SlideShare a Scribd company logo
1 of 6
Download to read offline
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
Daawo Sawirada :Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda Oo
Sagootiyay Da’yar Diblomaasiyiin Lagu Tababari Doono
Dalka Kenya
Author : jerryuk
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Maxamed“ Kadiye” ayaa maanta ku sagootiyay Qeybta
VIP ee garoonka diyaaradaha Muqdisho illaa iyo 9 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda oo loo
tababarayo habmaamuuska iyo diblomaasiyadda .
Tababarka oo ay ku deeqday dowladda Kenya, kana socon doona muddo 10 cisho ah
Magaalada Mombasa ayaa la filayaa in da’yarta diblomaasiyiinta ka tirsan Wasaaradda ay ka
faa’ideysan doonaan casharada iyo tilmaamaha la siin doono .
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa uga mahad-celiyay
dowladda Kenya deeqda tababarkaasi , isagoo rajeeyay in tababaro kale oo diblomaasiyadeed
ay Wasaaradiisa ka heli doonto dowlado iyo Ururo caalami ah .
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa ku howlan dardar-gelinta
habsami u socodka shaqada diblomaasiyadeed, tayeynta iyo sare u qaadida heerka aqoon ee
diblomaasiyiinteeda, taasoo horumarin doonta waxqabadka Wasaaradda.
1 / 6
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
2 / 6
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
3 / 6
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
4 / 6
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
5 / 6
warkii.com
Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia
http://www.warkii.com
Powered by TCPDF (www.tcpdf.org)
6 / 6

More Related Content

Viewers also liked (8)

Online Marketing UGA Preso April 2015
Online Marketing UGA Preso April 2015Online Marketing UGA Preso April 2015
Online Marketing UGA Preso April 2015
 
Cross Cultural Statistics, Trends, and Definitions
Cross Cultural Statistics, Trends, and DefinitionsCross Cultural Statistics, Trends, and Definitions
Cross Cultural Statistics, Trends, and Definitions
 
Thomas J. Salzano - Best Vacation Spots
Thomas J. Salzano - Best Vacation SpotsThomas J. Salzano - Best Vacation Spots
Thomas J. Salzano - Best Vacation Spots
 
As media
As mediaAs media
As media
 
Talent acq gp
Talent acq gpTalent acq gp
Talent acq gp
 
LA CIENCIA
LA CIENCIALA CIENCIA
LA CIENCIA
 
How to Keep Business Always On
How to Keep Business Always OnHow to Keep Business Always On
How to Keep Business Always On
 
Crowdsourcing Freddy Krueger: The Creepypasta Cultural Phenomena
Crowdsourcing Freddy Krueger: The Creepypasta Cultural PhenomenaCrowdsourcing Freddy Krueger: The Creepypasta Cultural Phenomena
Crowdsourcing Freddy Krueger: The Creepypasta Cultural Phenomena
 

Somali language

  • 1. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com Daawo Sawirada :Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda Oo Sagootiyay Da’yar Diblomaasiyiin Lagu Tababari Doono Dalka Kenya Author : jerryuk Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Maxamed“ Kadiye” ayaa maanta ku sagootiyay Qeybta VIP ee garoonka diyaaradaha Muqdisho illaa iyo 9 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda oo loo tababarayo habmaamuuska iyo diblomaasiyadda . Tababarka oo ay ku deeqday dowladda Kenya, kana socon doona muddo 10 cisho ah Magaalada Mombasa ayaa la filayaa in da’yarta diblomaasiyiinta ka tirsan Wasaaradda ay ka faa’ideysan doonaan casharada iyo tilmaamaha la siin doono . Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa uga mahad-celiyay dowladda Kenya deeqda tababarkaasi , isagoo rajeeyay in tababaro kale oo diblomaasiyadeed ay Wasaaradiisa ka heli doonto dowlado iyo Ururo caalami ah . Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa ku howlan dardar-gelinta habsami u socodka shaqada diblomaasiyadeed, tayeynta iyo sare u qaadida heerka aqoon ee diblomaasiyiinteeda, taasoo horumarin doonta waxqabadka Wasaaradda. 1 / 6
  • 2. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com 2 / 6
  • 3. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com 3 / 6
  • 4. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com 4 / 6
  • 5. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com 5 / 6
  • 6. warkii.com Wararkii ugu danbeeyay ee Somalia http://www.warkii.com Powered by TCPDF (www.tcpdf.org) 6 / 6