Customer service 001
- 4. Hordhac
• Customer service waa Xafiiska
ganacsiga u qaabilsan latacaamulka,
Xiriirinta, latalinta, iyo Xalinta inta
lagu guda jiro, Kadib iyo kahorba
Baahida macaamiisha.
• Goobaha qaar C.C waxa uu
udhigmaan Kuxigeenka maamulaha
Xarunta.
- 6. Waxa uu qabtaa…
1. Dhageysiga iyo kajawaabista
baahida macaamiisha.
2. Kawarbixinta badeecada iyo
adeegyada ganacsiga.
3. Latacaalidda Cabashooyinka.
4. Keydinta Xogta Macaamiisha.
- 9. Sifooyinka
Politeness:
Politeness waa sheyga ugu muhiimsan
hadana aan beryahaan la helin.
Isticmaalidda kalmadaha soo
jiidashada leh waxa ay degenaan ku
abuurnaa macaamiisha oo dhan.
Tusaale, Walaal, Mudane, Sheekh,
Boss IWM