescent...
Delhi gynaecologist forum Guidelines on Immunization for Indian Adolescent...Lifecare Centre
 
Vaccinations in pregnancy
Vaccinations in pregnancyVaccinations in pregnancy
Vaccinations in pregnancyMocte Salaiza
 
Infant mortality rate
Infant mortality rateInfant mortality rate
Infant mortality rateshivujagga
 

What's hot (18)

Mdg4: Reduce Child Mortality
Mdg4: Reduce Child Mortality Mdg4: Reduce Child Mortality
Mdg4: Reduce Child Mortality
 
Determinants of under five children morbidity and mortality
Determinants of under five children morbidity and mortalityDeterminants of under five children morbidity and mortality
Determinants of under five children morbidity and mortality
 
Interventions to reduce under 5 mortality
Interventions to reduce under 5 mortalityInterventions to reduce under 5 mortality
Interventions to reduce under 5 mortality
 
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...
socio-economic and cultural factors affecting child rearing and child care pr...
 
Mmr
MmrMmr
Mmr
 
Recomend a strategy for mu2 2013
Recomend a strategy for mu2 2013Recomend a strategy for mu2 2013
Recomend a strategy for mu2 2013
 
Infectious diseases
Infectious diseasesInfectious diseases
Infectious diseases
 
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013
Infant Mortality Rate by Sumayya Naseem 5th July, 2013
 
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should get
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should getImportant pregnancy vaccines that mommies to-be should get
Important pregnancy vaccines that mommies to-be should get
 
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAIN
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAINVaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAIN
Vaccination in pregnancy-DR.DIVYA JAIN
 
The Evidence For Breastfeeding
The Evidence For BreastfeedingThe Evidence For Breastfeeding
The Evidence For Breastfeeding
 
Recommendations for breastfeeding during maternal infections
Recommendations for breastfeeding during maternal infectionsRecommendations for breastfeeding during maternal infections
Recommendations for breastfeeding during maternal infections
 
HIV IN PREGNANCY
HIV IN PREGNANCYHIV IN PREGNANCY
HIV IN PREGNANCY
 
Child mortality
Child mortalityChild mortality
Child mortality
 
Delhi gynaecologist forum Guidelines on Immunization for Indian Adolescent...
Delhi gynaecologist forum Guidelines on  Immunization for Indian Adolescent...Delhi gynaecologist forum Guidelines on  Immunization for Indian Adolescent...
Delhi gynaecologist forum Guidelines on Immunization for Indian Adolescent...
 
Vaccinations in pregnancy
Vaccinations in pregnancyVaccinations in pregnancy
Vaccinations in pregnancy
 
HIV in Children: Preventing Mother-to-Child Transmission
HIV in Children: Preventing Mother-to-Child TransmissionHIV in Children: Preventing Mother-to-Child Transmission
HIV in Children: Preventing Mother-to-Child Transmission
 
Infant mortality rate
Infant mortality rateInfant mortality rate
Infant mortality rate
 

Similar to Jadeeco.pdf 2

Measles Signs and Symptons
Measles Signs and SymptonsMeasles Signs and Symptons
Measles Signs and SymptonsJelyn Dicen
 
Chickenpox Vaccination
Chickenpox VaccinationChickenpox Vaccination
Chickenpox VaccinationCarmen Sanborn
 
I Search Power Point Presentation
I Search Power Point PresentationI Search Power Point Presentation
I Search Power Point Presentationguestadf305d
 
The Reality of Antivaxx Efforts
The Reality of Antivaxx EffortsThe Reality of Antivaxx Efforts
The Reality of Antivaxx EffortsConsultant
 
Geography presentation
Geography presentationGeography presentation
Geography presentationxandervzyl
 
Measles outbreak brings new, serious challenges
Measles outbreak brings new, serious challengesMeasles outbreak brings new, serious challenges
Measles outbreak brings new, serious challengesRoot India Healthcare
 
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docx
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docxWhy You Should Get Your Baby Immunized Now.docx
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docxJanicaRoiceCua
 
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolis
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU MetropolisChild Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolis
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolisiosrjce
 
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, Prayagraj
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, PrayagrajMeasles Department of Physiotherapy, SHUATS, Prayagraj
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, PrayagrajSurabhi Srivastava
 
6 shocking facts about urinary tract infections
6 shocking facts about urinary tract infections6 shocking facts about urinary tract infections
6 shocking facts about urinary tract infectionsSahadat Rousho
 
Infant mortality.pdf
Infant mortality.pdfInfant mortality.pdf
Infant mortality.pdfyeabek3
 
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 D
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 DPandemics Week 3 Presentation Summary 1 D
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 Dguest7a4f92
 

Similar to Jadeeco.pdf 2 (16)

Immunizations powerpoint
Immunizations powerpointImmunizations powerpoint
Immunizations powerpoint
 
Measles Signs and Symptons
Measles Signs and SymptonsMeasles Signs and Symptons
Measles Signs and Symptons
 
Chickenpox Vaccination
Chickenpox VaccinationChickenpox Vaccination
Chickenpox Vaccination
 
Rotavirus
RotavirusRotavirus
Rotavirus
 
I Search Power Point Presentation
I Search Power Point PresentationI Search Power Point Presentation
I Search Power Point Presentation
 
The Reality of Antivaxx Efforts
The Reality of Antivaxx EffortsThe Reality of Antivaxx Efforts
The Reality of Antivaxx Efforts
 
Geography presentation
Geography presentationGeography presentation
Geography presentation
 
Comm111 speech
Comm111 speechComm111 speech
Comm111 speech
 
Measles outbreak brings new, serious challenges
Measles outbreak brings new, serious challengesMeasles outbreak brings new, serious challenges
Measles outbreak brings new, serious challenges
 
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docx
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docxWhy You Should Get Your Baby Immunized Now.docx
Why You Should Get Your Baby Immunized Now.docx
 
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolis
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU MetropolisChild Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolis
Child Mortality among Teenage Mothers in OJU Metropolis
 
Childhood immunization
Childhood immunizationChildhood immunization
Childhood immunization
 
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, Prayagraj
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, PrayagrajMeasles Department of Physiotherapy, SHUATS, Prayagraj
Measles Department of Physiotherapy, SHUATS, Prayagraj
 
6 shocking facts about urinary tract infections
6 shocking facts about urinary tract infections6 shocking facts about urinary tract infections
6 shocking facts about urinary tract infections
 
Infant mortality.pdf
Infant mortality.pdfInfant mortality.pdf
Infant mortality.pdf
 
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 D
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 DPandemics Week 3 Presentation Summary 1 D
Pandemics Week 3 Presentation Summary 1 D
 

More from Dottor Mataan

SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.Dottor Mataan
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1Dottor Mataan
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Dottor Mataan
 
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aBuugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aDottor Mataan
 

More from Dottor Mataan (7)

SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1
 
Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
 
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aBuugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
 
Autism^ (2)
Autism^ (2)Autism^ (2)
Autism^ (2)
 
Security2
Security2Security2
Security2
 

Recently uploaded

College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...
College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...
College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...Miss joya
 
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Available
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service AvailableCall Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Available
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Availablenarwatsonia7
 
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Service
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls ServiceCall Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Service
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Servicesonalikaur4
 
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024Asthma Review - GINA guidelines summary 2024
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024Gabriel Guevara MD
 
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call Now
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call NowKolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call Now
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call NowNehru place Escorts
 
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipur
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service JaipurHigh Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipur
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipurparulsinha
 
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...narwatsonia7
 
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Service
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort ServiceCall Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Service
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Serviceparulsinha
 
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photos
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original PhotosCall Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photos
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photosnarwatsonia7
 
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Service
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls ServiceKesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Service
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Servicemakika9823
 
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipur
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls JaipurCall Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipur
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipurparulsinha
 
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girls
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy GirlsCall Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girls
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girlsnehamumbai
 
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas Ali
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas AliAspirin presentation slides by Dr. Rewas Ali
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas AliRewAs ALI
 
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Booking
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment BookingCall Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Booking
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Bookingnarwatsonia7
 
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Models
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking ModelsMumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Models
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Modelssonalikaur4
 
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbai
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service MumbaiLow Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbai
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbaisonalikaur4
 
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Surat
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service SuratCall Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Surat
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Suratnarwatsonia7
 

Recently uploaded (20)

College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...
College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...
College Call Girls Pune Mira 9907093804 Short 1500 Night 6000 Best call girls...
 
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Available
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service AvailableCall Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Available
Call Girls Hosur Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service Available
 
sauth delhi call girls in Bhajanpura 🔝 9953056974 🔝 escort Service
sauth delhi call girls in Bhajanpura 🔝 9953056974 🔝 escort Servicesauth delhi call girls in Bhajanpura 🔝 9953056974 🔝 escort Service
sauth delhi call girls in Bhajanpura 🔝 9953056974 🔝 escort Service
 
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Service
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls ServiceCall Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Service
Call Girls Thane Just Call 9910780858 Get High Class Call Girls Service
 
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024Asthma Review - GINA guidelines summary 2024
Asthma Review - GINA guidelines summary 2024
 
Escort Service Call Girls In Sarita Vihar,, 99530°56974 Delhi NCR
Escort Service Call Girls In Sarita Vihar,, 99530°56974 Delhi NCREscort Service Call Girls In Sarita Vihar,, 99530°56974 Delhi NCR
Escort Service Call Girls In Sarita Vihar,, 99530°56974 Delhi NCR
 
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call Now
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call NowKolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call Now
Kolkata Call Girls Services 9907093804 @24x7 High Class Babes Here Call Now
 
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipur
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service JaipurHigh Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipur
High Profile Call Girls Jaipur Vani 8445551418 Independent Escort Service Jaipur
 
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...
Call Girls Kanakapura Road Just Call 7001305949 Top Class Call Girl Service A...
 
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Service
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort ServiceCall Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Service
Call Girls Service In Shyam Nagar Whatsapp 8445551418 Independent Escort Service
 
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photos
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original PhotosCall Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photos
Call Girl Service Bidadi - For 7001305949 Cheap & Best with original Photos
 
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Service
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls ServiceKesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Service
Kesar Bagh Call Girl Price 9548273370 , Lucknow Call Girls Service
 
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipur
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls JaipurCall Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipur
Call Girls Service Jaipur Grishma WhatsApp ❤8445551418 VIP Call Girls Jaipur
 
Russian Call Girls in Delhi Tanvi ➡️ 9711199012 💋📞 Independent Escort Service...
Russian Call Girls in Delhi Tanvi ➡️ 9711199012 💋📞 Independent Escort Service...Russian Call Girls in Delhi Tanvi ➡️ 9711199012 💋📞 Independent Escort Service...
Russian Call Girls in Delhi Tanvi ➡️ 9711199012 💋📞 Independent Escort Service...
 
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girls
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy GirlsCall Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girls
Call Girls In Andheri East Call 9920874524 Book Hot And Sexy Girls
 
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas Ali
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas AliAspirin presentation slides by Dr. Rewas Ali
Aspirin presentation slides by Dr. Rewas Ali
 
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Booking
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment BookingCall Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Booking
Call Girl Koramangala | 7001305949 At Low Cost Cash Payment Booking
 
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Models
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking ModelsMumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Models
Mumbai Call Girls Service 9910780858 Real Russian Girls Looking Models
 
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbai
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service MumbaiLow Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbai
Low Rate Call Girls Mumbai Suman 9910780858 Independent Escort Service Mumbai
 
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Surat
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service SuratCall Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Surat
Call Girl Surat Madhuri 7001305949 Independent Escort Service Surat
 

Jadeeco.pdf 2

  • 1. DARYEELKA CAAFIMAADKA HOOYADA IYO DHALAANKA DOTT. Abuukar Nuur Xuseyn Takhtarka Cudurrada Caruurta “BUUGGA JADEECADA” Talaalku waa xaq ay leeyihiin caruurta waana waajib saaran waalidiinta “Every death due to measles could be prevented with a simple vaccination that costs less than a dollar per child.”
  • 2. JADEECO Jadeecadu waxay ka mid tahay cudurrada Soomaalida ay ku tilmaami jirtay Lixda Cuduro ee Dilaagaa ah, kuwaas oo ka jira Dalkeena Soomaaliya. Somaliya waxa ay ka mid tahay dalalka saboolka ah oo aan gaarin isku filnaansho dhaqaale ay ku daryeeli karto caafimaadka bulshada waxaana waddanka oo gabi ahaan ka jirin siyaasad, barnaamijyo iyo stratejiyo lagu hormariyo laguna howl geli lahaa caafimaadka bulshada guud ahaan gaar ahaana midda caruurta iyo hooyada taasoo keentay in kumanaan caruur iyo hooyooyin aan la talaalin ay u geeriyodaan ama ay u naafoobaan cudurka jadeecada iyo cudurada kale ee la midka ahi. Jadeecada waa cudur ba'an oo si dhaqsi ah bulshada ugu faa'fo, waxaa keena fiirus oo ka tirsan qoyska Paramixovirus nooca Morbillivirus. Jadeecada meel kasta ee aduunka ayee ka dillaaci kartaa hase ahaatee wadamada horay u hormaray waxay ku dadaaleen kuna gulaysteen in Cudurkaani ay ka badbaadiyaan caruurta iyo dhamaan bulshada taasoo u suuro gelisay adeegsiga balaaran ee Talaalka. Daraasad la sameeyay sanadku markuu ahaa 1997 waxaa lagu soo bandhigay in Jadeecada ay saamaysay 31 milyan qof oo 1milyan qof u geeriyootay, milyankaas qofood ee u dhimatay Jadeecada kala bar (500.000) waxay ka soo jedeen Qaaradda Afrika (Africa sub-saharan). Daraasad kale ee WHO samaysay waxay qiyaastay sanadkii 2001 in 30-40 milyan qof uu cudurka Jadeecada saameeyay, 750,000 ilaa 1 milyana ay u geeriyodeen. Wadamada ay Jadeecadu ku badan tahay (Endemic area) waqti kasto ayuu ka dilaaci kartaa siiba xilliyada dugsiyada ay furan yihiin. Afartii sano Jadeecada marbay si balaaran u faaftaa (measles outbreak),oo ay si ba'an u saameesaa caruurta. Sanadkii hore 2014 cudurka Jadeecada si balaaran ayuu ugu faafay Soomaaliya (measles outbreak): FURUURUCA JADEECADA
  • 3. Bayaanka ay si wadajir u soo saareen WHO iyo Unicef ayaa lagu qeexayaa culayska uu leeyahay cudurka Jadeecada iyo dhibaatada uu caruurta u gaysan karo: “ The infection rate - according to the latest figures - is four times higher than the average recorded in the same period of 2013, while a vaccination campaign should be carried out urgently, to stop thousands of preventable deaths, "they said UNICEF and WHO (World Organisation health) in a joint statement."We have a very large number of Somali children malnourished," said the head of UNICEF in Somalia Sikander Khan.” "The malnourished children can get sick more easily and are more likely to die or remain disabled for life, such as losing your sight, hearing or bringing damage to the brain, as a result of measles," said the head of WHO in Somalia, Ghulam Popal, stressing that the epidemic is "extremely worrying", with 10% of infected children who are likely to die from complications. In recent months, about half a million Somali children have been vaccinated, but are at least five million in total - according to the UN - those in need of protection. In some areas of the country on the Horn of Africa, particularly in the south and central regions, including areas where African Union troops are battling Islamic fundamentalists Shebab - immunization rates are just 15%. Less than a third of children under one year of age were vaccinated throughout the country in 2013. 450,000 children die each year (one child every minute) due to this disease in the African continent so that measles causes more deaths among African children that HIV, Tuberculosis and Malaria. Every death due to measles could be prevented with a simple vaccination that costs less than a dollar per child. Unicef, Red Cross, ONU, USA have created long-term campaign with the aim to vaccinate 200 million children at risk throughout Africa (This will prevent 1.2 million deaths). 450,000 children die each year (one child every minute) due to this disease in the African continent, that measles causes more deaths among African children, that HIV, Tuberculosis and Malaria. Every death due to measles could be prevented with a simple vaccination that costs less than a dollar per child UNICEF, the Red Cross, UN and US have created long-term campaign with the aim to vaccinate 200.milioni of children at risk throughout Africa. (This will prevent 1.2 million deaths.)
  • 4. Cudurrada faafa Jadeecadda waa midka ugu dhaqsiyaha badan ee bulshada ku faafa, ka mid ah kuwooda ugu dhimashada badan iyo kuwooda ku reebo caruurta waxyeelada culus. Bulshada waxay ku kala qaadaa ama isuugu gudbisaa cudurka Jadeecadda hawada, qofka Jadeecadda qabto wuxuu firuska qofka kale ugu gudbiyaa goortuu hadlayaa, ama qoslaaya, ama hindhisaya., ama qufucaya. Sida lagu garto cudurka Jadeecadda waa mid aad u adag xilliyada hore goortuu firuska ku tarmaya jirka gudahiisa oo aana jirin wax astaamo ah oo lala xiriirin karo, 12-14 maalmood ka dib ayaa la tuhmi karaa cudurka Jadeecadda goortay soo ifbaxaan aastaama ugu horeeya kuwaaso ah: 1) Qandho 2) Indho xanuun iyo indho cun-cun 3) hergab 4) afka gudahiisa oo dhibo cad lagu arko (Koplik spots). 5) Dhuun xanuun 6) Qufac daran. 4-5 maalmood ka dib aya jirkoo idil furuurux ka soo baxaya, furuuruxan ayaa wehliyo cun-cun xilligan ayaa la xaqiijin karaa in cudurka uu yahay Jadeeco. Xilliga boogsashada ayaa soo hagaagaya maalinba maalinta ka dambayso caafimaadka bukaanka haseyeeshee waa xilligani goortay soo ifbaxayaan dhibaatooyinka uu qofka ku reebi karo, siiba caruurta da'dooda ka hoosayso 5 sano ayee soo gaartaa dhibaatooyinka culus. Furuuruxa Jadeecada Koplik spots
  • 5. Way adag tahay in caruurta ilaa sanad jirka lagu arko Cudurka Jadeecada haddii Hooyada uurka ka hor uu ku dhacay Jadeeco amaba laga talaalay. Waxaan og nahay in Hooyada xilliga uurka ay u gudbiso cunuga unugyada ka hortagga cudurka Jadeecada unugyadaasi oo ilaa muddo sanad ah ka difaacaya cunugga Jadeecada. Haddana waxaa suuro gal ah in Jadeecada ee saameeso caruurta da'dooda aad u yar bil ilaa sanad. Ilaa iyo iminka ayaa la xaqiijiyay in 4 caruur oo da'dooda ka hoosayso sanad ay Jadeecadu haleeshay. 1) 1 Cunug oo 4 bilood jira 2) 2 Cunug oo 7 bilood jira 3) 1 Cunug oo 11 bilood jira Dhacdadaani waxaa loo asbaabeeyay in: a) In Hooyada aysan qaadan talaalka ka hortagga cudurka Jadeecada. b) In Hooyada uusan ku dhicin cudurka Jadeecada. c) In ay jirto nafaqa darro. Haddii Hooyada ay qaado Cudurka Jadeecada xilliga uurka waxaa suuro gal ah in cunuga uu dhicisoobo ama uu uurka ku dhinto. Dhibaatooyinka la xiriira Cudurka Jadeecadda: 1) Dhaga xanuu ama fasaska dhagaha ama maqal la'aan. 2) Indha la'aan 3) Pneuumonia 4) Encephalitis waa dhibaatada ugu halista badan oo ka mas'uul noqon karto naafo, qalal, maqal la'aan, arag la'aan iyo dhimasho. Saadasha (Prognosis): Saadaasha cudurka Jadeecadda maaha mid xun maaadaama waqtiyadii ugu dambeeyay uu sare u kacay isticmaalka antibiotiga ka hortaga dhibaatooyinka la xiriira fasasyada bacterialka. Badi dhimashada waxay la xiriirta Encephalitis. Saadashada ma wanaagsana dadka difaaca jirkooda hoos u dhacsanyahay (immuno- deficiency) iyo caruurta nafaqa darrada haysato.
  • 6. Daaweenta Cudurka Jadeecadda: Ma jirto daawo u qaas ah Cudurka Jadeecadda. Hase ahaatee waxaa laga maarmaan noqon karo isticmaalka antibiyootigo goortay soo if baxaan dhibaatooyinka la xiriira Jadeecadda. Fitamiin A qaadashadeeda ayaa la xaqiijiyay in ay u wanaagsantahay dadka ku dhaca Cudurka Jadeecada qaasatan caruurta da'dooda ka hoosaysa 2 sano iyo kuwa nafaqa darrada haysato. Jadeecadu Daawo ma laha. MACLUUMAADKA DHIMASHADA: Wadamada reer galbeedka iyo kuwa hor'umarka ku dhaqaaqay ayaa aad ugu yar faafidda cudurka jadeecada iyo dhimashada la xiriirto maadaama ay wadamadaani ay si balaaran u adeegsadeen talaalka MMRka. Wadamada Saboolka qaasatan kuwa Qaaradda Afrika dhimashada la xiriirta cudurka Jadeecadda waxaa lagu qiyaasay 30% taasoo u sabab ah adeegsi la'aanta talaalka MMRka ama adeegsiga talaalka MMRka uusan gaarsiisneen heerkii loo baahnaa. Faafidda cudurka Jadeecadda ayaa maanta ah halista ugu weyn ee nolosha dadka, gaar ahaan carruurta kuwooda nafaqa darrada haysata iyo caruurta ay ku yartahay fitamiin A. Waxaa la qiyaasay in cudurka Jadeecadda uu meesha afaraad kaga jiro 10ka sababood ugu muhiimsan ee loo dhinto. Midda kale Jadeecadda waxay ka mid tahay cudurrada indhala'aan ku ridda caruurta.
  • 7. Talaalka MMR iyo Autismka: Dhoowr jeer ayaan la kulmay waalidiin badan ee soomaaliyeed ka cabsi qaba in ay caruurtooda ka talaalaan Cudurka Jadeecada ama gebi ahaanba diidan talaalaka MMRka, iyagoo ka muuqatay wel-wel xoogan ee la xiriira dhibaatada uu lahaan karo talaalka MMRka ama shakiga ay ka qabaan in uu Talaalkaasi mas'uul ka noqon karo cudurka Autismka ama uu jiro wax xiriir ahi u dhaxeeyo MMR iyo Autismka. Waxaan kaloo la kulmay waalidiin Soomaaliyeed leh caruur Autismka qaba oo aaminsan in Talaalku MMRka uu u sabab yahay Autismka caruurtooda. Run ahaantii wel-welka iyo cabsida ka muuqato waalidiinta Soomaaliyeed waa dareen ay la wadaagaan walidiin kale ee wadama kale kasoo jeeda gaar aahaan wadamada Reer Galbeedka. Waa su'aal mar marwalba soo noq-noqoto una baahan in jawaab sax ah laga bixiyo oo ay waalidiinta Soomaaliyeed ku qanci karaan inkastoo mar hore culumada saaniska xaqiijiyeen in uusan jirin wax dhibaato uu leeyahay Talaalka MMRka uusana ka mas'uul ahayn Autismka. Wargayska caafimaad ee loo yaqaano Lancet ayaa lagu soo daabacay 1998 maqaal uu qoray dhakhtar Ingiriis ah Andrew Wakefield isagoo ku doodayo in tallaalku MMRku uu sabab u yahay cudurada xiidmaha ee la xiriira Kanner Sindrome (Autism Spectrum Disorder). Maqaalka Wakefield wuxuu dhaliyay dood cilmiyeed balaaran oo muddo dheer socotay ku dhawaad 12 sano. Wakefield dhab ahaantii doodiisa ma ahayn mid si rasmi ah u muujinaysay in talaalka MMRka uu ka mas'uul yahay Kanner Sindrome haddana meelo badan ee doodiisa mugdi ahayd ayuu ifi waayay. Nasiibdarro Mr.Wakefield doodiisa aan sal cilmiyeed ku fadhin waxay sababtay in hoos u dhac balaaran ku yimaada tirada adeegsiga talaalka ka hortagga cudurka Jadeecada ee dalka Mareekanka, Ingiriiska iyo wadamo kale ee Europe, hoos u dhacaa oo sabab u noqday kiisas farabadan oo dhibaatooyin xambaarsan oo ay ka mid yihiin Encephalilitis iyo dhimasho. Guddiga anshaxa ee General British Medical, ka dib markii baaritaan taxadir uu sameeyay, ayuu natiijo culus ka soo saaray sida Wakefield uu u soo bandhigay baaritaan aan daacad ahayn oo waxyeelo culus ugaysatay caruur badan qaarkoodna ku naf waayay. Warbixinta Guddiga Sayniska waxay sii sheegtay in Wakefield uu hoos u dhac balaaran u gaystay sumcadda Caafimaadka. Wakefield naftiisa waxaa laga cayriyay Royal College ee Takhaatiirta oo aan mar dambe u shaqayn Karin.
  • 8. TALAALKA JADEECADA : Ujeeedada laga leeyahay in caruurta laga talaalka cudurka Jadeecada waa: 1. In cunuga laga difaaco dhibaatooyinka culus uu wato cudurka Jadeecada, kuna reebi karo. 2. In cunuga jirkiisu uu lahaadaa difaac joogta ah. 3. In la xakameeyo in Jadeecadu ay ku faafto bulshada. Talaalka loogu talagalay ka hortagga cudurka Jadeecada waa talaal ka samaysan fiiruska jadeecada oo nool laakin awoodiisa hoos loo dhigay, farsamadaan waxay suro gelisay in difaaca jirka uu sare u kaco islamarkaana uu awood u yeesho xakameenta cudurka. Waxaa jira 3 nooc ee Talaalka Jadeecada: a) Nooca Schwarz b) Nooca Moraten c) Nooca Edmonston-Zagreb. Inkastoo Talaalka Jadeecada kaligii la adeegsan karo, haddana waxaa caadi ah in in Cudurrada jadeecada, Qaamooqashiirka iyo Jadeeco Jarmalka hal mar laysla wada qaato iyagoo loo adeegsanayo Talaalka MMR. WAQTIGA TALAALKA: Waa muhiim in caruurta laba jeer ma seddax jeer la Talaala: 1) Goorta cunugu uu da'diisu yahay (wareegtada 1aad) 12-15 bilood 2) Goorta cunuga uu da'diisu yahay (wareegtada 2aad) 4-6 sano Jadwalkaan waa kan ay adeegsadaan wadama horay u hor'maray, kuwa saboolka ah ama wadamada soo koraya marxaladaha jira owgeed ayuu jadwalka talaalka ugu duwan yahay, wadamadaani waxay isticmaalaan jadwal ay ka soo shaqaysay WHO. 1) Wareegtada 1aad markuu cunuga jirsado 6 bilood. 2) Wareegtada 2aad markuu cunuga jirsadu 12-15 bilood. 3) Wareegtada 3aad markuu cunuga jirsado 4-6 sano. 4) Soo qabo oo talaal (Catch up) 4-6 ; 11-12 sano.
  • 9. FIIRO GAAR: Waxaa suuro gal ah in 5% caruurta la talaalay in jirkooda uusan jawaab ka bixin. (No responder.) TALAALKA DADKA WAAWEYN: Dadka da'dooda ka sareesa 18 sano oo aan weligood qaadan Talaalka MMRka ama uusan cudarka ku dhicin waa in ay mar qura istilaalan. Dumarka ku jira xilliga Uurka waxaa talo ah oo wanaagsan in talaalka jadeecada ama talaalkasto ka sameesan jeermi nool oo awoodiisa hoos loo dhigay in laga ilaaliyo waayo waxaa suuro gal ah in uu dhibaateeyo cunuga uurka ku jiro. DHAMAAD.