SlideShare a Scribd company logo
1 of 10
magacaanta gruopka
• mukhtar
• Mubaarik
• Mahamed
• Xamse
• Amiin
• a/risaaq
• Xasan
• a/rahmaan
• a/rahmaan
• Hodan
• Rudwaan
• a/maalik
• Sadiiq
Bulsho kaab balaamin santar
• Magaca meherada : bulsho kaab balaamin santar
• Goobta : ka soo hor-jeedka hotelka caalami
• Ganacsiga aanu hal-abuurnay
• waxanu furanay meherad aanu ku iibinayno dhamaan mateeriyalka biyo
galinta haday tuulis tahay iyo mateeriyal tahayba labadaba .
Khayraadka aanu u baanahay
• 1 hool oo qiimihiisu yahay 100$
• 4 kursi iyo laba miis 175$
• 3 koobiitar oonu haysano
• Internet 40$
Cont..
• mateeriyaalka aanu meherada aanu ku iibanayno
Beebka GI 3 darsin oo qiimahoodu yahay 324$
Beebka BVC 3 darsin oo qiimahoodu yahay 324$
Beebka ppr 6 darsin oo qiimahoodu yahay 432$
Contn..
• Dhaamaan fitinka biyaha oo qiimahoodu yahay 990$
• Dhamaan markaan qiimaha alaabta meherada nootal isku gayn waxay
noqonaysaa 2385$
Aqbadaha helista khayraadka sidaanu igu
gudubnay
• Markaanu qiimaynay mateeriyalka meherada galayey waxanu helnay maal
galin .
• Kirada meherada iyo qalabka aanu ku shaqaynayno anaga dhexdayada ayaa
lacag iska ururinay
Sidu muhiim ugu yahay ganacsigayagu
bulshada
• Wuxu muhiim u yahay baahida ay bulshadu u qabto waa meherad laga heli
karo mateeriyalkii iyo dadkii ku shaqaynayey xirfada biyo galintaTaasi oo
aan hore uga jirin magaladeena .
Waxyaabaha ay kaga duwanaanayso kuwii
hore ee jiray
• Qiimo dhimis aanu ku samayno mateerialaka aanu iibino oo hadii xabada
beebka birta ahi ay meheradaha kale siyaan 12-13$ anagu waxaanu
kasiinaynaa 10$ oo kaliya
Dhibaatooyinka ku imaada meheradayda
sida aanu u xalinayno
• khilaafka ka dhaca dhexdaayada waxanu ku xalinaynaa xeerarka aanu
dhiganay oo ku salaysan sharciga
• hadii uu meheradayada ku iimado hoos u dhac dhaqaale ku yimaado
waxaanu ku xalinaynaa lacag aanu kayd u dhiganay ayaanu kor ugu soo
qaadaynaa .
Qaabka aanu shaqada u kala qayb sanay
• Madaxa maaliyada io lacagta : A/maalik
• Madaxa iibka alaabta : mubarik
• Maamulka guud ee maherda :mukhtar
• Madaxa suuq gaynta : A/risaaq , Xassan ,Hodan , maxamed
• kuwa ugu shaqeeqaya meherada xirfada biyo galinta : A/raxmaan , sadiiq ,
Rudwan, Xamse iyo Amiin .

More Related Content

More from sadiqfarhan2

monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptxmonetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
sadiqfarhan2
 
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptxcentralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
sadiqfarhan2
 
Introduction of PM.ppt
Introduction of PM.pptIntroduction of PM.ppt
Introduction of PM.ppt
sadiqfarhan2
 

More from sadiqfarhan2 (20)

monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptxmonetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
monetarypolicy-140504092519-phpapp02 (1).pptx
 
Monetary policy.pptx
Monetary policy.pptxMonetary policy.pptx
Monetary policy.pptx
 
Resource Mobilization.pptx
Resource Mobilization.pptxResource Mobilization.pptx
Resource Mobilization.pptx
 
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptxcentralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
centralbank-150821134457-lva1-app6891 (2) (1).pptx
 
3-180412171638 (1).pptx
3-180412171638 (1).pptx3-180412171638 (1).pptx
3-180412171638 (1).pptx
 
Introduction of PM.ppt
Introduction of PM.pptIntroduction of PM.ppt
Introduction of PM.ppt
 
1391681530.pptx
1391681530.pptx1391681530.pptx
1391681530.pptx
 
national income p2 1.pptx
national income p2 1.pptxnational income p2 1.pptx
national income p2 1.pptx
 
Advantages of Entrepreneurship.pptx
Advantages of Entrepreneurship.pptxAdvantages of Entrepreneurship.pptx
Advantages of Entrepreneurship.pptx
 
qualityoflife-190304071555.pptx
qualityoflife-190304071555.pptxqualityoflife-190304071555.pptx
qualityoflife-190304071555.pptx
 
Forms of Business Ownership.pptx
Forms of Business Ownership.pptxForms of Business Ownership.pptx
Forms of Business Ownership.pptx
 
positive thinking.pptx
positive thinking.pptxpositive thinking.pptx
positive thinking.pptx
 
busines idea.pptx
busines idea.pptxbusines idea.pptx
busines idea.pptx
 
chapter nine business opportuity.pptx
chapter nine business opportuity.pptxchapter nine business opportuity.pptx
chapter nine business opportuity.pptx
 
chapter two.pptx
chapter two.pptxchapter two.pptx
chapter two.pptx
 
bplan.pptx
bplan.pptxbplan.pptx
bplan.pptx
 
ch1ppt.ppt
ch1ppt.pptch1ppt.ppt
ch1ppt.ppt
 
2006policy.ppt
2006policy.ppt2006policy.ppt
2006policy.ppt
 
02_measuring_cost.pptx
02_measuring_cost.pptx02_measuring_cost.pptx
02_measuring_cost.pptx
 
Money_and_the_Fed.pptx
Money_and_the_Fed.pptxMoney_and_the_Fed.pptx
Money_and_the_Fed.pptx
 

barnaamij ganacsi.pptx

  • 1. magacaanta gruopka • mukhtar • Mubaarik • Mahamed • Xamse • Amiin • a/risaaq • Xasan • a/rahmaan • a/rahmaan • Hodan • Rudwaan • a/maalik • Sadiiq
  • 2. Bulsho kaab balaamin santar • Magaca meherada : bulsho kaab balaamin santar • Goobta : ka soo hor-jeedka hotelka caalami • Ganacsiga aanu hal-abuurnay • waxanu furanay meherad aanu ku iibinayno dhamaan mateeriyalka biyo galinta haday tuulis tahay iyo mateeriyal tahayba labadaba .
  • 3. Khayraadka aanu u baanahay • 1 hool oo qiimihiisu yahay 100$ • 4 kursi iyo laba miis 175$ • 3 koobiitar oonu haysano • Internet 40$
  • 4. Cont.. • mateeriyaalka aanu meherada aanu ku iibanayno Beebka GI 3 darsin oo qiimahoodu yahay 324$ Beebka BVC 3 darsin oo qiimahoodu yahay 324$ Beebka ppr 6 darsin oo qiimahoodu yahay 432$
  • 5. Contn.. • Dhaamaan fitinka biyaha oo qiimahoodu yahay 990$ • Dhamaan markaan qiimaha alaabta meherada nootal isku gayn waxay noqonaysaa 2385$
  • 6. Aqbadaha helista khayraadka sidaanu igu gudubnay • Markaanu qiimaynay mateeriyalka meherada galayey waxanu helnay maal galin . • Kirada meherada iyo qalabka aanu ku shaqaynayno anaga dhexdayada ayaa lacag iska ururinay
  • 7. Sidu muhiim ugu yahay ganacsigayagu bulshada • Wuxu muhiim u yahay baahida ay bulshadu u qabto waa meherad laga heli karo mateeriyalkii iyo dadkii ku shaqaynayey xirfada biyo galintaTaasi oo aan hore uga jirin magaladeena .
  • 8. Waxyaabaha ay kaga duwanaanayso kuwii hore ee jiray • Qiimo dhimis aanu ku samayno mateerialaka aanu iibino oo hadii xabada beebka birta ahi ay meheradaha kale siyaan 12-13$ anagu waxaanu kasiinaynaa 10$ oo kaliya
  • 9. Dhibaatooyinka ku imaada meheradayda sida aanu u xalinayno • khilaafka ka dhaca dhexdaayada waxanu ku xalinaynaa xeerarka aanu dhiganay oo ku salaysan sharciga • hadii uu meheradayada ku iimado hoos u dhac dhaqaale ku yimaado waxaanu ku xalinaynaa lacag aanu kayd u dhiganay ayaanu kor ugu soo qaadaynaa .
  • 10. Qaabka aanu shaqada u kala qayb sanay • Madaxa maaliyada io lacagta : A/maalik • Madaxa iibka alaabta : mubarik • Maamulka guud ee maherda :mukhtar • Madaxa suuq gaynta : A/risaaq , Xassan ,Hodan , maxamed • kuwa ugu shaqeeqaya meherada xirfada biyo galinta : A/raxmaan , sadiiq , Rudwan, Xamse iyo Amiin .