SlideShare a Scribd company logo
1 of 13
Halxiraalaha(the Puzzle) Idiris M. Cali
Duluc-dhig (Contents) Hordhac Aaraa’ halxiraale ,[object Object]
HalalxiraalloXaq-Sawir: http://shafisaid.files.wordpress.com/2007/11/haano-full.jpg
Hordhac Suugaanta, MurtidaiyoSarbeebta Suugaaantuwaakaydkahiddahaiyodhaqankaeeoraaheed (ammaqoraaleed) ee ay bulsholeedahay.  Murtiduwaaerayoshaxan (quruxbadan) ookooban, lehnaabdosarraysa (ujeeddooyinmucweyn); waanaxogwaayo-aragoodhaxal-gal ah.  Sarbeebtuwaamurtidalagudhisoerayodadbanooaansaafaynindulucdahawraarta (suugaaneedee) la adeegsanayo. Tusaale: Bishuwaasoddon, baligunawaabuuxaa; ooku timid qiso la wadaogyahay.
Aaraa’ Halxiraale Waa maxayhalxiraaluhu?* Waa xubinkamid ah murtidahabkasarbeebtanka Waa isweydiinnosogordahan [iyojawaabahooda] ookudhisnaankara: Aqoon, waayo-aragnimo & xirfadaftahannimo (awooddaunkiddahalxiraale) Waa suugaanxambaarsan: Garaad-biirsi (dhallaankaiyogooggaalaysiga) Maarrarrow (dhalintaiyohalxiraalahatiraabta) Maskax-tuujis (afmaallada; waayeelkaiyohalxiraalahatixdaiyotiraabta) Kaftan (intabadankugaar ah cayaarahagole-ka-fuulka; saaxiibada, i.w.m.) Bilkayd (halxiraalahashakigelintagaraadka; tijaabintamaskaxda) Colaad (halxiraalahamaansadaoo la-isku-liishaamo) *  Halxiraalahaeray-suugaanta; afka
Tusaalooyin... Garaad-biirsi (Googgaalaysi) Googgaa: Dundumoyar, duubokaaxuurtay Cigalee: Waa lulada Googgaa: Wax cirkataarku le, dhulkataarku le, tagoogaorgi le, tunkashaashkuleh Cigalee: Waa haadka Maarrarrow(Tiraab) Su’aal: Sheegbartauuneefkageelaeegu’ jirkaahi ka dusikaro, asaynanhooyadiiiyoneefkalooweynimarikarin Jawaab: Neefkageelaeegu’ jirkaahiwaxauu ka dusikaraahooyadiiootaaganafarteedaluugooddhexdooda Su’aal: Sheegwaxashalayafartakusocday, maantanalabada, barinasaddexda Jawaab: Waa dadka
...Tusaalooyin Maskax-tuujis(TixdiyoTiraab) Kaftanka (HalxiraalahaTijaabintaXawligaGarashada & MaansoCurinta) Ridmo: Waxaandhimanoodhulkii ka batoo / dhaqaaqayninDhooranowgaro (eey)? Rogaal: Waxandhimanoodhulkii ka batoo / dhaqaaqayninDhoorrawaadhirta (eey)! Ridmo: Xinjirodhiigloodanxaabosudheen / xarkaganooxalaalamaadgaran (eey)? Rogaal: Xinjirodhiigloonanxaabosudheen / xarkaganooxalaalawaaxabxab (eey)! Bilkaydinta (HalxiraalahaTijaabintaXawligaGarashada; Tiraab) S - CadkaraggawalaaleeyaeedgaynlahaydshirkaGaraadXirsi F. X. (Wiilwaal) waakee? J -  Waa “hunguriga”  Colaadda (HalxiriraalahaTijaabintaXawligaGarashada & MaansoCurinta) S.M.C.X. :Nimanyahowciraablagumakaco, curufla'aaneede / Cod xiraaleoowadacajaba, cayn an ka higaashdo / Wax cadoomadowbaanarkee, care ayaasheega X. Goonni: Annagaanciraabli'ikukicin, curufla'aaneede / Wax cadoomadow 	saw indhaha, inaCarrowmaaha
Halalxiraallo Waxasootaxantusaalayaalhorleh, oogebimudan u-garwaaqsigainayyihiinhalxiraaleyaalammabahalalxiraallorasmi ah. Sababtunatahay: Tebintoodaoolooadeegsadaymaanso, gabay;  Murtiduinaygiigtirantahay, iyo In ay u dhisanyihiinqaabsoojireen ah Waanahalalxiraallo ka sugnaaday: SayidMaxamediyoXaajiGoonni, oosiisocda...
Halalxiraallo Ridmo rag cayaayiriyomaansowaa, camaladiisiiye caynaankaanigowhayiyo, celiyiheediiye kolhaddaancallaqoloomafuro, cagahadheeldheele lix‘yotobanhaloowadacajaba, cayn an ka higgaadsho weelcaanihiilagadhamoo, cunnuguheemaarshay oociiddaloodhigayafkii, lagacasheynaayey oodhayi' caaddaa ka tahay, waacajabesheega ceesaamokuudhalayriyaan, dhiilolooculanin oondhaycusuuslehiyogaroor, caraf le waayeynin oonaasocayntoodlahayn, waacajabesheega cir onkadayhillaaclagacabsado, kararcabaadaysa oon rays cirbahalagadhigayn, waacajabesheega XaajiGoonni
Halalxiraallo Rogaal   weelcaanihiilagadhamoocunnuguheemaarshay oociiddaloodhigayafkii, lagacashaynaayey oodhayi' caaddaa ka tahay, waacajabIlaahe cid haddaab u baantoodnatiri, care ayaasheega candhoweeyeoowaaaqaan, caynka ay tahaye adsehaddaanciniintahaymaxaa, cunugukaadheefi   ceesaamokuudhalayriyaan, dhiilolooculanin con dhaycusuuslehiyogaroor, caraf le waayaynin oonaasocoobbaalahayn, waa cod aanjirine   caynkaawaxadmooddaywaa, calafkibeereede abidkoodbariyocaata a bay, gunicisaysaaye war ceesaanmiyaytahaymaxaa, calaggakaayeelay?   oonkodiyohillaaclagacabsado, kararcabaadaysa isagaacalaamiyolahaa, ciiroiyoqiiqe waamaarrahaankuucuskaday, dirirticawbaare   cuurkiitolkaamaalintaan, caro u laynaayey dhiiggiicaradaqooyeywaa, cadardi'iisiiye maxaadsaa u tiri rays cagtiyo, cidhib ma aansaarin? SayidMaxamed
Halalxiraallo Ridmo mimanyahowciraablagumakaco, curufla'aaneede cod xiraaleoowadacajaba, cayn an ka higgaashdo wax cadoomadowbaanarkee, care ayaasheega   waxadunidacaadil u ahoon, cidikhilaafaynin oocaasigiyocaabudkuba, wadacisaynaayo aancalalnaoogada ka qabin, care ayaasheega   wax calaa ka dheer baa jiroon, cidi ka gaabnayne ciribdhiibsikumagaarikaro, cududaheenaase caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega   cawadiiwaxaankaatagayn, cadownakaaeegin oowaaga ka cararayoo, ku cid la'aynaaya caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega   wax caantaynkiyo ka fudud, caaradiyobaalka culaysnaloogugo'oonafluhu, caajis ka ahaaday caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega SayidMaxamed
Halalxiraallo Rogaal annagaanciraabli'ikukicin, curufla'aaneede wax cadoomadow saw indhaha, inaCarrowmaaha   waxadunidacaadil u ahoon, cidikhilaafaynin oocaasigiyocaabudkuba, wadacisaynaayo aancalalnaoogada ka qabin, waacajabIlaahe cunnoweeyeoowaaaqaan, caynka ay tahaye caradhawrkuwaawaxadkurtiin, calalinaysaane maxaadigacimraynsaaanaa, kaaciraabbadane   wax calaa ka dheer baa jiroo, cidi ka gaabnayne ciribdhiibsikumagaarikaro, cududaheenaase caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye ma adaancarraabadagudmada, ceelasha u qaadin   cawadiiwaxankaatagayn, cadownakaaeegin oowaaga ka cararayoo, ku cid la'aynaaya caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye cuddaarkiyoxidkaha kale miyuu, calaggunoosheegi   wax caantaynkiyo ka fudud, caaradiyobaalka culaysnaloogugo'oonafluhu, caajis ka ahaaday caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye camcamadanaftaiyowaadambiga, layskucaasimaye nincadaab ka baqayaa ma falo, camalkaqaarkiise cawdiyobilleeEebbemaa, lagacabsoonaado XaajiGoonni
WaadMahadsantihiin!

More Related Content

What's hot

گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذر
گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذرگیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذر
گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذرFarid Kamali
 
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...Goofatho Doona T/kifile
 

What's hot (7)

kata hadits
kata haditskata hadits
kata hadits
 
6 4
6 46 4
6 4
 
ZIYARAT KARWANI ADAB
ZIYARAT KARWANI ADAB ZIYARAT KARWANI ADAB
ZIYARAT KARWANI ADAB
 
Qabyaaladda
QabyaaladdaQabyaaladda
Qabyaaladda
 
bazaryabi8-8-93
bazaryabi8-8-93bazaryabi8-8-93
bazaryabi8-8-93
 
گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذر
گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذرگیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذر
گیاهخوار بودن یا گوشتخوار بودن انسان از وبلاگ دکتر زرین آذر
 
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...
DEMBBA GOOFA WORADAN KARZZA,BORDDANINNE DOMBBE QABALETAN HAASA7ETTIYA TOSSENN...
 

Recently uploaded

أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....
أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....
أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....سمير بسيوني
 
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...Nguyen Thanh Tu Collection
 
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...Nguyen Thanh Tu Collection
 
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...Nguyen Thanh Tu Collection
 
French Revolution (फ्रेंच राज्यक्रांती)
French Revolution  (फ्रेंच राज्यक्रांती)French Revolution  (फ्रेंच राज्यक्रांती)
French Revolution (फ्रेंच राज्यक्रांती)Shankar Aware
 
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ، راپورتا مێژوی ، ژ...
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ،    راپورتا مێژوی ، ژ...، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ،    راپورتا مێژوی ، ژ...
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ، راپورتا مێژوی ، ژ...Idrees.Hishyar
 

Recently uploaded (6)

أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....
أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....
أَسَانِيدُ كُتُبِ وَأُصُولِ النَّشْرِ لِابْنِ الْجَزَرِيِّ وَالْوَصْلُ بِهَا....
 
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...
TUYỂN TẬP 25 ĐỀ THI HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2023 CÓ ĐÁP ÁN (SƯU...
 
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...
TUYỂN TẬP 20 ĐỀ THI KHẢO SÁT HỌC SINH GIỎI MÔN TIẾNG ANH LỚP 6 NĂM 2020 (CÓ Đ...
 
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...
30 ĐỀ PHÁT TRIỂN THEO CẤU TRÚC ĐỀ MINH HỌA BGD NGÀY 22-3-2024 KỲ THI TỐT NGHI...
 
French Revolution (फ्रेंच राज्यक्रांती)
French Revolution  (फ्रेंच राज्यक्रांती)French Revolution  (फ्रेंच राज्यक्रांती)
French Revolution (फ्रेंच राज्यक्रांती)
 
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ، راپورتا مێژوی ، ژ...
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ،    راپورتا مێژوی ، ژ...، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ،    راپورتا مێژوی ، ژ...
، ژیانا ئینگلیزا ب کوردی ، ئینگلیزەکان ، راپورتی کوردی ، راپورتا مێژوی ، ژ...
 

Halxiraalaha (the puzzle)

  • 2.
  • 4. Hordhac Suugaanta, MurtidaiyoSarbeebta Suugaaantuwaakaydkahiddahaiyodhaqankaeeoraaheed (ammaqoraaleed) ee ay bulsholeedahay. Murtiduwaaerayoshaxan (quruxbadan) ookooban, lehnaabdosarraysa (ujeeddooyinmucweyn); waanaxogwaayo-aragoodhaxal-gal ah. Sarbeebtuwaamurtidalagudhisoerayodadbanooaansaafaynindulucdahawraarta (suugaaneedee) la adeegsanayo. Tusaale: Bishuwaasoddon, baligunawaabuuxaa; ooku timid qiso la wadaogyahay.
  • 5. Aaraa’ Halxiraale Waa maxayhalxiraaluhu?* Waa xubinkamid ah murtidahabkasarbeebtanka Waa isweydiinnosogordahan [iyojawaabahooda] ookudhisnaankara: Aqoon, waayo-aragnimo & xirfadaftahannimo (awooddaunkiddahalxiraale) Waa suugaanxambaarsan: Garaad-biirsi (dhallaankaiyogooggaalaysiga) Maarrarrow (dhalintaiyohalxiraalahatiraabta) Maskax-tuujis (afmaallada; waayeelkaiyohalxiraalahatixdaiyotiraabta) Kaftan (intabadankugaar ah cayaarahagole-ka-fuulka; saaxiibada, i.w.m.) Bilkayd (halxiraalahashakigelintagaraadka; tijaabintamaskaxda) Colaad (halxiraalahamaansadaoo la-isku-liishaamo) * Halxiraalahaeray-suugaanta; afka
  • 6. Tusaalooyin... Garaad-biirsi (Googgaalaysi) Googgaa: Dundumoyar, duubokaaxuurtay Cigalee: Waa lulada Googgaa: Wax cirkataarku le, dhulkataarku le, tagoogaorgi le, tunkashaashkuleh Cigalee: Waa haadka Maarrarrow(Tiraab) Su’aal: Sheegbartauuneefkageelaeegu’ jirkaahi ka dusikaro, asaynanhooyadiiiyoneefkalooweynimarikarin Jawaab: Neefkageelaeegu’ jirkaahiwaxauu ka dusikaraahooyadiiootaaganafarteedaluugooddhexdooda Su’aal: Sheegwaxashalayafartakusocday, maantanalabada, barinasaddexda Jawaab: Waa dadka
  • 7. ...Tusaalooyin Maskax-tuujis(TixdiyoTiraab) Kaftanka (HalxiraalahaTijaabintaXawligaGarashada & MaansoCurinta) Ridmo: Waxaandhimanoodhulkii ka batoo / dhaqaaqayninDhooranowgaro (eey)? Rogaal: Waxandhimanoodhulkii ka batoo / dhaqaaqayninDhoorrawaadhirta (eey)! Ridmo: Xinjirodhiigloodanxaabosudheen / xarkaganooxalaalamaadgaran (eey)? Rogaal: Xinjirodhiigloonanxaabosudheen / xarkaganooxalaalawaaxabxab (eey)! Bilkaydinta (HalxiraalahaTijaabintaXawligaGarashada; Tiraab) S - CadkaraggawalaaleeyaeedgaynlahaydshirkaGaraadXirsi F. X. (Wiilwaal) waakee? J - Waa “hunguriga” Colaadda (HalxiriraalahaTijaabintaXawligaGarashada & MaansoCurinta) S.M.C.X. :Nimanyahowciraablagumakaco, curufla'aaneede / Cod xiraaleoowadacajaba, cayn an ka higaashdo / Wax cadoomadowbaanarkee, care ayaasheega X. Goonni: Annagaanciraabli'ikukicin, curufla'aaneede / Wax cadoomadow saw indhaha, inaCarrowmaaha
  • 8. Halalxiraallo Waxasootaxantusaalayaalhorleh, oogebimudan u-garwaaqsigainayyihiinhalxiraaleyaalammabahalalxiraallorasmi ah. Sababtunatahay: Tebintoodaoolooadeegsadaymaanso, gabay; Murtiduinaygiigtirantahay, iyo In ay u dhisanyihiinqaabsoojireen ah Waanahalalxiraallo ka sugnaaday: SayidMaxamediyoXaajiGoonni, oosiisocda...
  • 9. Halalxiraallo Ridmo rag cayaayiriyomaansowaa, camaladiisiiye caynaankaanigowhayiyo, celiyiheediiye kolhaddaancallaqoloomafuro, cagahadheeldheele lix‘yotobanhaloowadacajaba, cayn an ka higgaadsho weelcaanihiilagadhamoo, cunnuguheemaarshay oociiddaloodhigayafkii, lagacasheynaayey oodhayi' caaddaa ka tahay, waacajabesheega ceesaamokuudhalayriyaan, dhiilolooculanin oondhaycusuuslehiyogaroor, caraf le waayeynin oonaasocayntoodlahayn, waacajabesheega cir onkadayhillaaclagacabsado, kararcabaadaysa oon rays cirbahalagadhigayn, waacajabesheega XaajiGoonni
  • 10. Halalxiraallo Rogaal   weelcaanihiilagadhamoocunnuguheemaarshay oociiddaloodhigayafkii, lagacashaynaayey oodhayi' caaddaa ka tahay, waacajabIlaahe cid haddaab u baantoodnatiri, care ayaasheega candhoweeyeoowaaaqaan, caynka ay tahaye adsehaddaanciniintahaymaxaa, cunugukaadheefi   ceesaamokuudhalayriyaan, dhiilolooculanin con dhaycusuuslehiyogaroor, caraf le waayaynin oonaasocoobbaalahayn, waa cod aanjirine   caynkaawaxadmooddaywaa, calafkibeereede abidkoodbariyocaata a bay, gunicisaysaaye war ceesaanmiyaytahaymaxaa, calaggakaayeelay?   oonkodiyohillaaclagacabsado, kararcabaadaysa isagaacalaamiyolahaa, ciiroiyoqiiqe waamaarrahaankuucuskaday, dirirticawbaare   cuurkiitolkaamaalintaan, caro u laynaayey dhiiggiicaradaqooyeywaa, cadardi'iisiiye maxaadsaa u tiri rays cagtiyo, cidhib ma aansaarin? SayidMaxamed
  • 11. Halalxiraallo Ridmo mimanyahowciraablagumakaco, curufla'aaneede cod xiraaleoowadacajaba, cayn an ka higgaashdo wax cadoomadowbaanarkee, care ayaasheega   waxadunidacaadil u ahoon, cidikhilaafaynin oocaasigiyocaabudkuba, wadacisaynaayo aancalalnaoogada ka qabin, care ayaasheega   wax calaa ka dheer baa jiroon, cidi ka gaabnayne ciribdhiibsikumagaarikaro, cududaheenaase caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega   cawadiiwaxaankaatagayn, cadownakaaeegin oowaaga ka cararayoo, ku cid la'aynaaya caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega   wax caantaynkiyo ka fudud, caaradiyobaalka culaysnaloogugo'oonafluhu, caajis ka ahaaday caynkaasnaanigaaarkee, care ayaasheega SayidMaxamed
  • 12. Halalxiraallo Rogaal annagaanciraabli'ikukicin, curufla'aaneede wax cadoomadow saw indhaha, inaCarrowmaaha   waxadunidacaadil u ahoon, cidikhilaafaynin oocaasigiyocaabudkuba, wadacisaynaayo aancalalnaoogada ka qabin, waacajabIlaahe cunnoweeyeoowaaaqaan, caynka ay tahaye caradhawrkuwaawaxadkurtiin, calalinaysaane maxaadigacimraynsaaanaa, kaaciraabbadane   wax calaa ka dheer baa jiroo, cidi ka gaabnayne ciribdhiibsikumagaarikaro, cududaheenaase caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye ma adaancarraabadagudmada, ceelasha u qaadin   cawadiiwaxankaatagayn, cadownakaaeegin oowaaga ka cararayoo, ku cid la'aynaaya caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye cuddaarkiyoxidkaha kale miyuu, calaggunoosheegi   wax caantaynkiyo ka fudud, caaradiyobaalka culaysnaloogugo'oonafluhu, caajis ka ahaaday caqlinimaanlahaynhaatanwaa, la cajabaayaaye camcamadanaftaiyowaadambiga, layskucaasimaye nincadaab ka baqayaa ma falo, camalkaqaarkiise cawdiyobilleeEebbemaa, lagacabsoonaado XaajiGoonni
  • 14. Raadraac AxmedFaarax Cali (Idaajaa). “Halxiraalaha.” http://golkhatumo.com/Halxidha.ram SheekhJaamacCumarCiise. DiiwaankaGabayadiiSayidMaxamedCabdilleXasan. 1999.