4. Äänestä kuntavaaleissa ja vaikuta hyvään arkeen
Codee doorashada golaha deegaanka.
Saameyn wanaagsana ku yeelo nolol maalmeedka!
Arrimaha degmada lagu go’aamiyaa waa tusaale:
Xanaano maalmeedka iyo korriinka curdinka ah
Dugsiyada hoose dhexe
Adeegyada dhallinyada
Adeegyada jimicsiyada
Adeegyada dhaqamada
Adeegyada leybareriyada
Hagaajinta wadooyinka
Qorshaynta magaalooyinka
Adeegyada deegaanka
Adeegyada arrimaha bulshada
Adeegyada caafimaadka
Howlaha badbaadinta- iyo dabka