Goorta aan fahamno bulsho ahaan waxa uu yahay AUTISMka, goorta aan fahamno sida loola dhaqmo caruurta Autismka qabto, xanaanaynta gaarka ah ay u baahanyihiin iyo goorta bulsho ahaan aan garano gargaarka ay u baahanyihiin waalidka dhalay caruurtaani ayaan noqon karnaa bulsho iyadu isku gargaarto.
Dott. Abuukar Nuur Hussein.