SlideShare a Scribd company logo
1 of 11
Automechanic
Cinwaanka: farasayaale iyo albaro-transmisiyooni
Cinwaanada
• Waa maxay albaro-transmisiyoone?
• Qeebaha albaro-transmisiyooniga iyo Shaqooyinkooda?
• Waa maxay kushiyeeri (univsal joint)?
• Qeebaha kushiyeeriga(universal joint)
• Waa maxay farsayaale?
• Qeebaha farasayaalaha?
• Shaqooyinka uu qabto farsayaalaha?
• Garnajoyinka ku jira farasayaalaha?
Inta wareegta ee gaariga(Drive train of the car) waa matoorka, kaambiyaha,
albaro-transmisiyooni,farasaalaha iyo lugaha gaariga. Inta aan soo shegnay
mid walba waxay leedahay shaqo ugaar sida aan horay ugu soo aragnay
cutubyadii hore, balse halkaan waxaan ugu hadlidoona albaro-
transmisiyooni(propeller shaft) iyo farasayaalaha(Differential) gaariga.
hordhac
Waa maxay albaro-transmisiyoone?
albaro-transmisiyoone waa albaro isku xera xariirka wareega kaambiyaha
iyo farasayaalaha udhaxeysa, taaso sababta dhaqaaqa lugaha gaariga.
Albaraha wuxuu leyahay wax is gala kalana baxa oo la yiraaahdo dhuqda,
oo hadii masaafda ay dheerato kala baxayso hadii gaabatana isku soo
aruurayso. Waxaa kalo jiri kushuyeeriyaal taaso surta galiya dhaqaaq walbo
oo uu farasayaalaha sameynayo.
Qeebaha albaro-transmisiyooniga
• Albaraha guud ahaan wuxuu ukala qeebsamaa ilaa ila 3 qebood oo
muhiim kuwaaso kala ah single piece type, two piece type, three
piece type. Shaqooyinka uu qabto alabarahaan waxa waaye in uu isku
xero xariirka wareega ka yimaada kaambiya una xariiriyo farasayaalaha.
•
Waa maxay kushiyeeri(univsal joint)?
Kushiyeeriga waa isku xeraha albaro transimisiyooniga io farsayaalaha
waana sidii jilibka bina adamka oo kal. Waa mesha ay sii marto awoodi ka
tinid alabaraha taransisiyooniga ugan sii gudubta farasayaalaha.
Qeebaha kushuyeriga (universal jointa)
Waxaa jiro ila 3 nuuc oo kushuyeeri ah kuwaaso kala ah.
Slip joint cross joint constant velocity joint
Waa maxay farasayaale
Waa misamaha socodka gaariga ee kala ah.
Gaariga markuu socod toos sameynayo
Gaariga marku leexanayo
Gaariga markuu boodbodayo
3 xaladood gaariga amrkunjiro wuxuu ubahanyahay misaan waayo markuu
toos usocdo oo 2bada lugood ee dambe ay si toos dhulka u hayaan
awoooda socodka farasiyaalaha isku si ayeey u shaqeyaan.
Wuu socdaa
Gaariga marku lexanayo isku si uma shaqeyaan lugaha oo hadba dhanka uu
ulexanayo lugta xigta ayaa hagata oo socodka gaabisa, tan kalana waa ay sii
socota.
Markuu gaariga boodbadayo hadba lugta uu dhulka ku hayo ayaa awooda
socodka ee tan kala joojisa. Waayo ma shaqeynayo farasayalaha hadii aysan
2bada lugooda awooda si isku ay ugu dhacayn.
Farasayaalaha wuxuu shaqeeya kaliya markuu 2bada lugood awooda si isku
mid ah dhulka u hayso.
Qeebaha farasayaalaha
Farasayaalaha waa 2bo nuuc oo kala aha slip differential iyo non slip
differential.
slip differential waa farayaalaha caadiga ee dhiifka lahayn. Badana waxaa
leh baaburta yaryar ee raxada.
Non slip differential waa farayaalaha leh dhiifka waxaana badana uu
ubadan yahay baaburta waaweyn ee xamuulka.
Shaqooyinka uu qabto farsayaalaha
Farasayaalaha waa qeeb muhiim ah oo ka mid ah qeebaha gaariga waxayn
qabtaan shaqooyin muhiim aha waxaana ka mid ah.
Wuxuu miisamaa socodka gaariga.
Wuxuu gudbiya awooda ka timaada matoorka una gudbiyo eksalka.
Waa dhaqaajiyaha lugaha gaariga walibo xawaaro kala duwan.
Garnajoyinka ku jira farasayaalaha
• Farasayaalaha waxaa ku jira ilaa 4 garnaajo oo muhiim ah kuwaas kala ah
• Pinion gear(piyoonka) waa qeebta awooda kasoo qaada albara
transmisiyoonaha una gudbisa croonka.
• Crown gear(karoonka) waa gearka gudbiya awooda ka timid matoorka
una sii gudbiya side gearska si ay shimesyada loogu sii gudbiyo
• Side gear waa garnajada soo galaan shimesyada si awooda u geyaan
lugaha
• Spider gear waa gearska qabilsan leexashada iyo saldada gaariga.

More Related Content

Featured

Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Kurio // The Social Media Age(ncy)
 
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them wellGood Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Saba Software
 

Featured (20)

Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
Unlocking the Power of ChatGPT and AI in Testing - A Real-World Look, present...
 
12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work12 Ways to Increase Your Influence at Work
12 Ways to Increase Your Influence at Work
 
ChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slidesChatGPT webinar slides
ChatGPT webinar slides
 
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike RoutesMore than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
More than Just Lines on a Map: Best Practices for U.S Bike Routes
 
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
Ride the Storm: Navigating Through Unstable Periods / Katerina Rudko (Belka G...
 
Barbie - Brand Strategy Presentation
Barbie - Brand Strategy PresentationBarbie - Brand Strategy Presentation
Barbie - Brand Strategy Presentation
 
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them wellGood Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
Good Stuff Happens in 1:1 Meetings: Why you need them and how to do them well
 

Automechanic.pptx

  • 2. Cinwaanada • Waa maxay albaro-transmisiyoone? • Qeebaha albaro-transmisiyooniga iyo Shaqooyinkooda? • Waa maxay kushiyeeri (univsal joint)? • Qeebaha kushiyeeriga(universal joint) • Waa maxay farsayaale? • Qeebaha farasayaalaha? • Shaqooyinka uu qabto farsayaalaha? • Garnajoyinka ku jira farasayaalaha?
  • 3. Inta wareegta ee gaariga(Drive train of the car) waa matoorka, kaambiyaha, albaro-transmisiyooni,farasaalaha iyo lugaha gaariga. Inta aan soo shegnay mid walba waxay leedahay shaqo ugaar sida aan horay ugu soo aragnay cutubyadii hore, balse halkaan waxaan ugu hadlidoona albaro- transmisiyooni(propeller shaft) iyo farasayaalaha(Differential) gaariga. hordhac
  • 4. Waa maxay albaro-transmisiyoone? albaro-transmisiyoone waa albaro isku xera xariirka wareega kaambiyaha iyo farasayaalaha udhaxeysa, taaso sababta dhaqaaqa lugaha gaariga. Albaraha wuxuu leyahay wax is gala kalana baxa oo la yiraaahdo dhuqda, oo hadii masaafda ay dheerato kala baxayso hadii gaabatana isku soo aruurayso. Waxaa kalo jiri kushuyeeriyaal taaso surta galiya dhaqaaq walbo oo uu farasayaalaha sameynayo.
  • 5. Qeebaha albaro-transmisiyooniga • Albaraha guud ahaan wuxuu ukala qeebsamaa ilaa ila 3 qebood oo muhiim kuwaaso kala ah single piece type, two piece type, three piece type. Shaqooyinka uu qabto alabarahaan waxa waaye in uu isku xero xariirka wareega ka yimaada kaambiya una xariiriyo farasayaalaha. •
  • 6. Waa maxay kushiyeeri(univsal joint)? Kushiyeeriga waa isku xeraha albaro transimisiyooniga io farsayaalaha waana sidii jilibka bina adamka oo kal. Waa mesha ay sii marto awoodi ka tinid alabaraha taransisiyooniga ugan sii gudubta farasayaalaha. Qeebaha kushuyeriga (universal jointa) Waxaa jiro ila 3 nuuc oo kushuyeeri ah kuwaaso kala ah. Slip joint cross joint constant velocity joint
  • 7. Waa maxay farasayaale Waa misamaha socodka gaariga ee kala ah. Gaariga markuu socod toos sameynayo Gaariga marku leexanayo Gaariga markuu boodbodayo 3 xaladood gaariga amrkunjiro wuxuu ubahanyahay misaan waayo markuu toos usocdo oo 2bada lugood ee dambe ay si toos dhulka u hayaan awoooda socodka farasiyaalaha isku si ayeey u shaqeyaan.
  • 8. Wuu socdaa Gaariga marku lexanayo isku si uma shaqeyaan lugaha oo hadba dhanka uu ulexanayo lugta xigta ayaa hagata oo socodka gaabisa, tan kalana waa ay sii socota. Markuu gaariga boodbadayo hadba lugta uu dhulka ku hayo ayaa awooda socodka ee tan kala joojisa. Waayo ma shaqeynayo farasayalaha hadii aysan 2bada lugooda awooda si isku ay ugu dhacayn. Farasayaalaha wuxuu shaqeeya kaliya markuu 2bada lugood awooda si isku mid ah dhulka u hayso.
  • 9. Qeebaha farasayaalaha Farasayaalaha waa 2bo nuuc oo kala aha slip differential iyo non slip differential. slip differential waa farayaalaha caadiga ee dhiifka lahayn. Badana waxaa leh baaburta yaryar ee raxada. Non slip differential waa farayaalaha leh dhiifka waxaana badana uu ubadan yahay baaburta waaweyn ee xamuulka.
  • 10. Shaqooyinka uu qabto farsayaalaha Farasayaalaha waa qeeb muhiim ah oo ka mid ah qeebaha gaariga waxayn qabtaan shaqooyin muhiim aha waxaana ka mid ah. Wuxuu miisamaa socodka gaariga. Wuxuu gudbiya awooda ka timaada matoorka una gudbiyo eksalka. Waa dhaqaajiyaha lugaha gaariga walibo xawaaro kala duwan.
  • 11. Garnajoyinka ku jira farasayaalaha • Farasayaalaha waxaa ku jira ilaa 4 garnaajo oo muhiim ah kuwaas kala ah • Pinion gear(piyoonka) waa qeebta awooda kasoo qaada albara transmisiyoonaha una gudbisa croonka. • Crown gear(karoonka) waa gearka gudbiya awooda ka timid matoorka una sii gudbiya side gearska si ay shimesyada loogu sii gudbiyo • Side gear waa garnajada soo galaan shimesyada si awooda u geyaan lugaha • Spider gear waa gearska qabilsan leexashada iyo saldada gaariga.