Successfully reported this slideshow.
We use your LinkedIn profile and activity data to personalize ads and to show you more relevant ads. You can change your ad preferences anytime.

Tababarista Shaqaalaha

1,009 views

Published on

Siminaaro Maamul iyo Mid shaqaale ayaad heli kartaa oo lacag la'aan ah. Machadka Integrated Learning Institute-Mogadishu-Somalia

Published in: Business
  • Login to see the comments

Tababarista Shaqaalaha

  1. 1. Who is Offering The Training Yasser Dahir Mohamed Founder and Director at Integrated Learning Institute, Mog-Som Admin. Consultant at Beco / Signjet JANA GALE SPARE PARTS Fadli Mall & Furniture
  2. 2. Fikrada laxiriirta Tababarka iyo Horumarinta Tababar Horumarin
  3. 3. Waa maxay Tababarka? Tababarku waa hab waxbarasho taa oo la xiriirta Helista Cilmiga, kor u qaadida xirfadda, ilaalinta xeerka shaqadda, badalidda dabeecadaha iyo horumarinta waxqabadka shaqaalaha.
  4. 4. Tababarista iyo Horumarinta Qeexid Tababarku waa kordhin cilmi iyo xirfad taa oo loogu talagalay xiliga lataagan yahay ama lajoogo. Horumarintu waxa ay la xiriirtaa kordhin cilmi iyo mid xirfadeed ee mustaqbalka
  5. 5. Su’aal? 1. Yaa shaqaalaha shaqada ka joojin kara? 2. Yaa dalbi kara shaqaale cusub? 3. Yaa xiri kara shirkadda howleheeda oo dhan?
  6. 6. Macaamiisha Macaamiishu waa cidda awooda u leh in ay xirto shirkadda ,joojiso howlaha shaqaalaha, kordhiso mushaaradka shaqaalaha. Macaamiishu waxa ay wataan LACAG shirkaduna lacag ayeey ku howl-gashaa
  7. 7. NOOCYADDA MACAAMIISHA
  8. 8. Macaamil baahi gaar ah waato Macaamilkani waxa uu kuugu soo booqda xaruntaada isaga oo wata baahi gaar ah
  9. 9. Mid aan baahi gaar ah qabin Macaamilkani waxaa lagu qiyaasaa midka ugu badan ee na soo booqda isla markaana waxa aan u xayeeysiino ayuu gataa. Marka adiga ayey kuugu xirantahay sida aad wax u iibsato
  10. 10. Macaamilka Daacadda ah Macaamilkani waa mid shirkadda saaxiib la ah isla markaana ku qanacsan wax kasta iyo beec kasta waxa uuna kaa iibsadaa 20% waxa uuna ka qeyb qaataa iibka shirkadda 70%
  11. 11. Mid xog-doon ah Macaamilkani waa mid ay soo dirsadeen xarumo ganacsi oo tartan kuugu la jiro. Waxaa uu doonayaa in uu ogaado, 1. waxa aad gadaan, 2. Noocyadooda 3. Qiimahooda 4. Meesha aad ka keentaan iyo wax yaabaha kale ay macaamishu idin weydiiso oo aadan heynin
  12. 12. Mid doonaya qiimo dhimis Macaamilkani waa mid doonaya in uu wax kaa iibsado hadana raqiis doon ah. Wax kaama gato isaga oo aan kaa dhimin 40%. Waxa uu macaamilkani kaa rabaa feejignaan dheeri ah.
  13. 13. Su’aal 1. Maxaa ay kukala duwan yihiin macaamiisha aan soo sheegnay? 1. Customer-kee ayaa gacan ka geysta qeybta IIBKA iyo SUUQ-GEYNTA?
  14. 14. WAAD MAHADSANTIHII N!!!

×