Successfully reported this slideshow.
We use your LinkedIn profile and activity data to personalize ads and to show you more relevant ads. You can change your ad preferences anytime.
Arimahan waa xuquuq aan wada leenahay!
• Xaq waxaad u laadahay inaad ku noolaatid nolol aamin ah
aanan ku xidhnayn qofkaad tahay.
• Xaq waxaad u leedahay in lugu...
• Xaq waxaad u leedahay in aad jidhkaaga go’aan ka
gaadhid, xittaa marka aad aqal gashid.
• Xaq waxaad u leedahay in aad g...
• Uma baahnid inaad dadka kale u sheegtid arimahaaga
ku saabsan noloshaada khaaska. Xaq waxaad u
leedahay in aad go’aamisi...
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ruuxa aad la
sheekaysanasid.
• Xaq waxaad u leedahay in aad guurkaaga go’aansat...
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhalidooda
iyo in aad ka hor tagtid uurka.
• Hadii aadan ilmo rabin, xaq...
• Waxaad xaq u leedahay in lugu baro arimaha ku saabsan
caafimaadkaaga iyo saxadaada noloshaada oo dhan.
• Macluumaadka wa...
• Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga iyo aragtidaada.
• Xag waxaad kaloo u leedahay inaad dhiiban kartid
aragtidaada adigoon...
• Xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid dowlada
(police, maxkamad) iyo inaad heshid magdhow hadii
lugugu xad gudbay.
• ...
www.vigorhanke.fi
Hankepäällikkö Tiina Alakärppä
tiina.alakarppa@sosped.fi
050 375 4755
Hankesuunnittelija Liban Abdi
liba...
Upcoming SlideShare
Loading in …5
×

0

Share

Download to read offline

VIGOR-hanke / project: Seksuaalioikeudet somaliksi / Sexual rights in Somali

Download to read offline

This presentation is here also in Arabic, Farsi (Persian), Finnish, Kurdish Kurmanji and Kurdish Sorani.

VIGOR promotes sexual health (reproductive health included) among people in Finland who speak Arabic, Somali, Persian, Dari, and Kurdish. The project was launched in 2018 by Sosped Foundation, and it is funded by the Funding Centre for Social Welfare and Health Organisations (STEA). VIGOR operates in the Helsinki Metropolitan area, Turku and Kajaani.

The main goal of VIGOR is to train people from the target language groups to become mentors in sexual health and sexual rights. The training takes 27 hours, and includes information on e.g. sexual violence, contraception, female genital mutilation (FGM), and menopause. The mentors must have some prior experience of working with (sexual) health issues.

After completing the training, the mentors will share knowledge on sexual health in their own communities, and with health care professionals. The mentors get a remuneration for their work.

Read more about mentoring in the VIGOR blog. "A sensitive approach to discussing sexual health": https://vigorhanke.fi/a-sensitive-approach-to-discussing-sexual-health/

  • Be the first to like this

VIGOR-hanke / project: Seksuaalioikeudet somaliksi / Sexual rights in Somali

  1. 1. Arimahan waa xuquuq aan wada leenahay!
  2. 2. • Xaq waxaad u laadahay inaad ku noolaatid nolol aamin ah aanan ku xidhnayn qofkaad tahay. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale, hadaad tahay qof yar ama qof weyn, nin ama naag, aabo ama hooyo, qof aan ilmo dhalin, qof curyaan ah ama qof caafimaad qaba. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale, diintaada iyo kaladh kaaga iyadoon la fiirin. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale iyadoonan ku xidhnayn, meesha aad ku dhalatay ama goorta aad Filand u soo guurtay. • Qofna si cadow nimo ah kugu lama dhaqmi karo, kuma yasi karo ama kuma cunsuriyeynkaro. Tusaale ahaan qofna kuuma diidikaro in aad ku noolaatid nolosha caadiga ah, haddii aad curyaan tahay. 1. Xaq waxaad u leedahay in si wanaagsan oo dadka kale la mid ah lugula dhaqmo
  3. 3. • Xaq waxaad u leedahay in aad jidhkaaga go’aan ka gaadhid, xittaa marka aad aqal gashid. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid, ruuxa ku taaban kara. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid sida luguu taaban karo iyo meesha lagaa taaban karo. • Qofna kuma rabshadaynkaro ama taabasho kuguma dhibi karo. Tusaale qofna si khaldan uma taaban karo ilmaha ama dhalinyarta. Markasta waa inaad taabashada u sheegtaa ruux weyn oo aamin ah, haddii aad khalad dareento ama haddii lugu dhaho arintan waa sir oo ha sheegin. Taabashadu marna ma ahaan karto sir. 2. Xaq baad u leedahay jidhkaaga
  4. 4. • Uma baahnid inaad dadka kale u sheegtid arimahaaga ku saabsan noloshaada khaaska. Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid arimaha ku saabsan noloshaada khaaska. • Qofna kuguma khasbikaro in aad ka qayb qaadatid ama daawatid wax aadan rabin. Tusaale ruuxna kuguma khasbikaro in aad telefishinka ama internetka ka daawatid video galmo ku saabsan oo aadan rabin. Sidoo kale qofna kuuma soo diri karo telefoonkaaga sawiro ama video aadan ka raali ahayn. 3. Xaqaaga nolosha khaaska ah oo amaanka ah iyo wanaaga labada qof ka dhaxaysa
  5. 5. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ruuxa aad la sheekaysanasid. • Xaq waxaad u leedahay in aad guurkaaga go’aansatid iyo ruuxa aad guursanasid. • Xag waxaad u leedahay in aad furniin codsatid. • Waxaad kaloo xaq u leedahay in aad keligaa noolaatid. Xidhiidhka dadka ka dhexeeya wuxuu ku saleysan yahay ixtiraam, in la rabo in la isla joogo iyo simnaan. • Sidaasoo kale adna dadka noloshooda amaan sii oo siday rabaan ha u noolaadaan. Tusaale xaq waxaad u leedahay in aad furniin codsatid hadii aadan ku qanacsanayn guurkaaga, arintan xasuuso inaad ka fakartid hadii gacan luguu qaado. Dulqaadashada xad bay leedahay. 4. Xaqaada in aad dad baratid ama xidhiidhka aad ka goosatid
  6. 6. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhalidooda iyo in aad ka hor tagtid uurka. • Hadii aadan ilmo rabin, xaq waxaad u leedahay in aad isticmaashid daawooyinka uurka looga hortago. Ilmaha dhalidooda iyo ka hortagooda waa arimaha labada qof ey ka wada tashadaan. • Xaq waxaad u leedahay inaad heshid macluumaad iyo caawimaad arintaas ku saabsan. Tusaale xaq waxaad u leedahay inaad tirada ilmaha aad dhaleysid go’aamisid. Filand waxaa dhici karta in ilmo badan korintooda iyo sidoo kale reer weyn dhaqistiisa ay adagtahay. Kafakar naftaada iyo reerkaaga caafimaadkooda iyo saxadooda markaad go’aansatid in aad ilmo cusub soo kordhiso. 5. Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhaliddooda iyo inaad ka hor tagtid uurka
  7. 7. • Waxaad xaq u leedahay in lugu baro arimaha ku saabsan caafimaadkaaga iyo saxadaada noloshaada oo dhan. • Macluumaadka waa inay ahaadaan wax sax ah oo cad si aad u fahmi kartid. • Aqoonta iyo macluumaadka waa inay tixgeliyaan dadka kala duwanaanshadooda. Tusaale ahaan waxaad xaq u leedahay inaad ka heshid aqoon sax ah ka hortagga uurka. 6. Xaqaaga inaad macluumaad ka heshid caafimaadkaaga
  8. 8. • Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga iyo aragtidaada. • Xag waxaad kaloo u leedahay inaad dhiiban kartid aragtidaada adigoon luguu hanjabin. • Xaq waxaad u leedahay in aad dadka kale ka fikir duwanaatid. • Aragtidaada iyo ficilkaagaba waa inaad u dhiibataa adigoo dadka kale ixtiraamaya. • Dadka kale fikradahooda ixtiraam haba ka duwanaadeen kaaga. Tusaale saaxiibkaa wuxuu xaq u leeyahay fikradiisa. Adiga ma cayn kartid ama kuma dhibi kartid inuu kaa fikrad duwan yahay. 7. Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga
  9. 9. • Xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid dowlada (police, maxkamad) iyo inaad heshid magdhow hadii lugugu xad gudbay. • Waxaad xaq u leedahay dowladdu inay ku difaacdo haba noqdeen guurka dhibaatooyinka ka dhaca. Tusaale ahaan hadii lugugu khasbo galmo adigoonan raali ka ahayn, xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid Boliiska ood raadsatid xaqaaga. 8. Xag waxaad u leedahay in sharcigu ku difaaco
  10. 10. www.vigorhanke.fi Hankepäällikkö Tiina Alakärppä tiina.alakarppa@sosped.fi 050 375 4755 Hankesuunnittelija Liban Abdi liban.abdi@sosped.fi 044 356 6541

This presentation is here also in Arabic, Farsi (Persian), Finnish, Kurdish Kurmanji and Kurdish Sorani. VIGOR promotes sexual health (reproductive health included) among people in Finland who speak Arabic, Somali, Persian, Dari, and Kurdish. The project was launched in 2018 by Sosped Foundation, and it is funded by the Funding Centre for Social Welfare and Health Organisations (STEA). VIGOR operates in the Helsinki Metropolitan area, Turku and Kajaani. The main goal of VIGOR is to train people from the target language groups to become mentors in sexual health and sexual rights. The training takes 27 hours, and includes information on e.g. sexual violence, contraception, female genital mutilation (FGM), and menopause. The mentors must have some prior experience of working with (sexual) health issues. After completing the training, the mentors will share knowledge on sexual health in their own communities, and with health care professionals. The mentors get a remuneration for their work. Read more about mentoring in the VIGOR blog. "A sensitive approach to discussing sexual health": https://vigorhanke.fi/a-sensitive-approach-to-discussing-sexual-health/

Views

Total views

4,533

On Slideshare

0

From embeds

0

Number of embeds

1,209

Actions

Downloads

0

Shares

0

Comments

0

Likes

0

×