SlideShare a Scribd company logo
1 of 1
10ka miirlaawe

      Mid baa dulaal ahoo dunidu waashey
      Mid baa diintii dayacoo daain ka indha saabay
      Mid baa dabcigii wanagaasanaa iyo dayac akhlaaqdiiye
      Mid baa dibadaha wareegayoo darxuma la iisho
      Mid baa dhelalawasan oon garanayn wax jaho ah.
      Mid baa khilaaf kala dhexeya labiskiisiye
      Oo marada la haljaadayoo dhibi ku heyso
      Mid baa karano watoo ku leh waa fashion e
      Midbaa calalku kadhacayaa oo dhoola cadeynayo.
      Mid baa fb dul fadhiya cawa iyo habeen
      Oon musxafkaba arag qarniyaal e
      Midbay hawada bened run u qaatay
      Oon waligiba ku fikirin qiyaamo iyo soo toosin.

     Waa u dheeryahay qayb qayb baan idinkugu soo qori.

More Related Content

Viewers also liked

20. esternón
20. esternón20. esternón
20. esternónEmagister
 
Seesaw 2.0 overview teachers
Seesaw 2.0 overview teachersSeesaw 2.0 overview teachers
Seesaw 2.0 overview teachersrivaslopez
 
IT는 익숙해지면 쉽다 4강
IT는 익숙해지면 쉽다 4강IT는 익숙해지면 쉽다 4강
IT는 익숙해지면 쉽다 4강SangSu Nam
 
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표SangSu Nam
 
Economic order quantity and inventory management
Economic order quantity and inventory managementEconomic order quantity and inventory management
Economic order quantity and inventory managementBilal Ahmed
 
Introduction-All 'bout IOT
Introduction-All 'bout IOTIntroduction-All 'bout IOT
Introduction-All 'bout IOTInxee
 

Viewers also liked (6)

20. esternón
20. esternón20. esternón
20. esternón
 
Seesaw 2.0 overview teachers
Seesaw 2.0 overview teachersSeesaw 2.0 overview teachers
Seesaw 2.0 overview teachers
 
IT는 익숙해지면 쉽다 4강
IT는 익숙해지면 쉽다 4강IT는 익숙해지면 쉽다 4강
IT는 익숙해지면 쉽다 4강
 
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표
2015-11 Google for Nonprofit 활용사례 발표
 
Economic order quantity and inventory management
Economic order quantity and inventory managementEconomic order quantity and inventory management
Economic order quantity and inventory management
 
Introduction-All 'bout IOT
Introduction-All 'bout IOTIntroduction-All 'bout IOT
Introduction-All 'bout IOT
 

10ka miirlaawe

  • 1. 10ka miirlaawe  Mid baa dulaal ahoo dunidu waashey  Mid baa diintii dayacoo daain ka indha saabay  Mid baa dabcigii wanagaasanaa iyo dayac akhlaaqdiiye  Mid baa dibadaha wareegayoo darxuma la iisho  Mid baa dhelalawasan oon garanayn wax jaho ah.  Mid baa khilaaf kala dhexeya labiskiisiye  Oo marada la haljaadayoo dhibi ku heyso  Mid baa karano watoo ku leh waa fashion e  Midbaa calalku kadhacayaa oo dhoola cadeynayo.  Mid baa fb dul fadhiya cawa iyo habeen  Oon musxafkaba arag qarniyaal e  Midbay hawada bened run u qaatay  Oon waligiba ku fikirin qiyaamo iyo soo toosin. Waa u dheeryahay qayb qayb baan idinkugu soo qori.